Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Duleedka Muqdisho

0
Saturday July 01, 2017 - 22:14:27 in Wararka by
  • Visits: 445
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Duleedka Muqdisho

    Qarax ka dhacay deegaanka ceelasha biyaha ww duleedka M.Muqdisho ayaa wararku sheegayaan in uu ku dhintay hal qof iyadoo 2 ruux oo kalena ay wararku sheegayaan in ay dhaawacmeen qaraxaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax ka dhacay deegaanka ceelasha biyaha ww duleedka M.Muqdisho ayaa wararku sheegayaan in uu ku dhintay hal qof iyadoo 2 ruux oo kalena ay wararku sheegayaan in ay dhaawacmeen qaraxaasi.

 Qaraxaan ayaa wararku sheegayan inuu ahaa miino dhuulka lagu Aaso  uuna halelay Gari caasi ah oo BL ah oo halkaa marayey 

Sida ayWarbaahinta ay u sheegeen dadka degaanka Qaraxa ayaa ka dhacay Afaafta hore ee degaanka Ceelasha Biyaha.

Dadka ay waxyeeladu soo gaartay ayaa waxaa la sheegay in ay ahaayeen dad Shacab ah.

Qaraxayada ka dhacay magaalada muqdisho iyo agagaareheeda ayaa batay xilligaan maadama bisha barakeysan ee ramadaan  ee inoo dhamaatay haddan ay caawa ku ekeyd  Soonka Waddaca  6da maalmood  oo dadka berrito ciid u ah




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip