Nin hubeysan oo dil iyo dhaawac ka geystay magaalada Hargeysa iyo wararkii ugu dambeeyay

0
Tuesday March 30, 2021 - 20:44:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin hubeysan oo dil iyo dhaawac ka geystay magaalada Hargeysa iyo wararkii ugu dambeeyay

    Faah faahino dheerad aha ayaa ka soo baxaya dil saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Soomalaliya,kaas oo uu geystay Nin hubeysan. Dilka ayaa ka dhacay xaafadda Axmed Dhagax ee Magalada Hargeysa,waxaana lagu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faah faahino dheerad aha ayaa ka soo baxaya dil saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Soomalaliya,kaas oo uu geystay Nin hubeysan. Dilka ayaa ka dhacay xaafadda Axmed Dhagax ee Magalada Hargeysa,waxaana lagu dilay Nin lagu Magacaabi jiray Macalin Xamse,islamarkaana dhowr Toorey ah lala dhacay. Wararka ayaa tilmaamaya in uu baxsaday Ninkii dilka ka gestay halkaasi,isaga o horay u sii dhaawacay qof kale,siada ay shegeen dad goobjooga u ahaa dhacdadaasi. Ninka dhaawacmaya ayaa la tilmaamay in uu doonayay in uu kala celiyo Labada Nin ee dagaalku dhex-maray,islamarkaana loola cararay Isbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa. Ciidamada ammaanka ee maamulka Soomaaliland ayaa goobta soo gaaray,iyaga oo ka billaabay baaritaanno la xiriira dilka iyo sida uu u dhacay welina kuma guuleysan in ay soo qabtaan Ninkii dilka iyo dhaawaca geystay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip