Wayne Rooney, Iker Casillas, Marco Rues Iyo 20 Ka Ciyaartoy Ee Sanadkan Seegay Liiska Goal50 Ee Ciyaartoyda sanadkan 2015 Ugu Fiicnaa

0
Thursday November 26, 2015 - 19:57:45 in Sports News by
  • Visits: 977
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wayne Rooney, Iker Casillas, Marco Rues Iyo 20 Ka Ciyaartoy Ee Sanadkan Seegay Liiska Goal50 Ee Ciyaartoyda sanadkan 2015 Ugu Fiicnaa

    Waxaa dhamaystirmay liiska ciyaartoyda sanadka ugu fiican ee liiska Goal50 ee sanadkasta ay shabakada caalamiga ah ee Goal soo saarto. Waxaa sanadkan liiska Goal50 ka maqan ciyaartoy sanadihii hore ku soo bixi jiray, waxaana ka mid ah ciyaartoyda lii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa dhamaystirmay liiska ciyaartoyda sanadka ugu fiican ee liiska Goal50 ee sanadkasta ay shabakada caalamiga ah ee Goal soo saarto. Waxaa sanadkan liiska Goal50 ka maqan ciyaartoy sanadihii hore ku soo bixi jiray, waxaana ka mid ah ciyaartoyda liiskan ka maqan ciyaartoy badan oo ay qaar ka mid ahi yihiin ciyaartoy muhiim ah.

Karim Benzema, Wayne Rooney, Iker Casillas, Marco Rues, Angel Di Maria , Toni Kroos, Sergi Busquets iyo Edinson Cavani ayaa ka mid ah ciyaartoyda sanadkan ka maqan liiska Goal50 oo barri ay shabaqada Goal samayn doonto ku dhawaaqis wayn oo liiskan Goal50 ah. Haddaba halkan kaga bogo liiska ciyaartoyda sanadkan ka maqan Goal50.

20-MARIO BALOTELLI

19-KARIM BENZEMA

18-SERGIO BUSQUETS

17-IKER CASILLAS

16-EDINSON CAVANI

15-DAVID LUIZ

14-ANGEL DI MARIA

13-RADAMEL FALCAO



12-GONZALO HIGUAIN

11-MATS HUMMELS

10-BRANISLAV IVANOVIC

9-VINCENT KOMPANY

8-TONI KROOS

7-JAVIER MASCHERANO

6-MIRALEM PJANIC

5-AARON RAMSEY

4-MARCO REUS

3-FRANCK RIBERY

2-WAYNE ROONEY

1-ROBIN VAN PERSIE



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip