Kooxaha Kubada Cagta Ruushka Oo Laga Ganaaxay Iney Soo Iibsadaan Ciyaartoyda U Dhalatay Turkiga

0
Monday November 30, 2015 - 11:22:40 in Sports News by
  • Visits: 908
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxaha Kubada Cagta Ruushka Oo Laga Ganaaxay Iney Soo Iibsadaan Ciyaartoyda U Dhalatay Turkiga

    Kooxaha kubada cagta dalka Ruushka ayaa laga mamnuucay iney soo iibsadaan ciyaartoyda u dhalatay dalka turkiga marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda waxeyna arintan xiriir la leedahay colaada soo ifbaxday ee ka dhex aloolsan labadaan da

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha kubada cagta dalka Ruushka ayaa laga mamnuucay iney soo iibsadaan ciyaartoyda u dhalatay dalka turkiga marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda waxeyna arintan xiriir la leedahay colaada soo ifbaxday ee ka dhex aloolsan labadaan dal.

Dhawaan ayey aheyd markii diyaarad uu leeyahay Ruushka ay soo rideen ciidadamada Turkiga, hal qof ayaana ku dhintay inta la xaqiijiyay.

Si kastaba colaada labadaan dhinac u dhaxeysa ayaa markaan lugaha lasoo gashay kubada cagta iyadoo Ruushka uu u arko xanibaad dhaqaale marka uu ciyaartoyda Turkiga ka mamnuuco wadankiisa.

Wasiirka CiyaarahaVitaly Mutko ayaa u sheegay R-Sport News Agency in kooxdii isku dayda iney lasoo saxiixato ciyaartoy turki ah aysan u suuragali karin”

Sidoo kale wasiirka ayaa intaas ku daray in ciyaartoyda haatan u dhalatay turkiga ee ka xamaalata horyaalkooda aan lagu qasbi doonin iney gurigooda u laabtaan isla markaana ay kasii xamaalan karaan.



Putin

"Qof walba oo heshiis ugu jiray wu shaeyn doonaa” Ayuu hadalkiisa sii raaciyayVitaly Mutko.

Si kastaba waa sheeko ku cusub kubada cagta inkastoo aan la ogeyn sida ay u saameyn karto xeerarka FIFA iyo UEFA madama Ruushka uu ka mid yahay dal ka diiwaan gashan labadaas urur.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip