Wararka

Duqeyn Lala Beegsaday Sarkaal Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab

0 Visits: 422 | Monday July 03, 2017 - 12:20:19
Wararka ka imaanaya tuulada Kuunyo Barrow ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa ku waramaya In Diyaarahada Dowladda Mareykanka ay xalay saqdii dhexe ay duqeyn ka geysteen tuuladaas.

Read More »

Dowladda oo gacanta ku dhigtay nin bam ku dilay dad shacab ah

0 Visits: 428 | Monday July 03, 2017 - 12:12:24
Dowladda Federalka Somaliya ayaa gacanta ku soo dhigtay nin shalay galab bam gacmeed ku tuuray goob ay ku badnaayeen dadka shacabka ah oo ku taallo Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Qadar oo loo kordhiyay wakhtigii loo qabtay in ay ku aqbasho 13-ka shuruudood

0 Visits: 438 | Monday July 03, 2017 - 11:57:52
Sacuudi Carabiya iyo saddex dal oo kale oo Carab ah ayaa 48 saac ku kordhiyay wakhtigii kama dambaysta ahaa ee ay Qadar u qabteen si ay u aqbasho shuruudaha ay u gudbiyeen.

Read More »

Wiil Soomaaliyeed oo lagu dilay London

0 Visits: 497 | Monday July 03, 2017 - 11:44:01
Wararka ka imaanaya Magaalada London ee dalka Ingariiska ayaa waxa ay sheegayaan in KooxoGaangiistarro ah ay tooreey ku dileen Wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaaboMahad Cali oo 18 jir ahaa

Read More »

Akhriso:-Somali-land iyo Imaaraadka Carabta oo Heshiis Kala Saxiixday+Sawirro

0 Visits: 536 | Monday July 03, 2017 - 11:41:56
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), iyo Xubno Xukuumaddiisa ka tirsan oo Wasiirro ah ayaa dhawaan gaaray dalka Isu­tagga Imaaraadka Carabta, waxayan heshiiska la galeen madaxda dalkaas.

Read More »

Shabaab oo amaro dul dhigay Odayaashii Warshubo ay ka afduubteen

0 Visits: 413 | Monday July 03, 2017 - 11:32:34
Xoogaga Shabaab ayaa amaro dul dhigay Odayaashii ay ka afduubteen deegaanka Warshubo oo ka tirsan Gobolka Mudug, Odayaashaasi oo la geeyay Magaalada Xarardheere ee isla Gobolkaasi.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 3-DA LUULYO 20117-KA

0 Visits: 699 | Monday July 03, 2017 - 11:10:45
FARMAAJO:"QABIIL UGUMA HORTAGI KARNO DHALINYARADDA ALSHABAAB", Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ay aa ugu baaqay dhallinyradda Soomal iyeed inay Dowladda kala shaqee yaan sidii loo soo celin lahaa Nab adda iyo Xasiloonidii ka jirtay dalka.

Read More »

Puntland oo Xabsi Dhigtay Wariye Axmed Kilwe

0 Visits: 385 | Monday July 03, 2017 - 11:10:01
Ciidamada amaanka Maamulka puntland ayaa xabsiga Dhigay wariye Wariye Axmed Kilwe oo kamid ah wariyaasha deeganada Maamulkaas.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIOMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 2-DA LUULYO 2017-KA

0 Visits: 730 | Sunday July 02, 2017 - 11:46:05
MADAXWEYNAHA OO MUNAASABADDA 1DA LUULYO AWGEED UBAX DHIGAY TAALADA DALJIRKA DAHSOON .. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Far maajo ayaa shalay ubax dhigay Taa lada Daljirka Dahsoon, iyadoo shalay loo dabaal degayo 57guuradii ka soo wareegatay, xornimadii Gobol ada Koofur iyo is raacii Koofur…

Read More »

Puntland oo bilowday hawlgal ay ku baacsanayso Daacish

0 Visits: 453 | Saturday July 01, 2017 - 23:53:22
Ciidamada Daraawiishta Puntland, ayaa maanta bilaabay hawlgal maleeshiyada Daacish looga sifeynayo duleedyada Degmada Qandala ee Gobolka Bari.

Read More »

Al Shabaab Oo 90 Oday Ku Xidhay Deegaanka Xarar Dheere

0 Visits: 391 | Saturday July 01, 2017 - 23:07:58
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in maamulkiisa uu wada hadalo la geli doono Ururka Ahlusuna ee fadhigiisu yahay magaalada Dhuusa Mareeb

Read More »

Maxay Aheyd Sababta Rooboow Uga Fogaadey Al-Shabaab.? Warbixin

0 Visits: 1120 | Saturday July 01, 2017 - 22:40:19
Want create site? Find Free WordPress Themes and plugins. Kooxda Al-Shabaab saddexdii sanno ee u dambeysay waxaa ku dhacay burbur siyaasadeed iyo mid hoggaaminneed ama ciidan kaddib dilkii hogggaamiyahoodii Axmed Godane oo dhacay bishii September ee sannadkii 2014-kii, kooxda ayaa qiratay dilka Mukhtaar…

Read More »

Qatar oo ka codsatay Golaha Ammaanka in xal loo helo xiisada Khaliijka

0 Visits: 401 | Saturday July 01, 2017 - 22:29:15
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar ayaa ka Mohamed Bin Abdulrahman Al Thani ayaa la kulmay Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada, isagoo kala hadlay xiisada u dhaxeysa dalalka Khaliijka.

Read More »

Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Duleedka Muqdisho

0 Visits: 445 | Saturday July 01, 2017 - 22:14:27
Qarax ka dhacay deegaanka ceelasha biyaha ww duleedka M.Muqdisho ayaa wararku sheegayaan in uu ku dhintay hal qof iyadoo 2 ruux oo kalena ay wararku sheegayaan in ay dhaawacmeen qaraxaasi.

Read More »

Daawo Sawirro: Munaasabadda 1-da Luulyo oo xalay si weyn looga xusay Muqdisho

0 Visits: 872 | Saturday July 01, 2017 - 20:17:59
Munaasabadda lagu xusayay 1-da Luulyo ee 57-guuradii ka soo wareegatay xornimadii Gobolada Koofureed iyo is raacii Gobolada waqooyi iyo Koofur ayaa xalay ka dhacday magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunta Aqalka dowladda Hoose.

Read More »

Soomaali laga barakiciyay xerada Calais oo dib u soo laabtay

0 Visits: 527 | Saturday July 01, 2017 - 11:37:39
Kumanaan Qaxooti ah oo laga barakiciyay xerada Calais oo ku taalla magaalo xeebeedka Waqooyiga dalka Faransiiska ayaa dib ugu soo laabtay xeradaas.

Read More »

Baaritaan deg deg ah oo ku socda Marine Le Pen

0 Visits: 468 | Saturday July 01, 2017 - 11:29:22
Haweeneyda hogaamisa xisbiga midig fog ee National Front ee dalka Faransiiska, Marine Le Pen ayaa waxaa ku socda baaritaan ah in ay lunsatay lacag uu siiyay baarlamaanka Yurub.

Read More »

Munaasabad loogu dabaal degayay 1-da Luulyo oo xalay lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

0 Visits: 469 | Saturday July 01, 2017 - 11:12:46
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa xalay looga dabaal dagay xuska Sanadguurada 57-aad ee ka soo wareegatay markii gobolada Koonfur 01-dii July 1960-Kii, ay ka xoroobeen gumeystihii Talyaaniga, Islamarkaana ku asteysan tahay Israacii Labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 1-DA LUULYO 2017-KA

0 Visits: 585 | Saturday July 01, 2017 - 11:00:31
KHAYRE "BEESHA CAALAMKA WAY U SOO JEESATAY WAX U QABASHADA SOOMAALIYA" Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sheegay wad amada Caalamka in ay u soo jeesteen wax u qabashada Soomaaliya, loona baahan yahay shacabka Soomaaliyeed arrintaasi in ay taageeraan.

Read More »

Hirshabeelle oo ka hadashay Dagaalka Sh/Dhexe

0 Visits: 455 | Friday June 30, 2017 - 12:30:02
Maamulka Hirshabeelle ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay Dagaalka maalmihii ugu dambeeyay ka dhacayay degaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.

Read More »