Sports News

RASMI: Lionel Messi Oo Kuwada Guulaystay Abaal Marinaha Goodhaliyhii Iyo Xidigii Ugu Fiicnaa Horyaalka Spain Ee La Ligaha Ugu Fiicnaa Xili CIyaareedkii 2014/15

0 Visits: 1121 | Tuesday December 01, 2015 - 10:29:34
Xidiga xulka qaranka Argentina iyo kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa loo doortay goodhaliyihii xili ciyaareedkii 2014/15 ugu fiicnaa horyaalka Spain ee La ligaha, kadib markii uu kooxda Barcelona ka caawiyay in ay ku guulaysato koobkeedii 23 aad ee La Ligaha isla markaana uu 43 gool ka dhaliyay…

Read More »

Suuqa Kala Iibsiga: Chelsea Oo Saxiixa Thomas Muller Kula Dagaalameysa Man United Si Uu Badal Ugu Noqdo Diego Costa

0 Visits: 1070 | Tuesday December 01, 2015 - 10:22:12
Kooxda kubada cagta Chelsea ayaa diyaar u ah iney dagaal kala hortagto dhigeeda Manchester United si ay u hesho saxiixa weeraryahanka Bayern Munich Thomas Muller.

Read More »

Hooyada Dhashay CR7 Oo Kala Dooratay PSG & Man United Kooxda Ay Jeceshahay Inuu Wiilkeeda Ku Biiro Hadiiba Uu Ka Tagayo Real Madrid

0 Visits: 951 | Tuesday December 01, 2015 - 10:15:00
Manchester United ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay dib usoo celisay xiisahii ay u qabtay iney dib Old Trafford ugu soo celiso Cristiano Ronaldo inkastoo sidoo kalana Paris Saint Germain ay dhankeeda ka dooneyso.

Read More »

Daawo : Wiil Uu Dhalay Zidane Oo Qaaday Talaabadii Aabahiis Markii Uu Hertiyay Mid Ka Mid Ah Xidigaha Atletico Madrid Kulankii Madrid Derby Ee Da'yarta

0 Visits: 1033 | Tuesday December 01, 2015 - 10:11:34
Luca Zidane oo ah goolhayaha dhalinyarada da'doodu ka hooseyso 17-jirada ee kooxda Real Madrid ayaa hertiyay mid ka mid ah xidigaha kooxda Atletico Madrid xili ay socotay ciyaarta loogu magac daro Madrid Derby.

Read More »

Napoli Oo 25-sano Kadib Markii Ugu Horeysay Kali Ku Noqotay Hogaanka Serie A-da Kadib Guushii Ay Ka Gaartay Inter Milan

0 Visits: 1046 | Tuesday December 01, 2015 - 10:08:01
Laba gool oo uu dhaliyay Gonzalo Higuain ayaa u sahlay Napoli iney guul ka gaarto 1-xidig oo Inter Milan ah kulan ka dhacay San Paolo xalay.

Read More »

Ka dib Barbardhicii Leicester LVG & Wiilashiisa Oo Kusoo Laabtay Old Trafford Kana Qeyb Galay Kulan Casho Ah Oo Ay Qaban Qaabisay UNICEF (+Sawiro)

0 Visits: 878 | Monday November 30, 2015 - 11:26:21
Ka dib barbardhacii ay King Power Stadium kula soo galeen kooxda heerka sare mareysa ee Leicester City, Louis Van Gaal iyo wiilashiisa ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Manchester waxeyna ka qeyb galeen kulan ay sanadkiiba mar qabato UNICEF, wuxuuna ahaaa kii 16-aad.

Read More »

Kooxaha Kubada Cagta Ruushka Oo Laga Ganaaxay Iney Soo Iibsadaan Ciyaartoyda U Dhalatay Turkiga

0 Visits: 912 | Monday November 30, 2015 - 11:22:40
Kooxaha kubada cagta dalka Ruushka ayaa laga mamnuucay iney soo iibsadaan ciyaartoyda u dhalatay dalka turkiga marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda waxeyna arintan xiriir la leedahay colaada soo ifbaxday ee ka dhex aloolsan labadaan dal.

Read More »

Jose Mourinho Muxuu Ka Yiri In Diego Costa Uu Xanaaq Dartiis Garankii Tababarka Kusoo Tuuray

0 Visits: 952 | Monday November 30, 2015 - 11:19:38
Diego Costa ayaa caro darteed garankiisii tababarka kusoo tuuray tababare Jose Mourinho markii uu ogaaday inuusan boos uga banaaneen ciyaartii barbaraha kusoo dhamaatay ee ay Blues White Hart Lane kula soo ciyaartay Tottenham Hotspur waxeyna aheyd markii ugu horeysay oo xili ciyaareedkaan uu kursiga…

Read More »

Halyeey Thierry Henry Oo Arsene Wenger Ku Dhaleeceeyay Inuusan Nasin Alexis Sanchez Ka Hor Inta Uusan Dhaawacmin Kulankii Xalay

0 Visits: 879 | Monday November 30, 2015 - 11:15:24
Halyeey Thierry Henry ayaa dhaleeceeyay go'aankii uu macalin Arsene Wenger ku doortay Alexis Sanchez kulankii ay barbaraha la galeen Norwich City iyadoo xidigaan reer Chile uu dhaawac dhanka muruqa ah soo gaaray kulankaas.

Read More »

Vardy Ayaa Jabiyay Rikoorkii RVN Ee EPL-ka, Balse Ogow 20-ka Kooxood Ee Horyaalkan Xidigaha Goolasha Xiriirka Ah Ugu Badan U Dhaliyay

0 Visits: 1301 | Monday November 30, 2015 - 11:12:32
Goolkii Jamie Vardy uu Manchester United kaga dhaliyay garoonka King Power Stadium ayaa noqday mid lagu qoray buuga taariikhda horyaalka Ingiriiska kadib markii xidigaan heerka caalami uu shabaqa taabtay kulankiisii 11-aad oo xiriir ah isagoo dhigay rikoor hor leh.

Read More »

Daawo : Taagerayaasha Real Oo Weli Iloobin Guul Daradii Barca , Muuqalkii Kulankaas Ay Rogeen , Real Ayaana 7 Gool Ku Badineysa

0 Visits: 929 | Monday November 30, 2015 - 11:08:11
Real Madrid ayaa dhawaan guul darro 4 gool ah waxa ay kala kulmeen kooxda Barcelona waana guul darro weli ka sii shanqareysa dhagaha taageerayasha Real .

Read More »

Hordhac: Leicester City vs Man United: Vardy Oo Isha Ku Haya Inuu Rikoor Dhigo & Red Devils Oo Dooneysa Iney Kali Ku Noqoto Hogaanka EPL-ka

0 Visits: 981 | Saturday November 28, 2015 - 11:19:54
Leicester City ayaa u muuqata koox la tartami karta kooxaha waaweyn waxeyna kusoo gurigooda kusoo dhaweyn doonaan maanta Manchester United.

Read More »

Hordhac: Manchester City vs Southampton: Labada Kooxood Oo Mid Walba Ay Dooneyso Iney Kasoo Kabato Guuldaradii Todobaadkii Hore

0 Visits: 962 | Saturday November 28, 2015 - 11:16:20
Labadaan kooxood waxey dareemayaan xanuuno isku mid ah madama todobaadkii lasoo dhaafay ay mid walba la kulantay guuldaro, Manchester City waxaa gurigeeda ku xasuuqay Liverpool oo 1-4 ku dubatay halka Southampton ay 0-1 uga badisay Stoke City.

Read More »

Hordhac: Barcelona vs Real Sociedad: Bulgarana Oo Rajeyneysa Iney Sii Xajisato Hogaanka Horyaalka La Liga

0 Visits: 1011 | Saturday November 28, 2015 - 11:14:32
Barcelona ayaa damaceedu yahay iney xajisato hogaanka horyaalka La Liga marka ay gurigoda kusoo dhaweeyaan kooxda Real Sociedad maanta. Kooxda difaacaneysa horyaalka ayaa dooneysa iney markeedii lixaad oo xiriir ah caawa badiso, halka Real Sociedad ay guushii labaad raadineyso sadexdii kulan ee ugu…

Read More »

Arsene Wenger Oo Difaacay Go'aankii Ay Kooxdiisa Diyaarada Qaaska Ah Ugu Safartay Kulanka Norwich City

0 Visits: 955 | Saturday November 28, 2015 - 11:12:20
Macalinka kooxda Arsenal ayaa difaacay go'aanka ay kooxdiisa diyaarada qaaska ah ugu safartay kulanka Norwich iyadoo safarkaas uu ahaa mid ku koobnaa 14-daqiiqo oo kali ah.

Read More »

Jose Mourinho Oo Meesha Ka Saaray Faaladii Didier Drogba: "Wuxuu Doonayaa Inuu Buugiisa Iibiyo Kaliya"

0 Visits: 1069 | Saturday November 28, 2015 - 11:07:35
Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa meesha ka saaradii faaladii uu Didier Drogba buugiisa uga qoray Chelsea markaas oo uu sheegay in kooxdisii hore aysan heysan hogaan, inkastoo macalinkiisii hore uu arinta ka dhigay mid muran badan dhalisay wuxuuna ku sheegay inuu doonayo suuqgeyn buugiisa…

Read More »

Amavubi thrash Somalia to advance to CECAFA quarters

0 Visits: 1019 | Saturday November 28, 2015 - 10:55:07
advertisements Rwanda secured a place in the quarterfinals of the Cecafa Senior Challenge Cup following a comfortable 3-0 win over Somalia at Hawassa Stadium on Friday.

Read More »

MAQAAL: Kadib Liiska 55 ka Ciyaartoy Ee Ay FIFA Soo Saartay Ee Kooxda Aduunka Ugu Fiican,Kooxaha Horyaalka Ingiriiska Oo Liiskan Ku Leh Tiro Ka Yar Inta Ay Real Madrid Iyo Bayern Munich Heleen, Matayadii Ciyaartoyda PL Ayaa Luntay?

0 Visits: 1394 | Thursday November 26, 2015 - 20:04:43
Waxaanu warbixintii hore idiinku soo gudbinay 55 ka ciyaartoy ee sanadkan u tartami doona shaxda kooxda aduunka ugu fiican eeFIFA FIFPro World XI 2015 taas oo horaanta sanadka cusub lagu dhawaaqi doono shaxda kooxda aduunka ugu fiican.

Read More »

Wayne Rooney, Iker Casillas, Marco Rues Iyo 20 Ka Ciyaartoy Ee Sanadkan Seegay Liiska Goal50 Ee Ciyaartoyda sanadkan 2015 Ugu Fiicnaa

0 Visits: 979 | Thursday November 26, 2015 - 19:57:45
Waxaa dhamaystirmay liiska ciyaartoyda sanadka ugu fiican ee liiska Goal50 ee sanadkasta ay shabakada caalamiga ah ee Goal soo saarto. Waxaa sanadkan liiska Goal50 ka maqan ciyaartoy sanadihii hore ku soo bixi jiray, waxaana ka mid ah ciyaartoyda liiskan ka maqan ciyaartoy badan oo ay qaar ka mid ahi…

Read More »

Tababare Louis van Gaal Oo Si Cad U Sheegay In Kooxdiisa Manchester United Ay Doonayso Cristiano Ronaldo Doonayo, Iyo Van Gaal Oo Jamaahiirta Red Devils Rajo Wayn Tusay

0 Visits: 1053 | Sunday November 22, 2015 - 11:29:55
Tababaraha kooxda Manchester United ee Louis van Gaal ayaa si cad u sheegay in kooxdiisu ay u baahan tahay Cristiano Ronaldo,wuxuuna muujiyay sida ay u doonayaan in ay Ronaldo dib ugu soo celiyaan Old Traffrod. Ronaldo ayaan xili ciyaareedkan qaab ciyaareed fiican kaga jirin kooxdiisa Madrid oo walba…

Read More »