Daawo : Wiil Uu Dhalay Zidane Oo Qaaday Talaabadii Aabahiis Markii Uu Hertiyay Mid Ka Mid Ah Xidigaha Atletico Madrid Kulankii Madrid Derby Ee Da'yarta

0
Tuesday December 01, 2015 - 10:11:34 in Sports News by
  • Visits: 1415
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo : Wiil Uu Dhalay Zidane Oo Qaaday Talaabadii Aabahiis Markii Uu Hertiyay Mid Ka Mid Ah Xidigaha Atletico Madrid Kulankii Madrid Derby Ee Da'yarta

    Luca Zidane oo ah goolhayaha dhalinyarada da'doodu ka hooseyso 17-jirada ee kooxda Real Madrid ayaa hertiyay mid ka mid ah xidigaha kooxda Atletico Madrid xili ay socotay ciyaarta loogu magac daro Madrid Derby.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Luca Zidane oo ah goolhayaha dhalinyarada da'doodu ka hooseyso 17-jirada ee kooxda Real Madrid ayaa hertiyay mid ka mid ah xidigaha kooxda Atletico Madrid xili ay socotay ciyaarta loogu magac daro Madrid Derby.

Luca ayaa qaaday talaabadii uu aabahiis qaaday finalkii koobka Aduunka 2006 markaas oo uu hertiyay daafacii hore xulka Azzurri Marco Materazzi taasoo noqotay dhacdo xasuus leh, balse layaab ma noqon inuu raaco wiilkaan wadadii aabahiis.

Father

Goolhayahaan da’da yar ayaa madaxa ku hertiyay mid ka mid ah xidigaha Atletico taasoo sababtay in garsooraha uu si toos ah banaanka ugu saaro.

8-sano ayaa laga joogaa markii uu Zidane hertiyay Materazzi ciyaar ka dhacday Jarmalka, si kastaba afarta wiil oo uu dhalay halyeygaan ayaa ku qoran buuga Real Madrid madama ay dhamaantood ka tirsan yahiin kooxdan.

Enzo ayaa ah kabtanka kooxda Castilla, halka Luca uu isna yahay goolhayaha dhalinta 17-jirada iyadoo Theo iyo Elyaz ay ku jiraan Akadeemiga kooxda.

Halkaan Laacibtv.net ka daawo muuqaalkaas

Zidane

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip