Vardy Ayaa Jabiyay Rikoorkii RVN Ee EPL-ka, Balse Ogow 20-ka Kooxood Ee Horyaalkan Xidigaha Goolasha Xiriirka Ah Ugu Badan U Dhaliyay

0
Monday November 30, 2015 - 11:12:32 in Sports News by
  • Visits: 1293
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Vardy Ayaa Jabiyay Rikoorkii RVN Ee EPL-ka, Balse Ogow 20-ka Kooxood Ee Horyaalkan Xidigaha Goolasha Xiriirka Ah Ugu Badan U Dhaliyay

    Goolkii Jamie Vardy uu Manchester United kaga dhaliyay garoonka King Power Stadium ayaa noqday mid lagu qoray buuga taariikhda horyaalka Ingiriiska kadib markii xidigaan heerka caalami uu shabaqa taabtay kulankiisii 11-aad oo xiriir ah isagoo dhigay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Goolkii Jamie Vardy uu Manchester United kaga dhaliyay garoonka King Power Stadium ayaa noqday mid lagu qoray buuga taariikhda horyaalka Ingiriiska kadib markii xidigaan heerka caalami uu shabaqa taabtay kulankiisii 11-aad oo xiriir ah isagoo dhigay rikoor hor leh.

Iyadoo ay taasi jirto Vardy-na uu yahay xidiga kaliya ee ka ciyaaray EPL-ka kaas oo 11-kulan oo xiriir ah shabaqa taabtay ayaa lasoo bandhigay 20-ka kooxood ee xagaagan ka ciyaaraya horyaalka heerka koowaad ee ingiriiska koox walbaa xidigaha ugu dhaliyay goolasha xiriirka ah ugu badan.2EE9C5C000000578-0-image-a-32_1448844253219

Kooxda ugu badan ee kulamada xiriirka ah gool loo dhaliyay waa Manchester United marka laga soo tago Leicester City, waxaana soo taabtay shabaqa kooxaha kale 10-jeer oo xiriir ah Ruud Van Nistelrooy, waxaana soo labeeysa Liverpool oo xidigooda Daniel Sturridge uu shabaqa soo taabtay 8-kulan oo xiriir ah. sidoo kalana Chelsea, Arsenal iyo Newcastle United ayaa kusoo xiga kuwaas oo xidigahooda ay soo taabteen min 7-kulan oo xiriir ah shabaqa kooxaha kale.

Henry, Wright iyo Adebayor ayaa Arsenal min 7-kulan oo xiriir ah shabaqa usoo taabtay mana ku guuleysan iney kulan sideedaad ku daraan, sidoo kalana Alan Shearer halyeeygii hore xulka England ayaa isna soo taabta 7-jeer isagoo ka tirsan Newcastle United, halka Mark Stein oo isna Chelsea ka tirsanan jiray uu soo taabtay 7-kulan.

HALKAAN HOOSE KA EEG DHAMAAN 20-KA KOOXOOD

11111




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip