Puntland oo Xabsi Dhigtay Wariye Axmed Kilwe

0
Monday July 03, 2017 - 11:10:01 in Wararka by
  • Visits: 384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo Xabsi Dhigtay Wariye Axmed Kilwe

    Ciidamada amaanka Maamulka puntland ayaa xabsiga Dhigay wariye Wariye Axmed Kilwe oo kamid ah wariyaasha deeganada Maamulkaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada amaanka Maamulka puntland ayaa xabsiga Dhigay wariye Wariye Axmed Kilwe oo kamid ah wariyaasha deeganada Maamulkaas.

Ilo Lagu kalsoonan karo ayaa waxa ay xaqiijiyeen in wariyaha ay xabsiga dhigeen Ciidamada la dagaalanta waxa loogu yeero Argagaxisada,waxaana uu haatan ku xiran yahay Xabsiga magaalada Garoowe.

Wariye Axmed Kilwe oo ah qoraa sidoo kalana ah milkiilaha Mareegta Puntland One ayaa la sheegay in uu baahiyeen warar wax u dhima karo Puntland dhanka amniga sababaasna loo xirey wariyaha.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip