Daawo : Taagerayaasha Real Oo Weli Iloobin Guul Daradii Barca , Muuqalkii Kulankaas Ay Rogeen , Real Ayaana 7 Gool Ku Badineysa

0
Monday November 30, 2015 - 11:08:11 in Sports News by
  • Visits: 1312
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo : Taagerayaasha Real Oo Weli Iloobin Guul Daradii Barca , Muuqalkii Kulankaas Ay Rogeen , Real Ayaana 7 Gool Ku Badineysa

    Real Madrid ayaa dhawaan guul darro 4 gool ah waxa ay kala kulmeen kooxda Barcelona waana guul darro weli ka sii shanqareysa dhagaha taageerayasha Real .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Real Madrid ayaa dhawaan guul darro 4 gool ah waxa ay kala kulmeen kooxda Barcelona waana guul darro weli ka sii shanqareysa dhagaha taageerayasha Real .

Hadaba taageerayaal Real ah ayaa haatan daba gidiyay muuqaalka kulankaas iyaga oo u badalay mid ay Real badisy waliba 7 gool ku garaaceysa kooxda Barcelona waana muuqaal la soo jarjaray .

rrrrrr

Waxa xusid mudan in 7-da gool ay ka soo xuleen kulamo hore oo labada koox dhex maray waana goolal la isu geeygeeyay

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip