Wararka

Shabaab oo toogasho ku dilay Afar ruux

0 Visits: 398 | Sunday July 09, 2017 - 20:18:23
Wararka naga soo gaaraya degaanka Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay kusoo waramayaan in halkaasi lagu dilay Afar ruux.

Read More »

Jubaland oo eedeyn u jeedisay wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknoolijjiyadda dalka

0 Visits: 344 | Sunday July 09, 2017 - 20:14:47
Wasaaradda warfaafinta, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyadda Jubaland ayaa ku eedeeysay wasaaradda boosatada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyadda dalka in ay baalmartay heshiis ay hore ula gashay madaxda dowlad goboleedyada oo ku saabsanaa hannaanka loo mari doono sharciga isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyadda…

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Ciraaq oo safar lama filaan ku tagay magaalada Mosul

0 Visits: 365 | Sunday July 09, 2017 - 20:00:11
Ra'iisul Wasaaraha Ciraaq Xaydar Al-Cabaadi ayaa gaaray magaalada Mosul, si uu ugu hambalyeeyo guusha Ciidamada Ciraaq ka soo hoyeen dagaalkii ay uga saareen magaalada Kooxda Daacish.

Read More »

Wasiir Xoosh iyo Saraakiil Sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo gaaray Baydhabo

0 Visits: 709 | Sunday July 09, 2017 - 19:55:08
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo Saraakiil Sare oo katirsan Wasaaradda ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed, xubnaha Wasiirka safarka ku wehliya ayaa waxaa kamid…

Read More »

Maalin walba $ 10 Million oo khasaare ah ayaa ka dhashay maqnaasha Internetka Soomaaliya

0 Visits: 475 | Sunday July 09, 2017 - 19:39:24
Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in khasaare Lixaad leh uu ka dhashay maqnaanshaha Internet-ka Soomaaliya. Muddo ka badan laba toddobaad ayuu guud ahaan gobollada Koonfurta Soomaaliya ka maqan yahay adeegga Internet-ka Viper Optic kaddib markii uu markab jiiray xargaha soo qaada adeeggaas.

Read More »

Puntland oo Al-Shabaab ka dishay 18 dagaalyahan iyo Saldhiyo la burburiyay + Sawirro

0 Visits: 440 | Sunday July 09, 2017 - 19:33:06
War kasoo baxay taliska ciidamada PSF ee Puntland ayaa lagu sheegay in howlgal ay ciidamada fuliyeen ku aileen 18 maliishiyo ka tirsan kooxda Al-shabaab kuna burburiyeen hub iyo raashin yiilay saldhigyada la weeraray.

Read More »

Mareykanka oo $ 639 Million ugu deeqay dalal ay Soomaaliya ka mid tahay

0 Visits: 411 | Sunday July 09, 2017 - 19:29:41
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in Malaayiin doollar ay ugu deeqeyso dadka ay Abaaruhu saameeyeen ee ku nool dalalka Soomaaliya, Nigeria, Suudaanta Koofureed iyo sidoo kale dalka Yemen.

Read More »

R/Wasaare Khayre "Calanku ma taagnaan karo oo cirka kama babban karo haddaanu ciidan ku tiirsanayn".

0 Visits: 460 | Sunday July 09, 2017 - 18:05:41
Muqdisho, 09 July 2017....Madaxda ugu sareysa dalka ayaa si wadajir ah uga qeyb qaatay barnaamij lagu taageereyey Ciidanka Qaranka oo soo qaban-qaabiyey Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha, isla markaana dhaqaale loogu uruurineyey ciidamadda qalabka-sida, waxana munaasabadda ka hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo.Oo Xil Cusub U Magacaabay Sheekh Nuur Baruud Iyo Gen,Jaamac Maxamed Qaalib

0 Visits: 784 | Sunday July 09, 2017 - 05:48:46
Madaxweyne Maxamed Cabdulalahi Farmaajo, ayaa u magacaabay Gen. Jaamac Maxamed Qaalib iyo Sheekh Nuur Baaruud Gurxan,inay madax u noqdaan gudigga taakuleynta Ciidamada qaranka.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 9-KA LUULYO 2017KA

0 Visits: 726 | Sunday July 09, 2017 - 05:42:30
KHUDBADDII FURITAANKA KALFADHIGA 2AAD EE GOALAH SHACABKA Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari

Read More »

Akhriso:-Magacyada Qoyska Reer Xaaji Gaaboow Oo Maanta Dhalinyarada Laga Xasuuqay

0 Visits: 563 | Sunday July 09, 2017 - 05:27:24
Maanta barqadii waxaa qeybo ka mid ah duleedka Magaalada muqdisho lagu rasaaseeyay Gaari Meyd siday oo ay la socdeen Qoyska Reer Xaaji Gaaboow oo ah Ganacsato Caan ka ah dalka Gaar ahaan Xaafada Macmacaanka ee degmada Dharkeenleey ee Gobolkaan Banaadir.

Read More »

Khudbada Furitaanka Kalfadhiga 2aad ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya

0 Visits: 465 | Saturday July 08, 2017 - 20:07:50
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari

Read More »

Wariye Cumar Seerbiya oo lagu xiray Hargeysa, xilli uu Muqdisho ka soo laabtay

0 Visits: 401 | Saturday July 08, 2017 - 19:47:27
Wariye Cumar Cali Xasan (Cumar Seerbiya), ayaa duhurnimadii maanta lagu xiray Magaalada Hargeysa, wax yar uun ka dib markii uu ka soo degay Garoonka Cigaal.

Read More »

Xarrakada Al-shabaab oo Sagaal ruux ku gowracday gudaha dalka Kenya

0 Visits: 421 | Saturday July 08, 2017 - 19:16:40
Dagaalayahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa Sagaal ruux oo rayid ah ku gowracay magaalo xeebeedka Lamu ee dalka Kenya

Read More »

Guddoomiye Taabid oo Baarlamaanka ka hor sheegay In la Cadeeyo Maqaamka Muqdisho

0 Visits: 422 | Saturday July 08, 2017 - 18:47:12
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo manta ka qayb galay kalfadhiga 2aad ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka soomaaliya ayaa khudbad uu halkaasi ka jeediyay waxa uu uga hadlay arrimo badan oo ay ugu muhiim saneyd arrinta maqaamka caasimadda

Read More »

MASAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo furay Kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka

0 Visits: 433 | Saturday July 08, 2017 - 18:09:52
Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 2aad ee Baarlamaanka 10aad ee Jamhuuriyadda.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 8-DA LUULYO 2017-KA

0 Visits: 1285 | Saturday July 08, 2017 - 18:00:13
A'IISUL WASAARE KHEYRE,OO XALAY LA CAWEEYAY SHACABKA MUQDISHO

Read More »

Sawirro:-Ra'iisul Wasaare Kheyre,Oo Caawa La Caweeyay Shacabka Muqdisho

0 Visits: 473 | Friday July 07, 2017 - 23:48:34
Ra'iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa qeybo ka mid ah Wadada Maka-Almukarama ee Magaalada muqdisho waxa uu kula kulmay dad masuuliyiin u badan.

Read More »

Trump iyo Putin oo markii ugu horreysay fool ka fool u kulmay

0 Visits: 440 | Friday July 07, 2017 - 23:29:05
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhigiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa markii ugu horreysay fool ka fool u kulmay. Labada hogaamiye waxay ku kulmeen shir madaxeedka G20 oo maanta ka furmay magaalada dalka Jarmalka ku taalla ee Hamburg.

Read More »

Dowladda Soomaliya oo Qabatay Mid Kamid ah Ragga Dadka Tahriibiya

0 Visits: 463 | Friday July 07, 2017 - 23:09:25
Safiirka Soomaliya ee dalka Konfurta Suudaan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in lagu guuleystay in gacanta lagu dhigo nin kamid ah ragga Soomaliyeed ee ka shaqeeya Tahriibinta dadka Sooomaliya ee mara dalka liibiya si ay u gaaraan wadamada yurub.

Read More »