Jose Mourinho Oo Meesha Ka Saaray Faaladii Didier Drogba: "Wuxuu Doonayaa Inuu Buugiisa Iibiyo Kaliya"

0
Saturday November 28, 2015 - 11:07:35 in Sports News by
  • Visits: 1068
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jose Mourinho Oo Meesha Ka Saaray Faaladii Didier Drogba: "Wuxuu Doonayaa Inuu Buugiisa Iibiyo Kaliya"

    Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa meesha ka saaradii faaladii uu Didier Drogba buugiisa uga qoray Chelsea markaas oo uu sheegay in kooxdisii hore aysan heysan hogaan, inkastoo macalinkiisii hore uu arinta ka dhigay mid muran badan dhalisay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa meesha ka saaradii faaladii uu Didier Drogba buugiisa uga qoray Chelsea markaas oo uu sheegay in kooxdisii hore aysan heysan hogaan, inkastoo macalinkiisii hore uu arinta ka dhigay mid muran badan dhalisay wuxuuna ku sheegay inuu doonayo suuqgeyn buugiisa ah.

Kabtankii hore Ivory Coast ayaa tilmaamay in John Terry kaliya uu ka haray kooxdii hogaamin jirtay Blues isagoo ciyaartoyda kale ugu yeeray iney maskax ahaan u hormaraan si ay u caawiyaan kabtanka.

"Marka aad hadasho sababtu waxey tahay inaad dooneyso iibka buugaaga, ma aqrin” Ayuu Mourinho u sheegay warbaahinta jimcadii, "Ma Aqrin”

"Waan jeclahay wareysiyada fiican, waan jeclahay wareysiyada dadka waaweyn sida Didier ay la yeeshaan wariyayaasha, wargeysyada iyo TV-yada, balse tani maahan wareysi ee waxaa la doonaya in buug lagu iibiyo”

"Arinkaas niyad jab iima ahan, kaliya waxey ii tahay arin dhab ah, iyo in la iibinayo buugaag, waan falanqeyn karaa waliba si farxad leh wareysiga Drogba, balse maya iibinta buugaagta”

Drogba






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip