WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 8-DA LUULYO 2017-KA

0
Saturday July 08, 2017 - 18:00:13 in Wararka by
  • Visits: 1291
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 8-DA LUULYO 2017-KA

    A'IISUL WASAARE KHEYRE,OO XALAY LA CAWEEYAY SHACABKA MUQDISHO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

A'IISUL WASAARE KHEYRE,OO XALAY LA CAWEEYAY SHACABKA MUQDISHO


R

R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Khayre ayaa xalay qeybo ka mid ah Wadada MakaAlmukarama ee M/Muqdisho waxa uu kula kulmay dad masuuliyiin u badan.

Dadka uu xalay uu la kulmay Ra’iisul Wa saare Xasan Cali Kheyre,ayaa waxaa ka mid ahaa Max amuud Xasan Cali Cade (Gaaboow) gudoomiyihii hore ee G/Ba naadir ahaana Duqa Muqdisho xiligii dowladdii KMG,ka aheyd ee uu Madaxweyne ka ahaa Allaha u Naxariistee C/hi Yuusuf Axmed, Milk iilaha Hotelka MakaAlmukrama Gureey Xaaji , Kamaal Guutaalle,iyo sidoo kale masuuliyiin kale oo ay Shacab qeyb ka yihiin ku waas oo uu kula kulmay qeybo ka mid ah Wadada Maka Alm ukarama ee Gudaha Magaalada Muq disho.

R/Wasaare Khayre ayaa dadkii uu la kulmay mid mid u waydiinayey dhaqaal alaha , amaanta ay u hayaan XS iyo wax yaabihii muhiimka ah ee ay doonayaan in si dhaqso ah wax looga qabto . Md. Khayre dalka aya su’allaha ugu jawaabayey dadkii uu la kulmay, iyagoo waydinayey su’aallo la xari ira go’aanada ay Xukumad da horay u qaadatay iyo arrimo ay aad u danaynayeen inay wax ka oga daan si ay u helaan xog dhab ah ama xaqiiqada arr iimahaasi.

Qaar ka mid ah dadkii la kulmay R/was aaraha oo la hadlay Warbaahinta dowlad da ayaa sheegay Inay aad ugu faraxsan yi hiin la kulanka Ra’iisul Wasaaraha Sooma aliya, ayna ku dhiiri gelinayaan ka warqab ka xogta bulshada, iyagoo xusay in tani ay qeyb ka tahay sida Ra’iisul Wasaarayaa sha caalamka u shaqeeyaan.

R/Wasaaraha XFS Md.Khayre ayaa do or biday in uu dhex galo bulshada Sooma aliyeed intii uu fa dhin lahaa xafiiskisa si uu ogaado baahida iyo in uu dhageysto talooyinka wanaagsan ee ku jira shacabka Soomaaliyeed, waxaana kulankan uu qeyb ka ahaa arrintaasi.

SHIR LOOGA HADLAYEY LA XISAABTANKA 157 SHIRKADOOD OO AAN BIXIN CANSHUURTA OO KA DHACAY GAROONKA ADEN CADE

UN-70x70.jpg Shir ballaaran oo lagu wargalinayey bix inta canshuuraha in ka badan 157 shirka dood oo isugu jira Ajaanib iyo Soomaali oo ku dhex ganacsada xerada Xalane ay aa lagu qabtay garoonka Aden Cade. Wa xaan shirka ka soo qayb ga lay Wasiirka Maaliyadda XFS, Wasiirudowlaha Maaliy adda, W/ Shaqada iyo Shaqaalaha, W/ Wa rfaafinta, W/G anacsiga, W/Gad iidka Cirka iyo Dhulka, W/Howla ha Guud iyo Guryee ynta. Iyo Wasiirada Dekedaha.

Ugu horeyntii W/Maaliyadda XFS Md. C/raxman Ducaale Bayle ayaa soo bandhi gay alaabo ka kooban raashin, Macmaca an, Khu drad iyo Caano oo ay shirkadaha ka shaqeeyaa Xalane ay canshu ur dhaaf ku soo galiyeen dalka.

"Waxaan haynaa cadaymo kala duwan oo muuj inaya in raashin, mac macaan, khudaar, iyo caano ay keenaan shirkada haan saldhiga u ah xerada Xalane, waxaa na dalka lagu soo galiyaa can shuur dhaaf, waxaana loo soo dhaadhicyaa suuqyada dal ka, waan sharci darro, waxayna culays ku tahay ga nacsatada Soomaaliyeed ee bixisa canshuurta” ayuu yiri Wasiir Bayle.

Dhanka kale W/ru Dowlaha maaliyada Maxa mud Xayir Ibraahim ayaa sheegay in uusan shirk aan ahayn aqoon is weydaarsi iyo kulan iska caadi ah, ee uu yahay kulan lagula hadlayo shirkadaha shi sheeye iyo kuwa Soomaaliada ah ee dagan gu daha Xalane, wuxuuna wasiirku si adag u she egay in shirkaan uu yahay mid loogu cad ynayo shirkada haan inay bixyaan canshu urta ku waajibtay.

W/Warfaafinta oo saxaafada la hadlay markuu shirku soo idlaaday ayaa yiri "Wa xaa dowladu far aysaa dhamaan shirkada ha ka howl gala garoonka diyaaradaha in ay bixiyaan canshuurta ku waajib tay, arin kaana uu daba socodo go’aankii madaxda qaranka oo ahaa in dalka uu ka dhaco isla xisaab tan iyo hufnaan, haddana laga si aan ganbasho lah ayn ugu wargalinayno bixinta canshuuraha ku waajibtay, hadda ka dibna cidna laga aqbalayn in arinkaan uu sii socdo, isla markaana uusan jirin qof ka sareeya sharciga.

Wasiirada ka soo qayb galay kulan ka an ayaa cabasho weyn soo hordhigay shri kadaha ganacs iga ku dhex leh xerada xal ane, waxaana ka mid ahaa shaqaale faro badan oo jaanib ah oo qabta shaqooyinkii ay qaban karaan Soomaalida, qaar aan haysan ruqsad shaqo, Ganacsiga aan ka diw aan gashanayn w/Ganacsiga, shirkado dhismo oo aan la ogayn dhulka ay dhisa an xiriirna la soo sa mayn W/Howlah Guud iyo Guryeeynta, iyo W/Maaliyadda oo ka soo jeediyey shirka cabsho xoog leh oo ku aadan in shirkadahaas marka laga reebo 9 shirkadood mooyee intooda kale aysan bixin can shuur.

Sidoo kale Ing C/Raxmaan Yarsoow ayaa ka dhawaajiyey in inta shaqsi soomaali ah howl uu qa bayaqano aanay shaqaale ajnabi ah la shaqaaley siinsyin waxaan dhallinyarada soom aaliyeed ay heli doonaan fursado shaqo oo dalkoda ka helaan.

QM OO SHAACISAY SHAQALAHA SOMALIYA LOOGA DILAY JAN. ILAA JUN,JULY 2017

War qoraal ah oo ka soo baxay Q/ Mid oobay ayaa lagu sheegay in gud aha Soo maaliya lagu dil ay 4 ka mid ah shaqaala ha gar gaarka bini’aadni mo intii u dhaxeysay bil ihii January ilaa iyo June. Xafiiska Hay’a dda arrima ha bini’aadan imada {OC HA} ayaa sheegtay inay dhac een 90 shil ku waasi oo saameeyay shaqaalaha gar gaar ka, waxaana sha qaaqoouyinkaas ku dhin tay 4 shaqaa laha gar gaar ka halka ay ku dhaawacmeen sagaaal kale sida la gu she egay warka qoraalka ah.

Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in shaqaalaha ay dhibka ugu badan kala kulmayeen ururka Alshabaab kuwaa si oo u geysta dil iyo inay ka qaataan lac ago madax furasho ah. Sidoo kale (O CHA) ayaa sheegtay in dhibaato xoogan ay kala kulmaan shaqaalahooda kooxo maleyshiyaad ah oo ku sugan Waajid, Dii nsoor iyo qeybo ka mid ah magaalada Xuddur ee gobolka Bakool. Warkan qoraalka ah ee ka soo baxay QM.ayaa imaanaya xilli gudaha Soomaa liya ay kashaqeeyaan shaq aalo badan, ku waasi oo caawinaya dadka Soom aaliyeed ee Abaaraha ay saameeyeen.

KALFDHIGII 2AAD EE BAARLAMAANKA SOO MAALIYA OO FURMAYA MAANTA.

G/B/S.Md.Maxamed Sh.Cismaan Jawaari oo shalay dib dalka ugu soo laabtay ayaa xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho kula kulmay kuxigeennadiisa iyo xubno ka tirsan gol aha baarlam aanka. Jawaari ayaa mas’uu liyiintii uu la kulmay ka la hadlay howlaha horyaalla baarlamaanka iyo sida ay u soc oto qaban qaabada munaasabada furinta anka kalfadhiga labaad ee baarlamaanka.

G/ye Jawaari ayaa warbixin ka dhageys tay 2diisa ku xigeen taasi oo ku saabsan sida xildhibaanada iyo shaqaalaha Baarl amaanka ay ugu diyaar garo obeen furitaa nka Kalfadhiga 2aad ee B/lama anka.

Xoghayaha guud ee BS.Md. C/kariin Buux ayaa sheegay in guddoonka iyo xil dhibaanada baarl ama anka ay u diyaar gar oobeen furitaanka kalfadhiga 2aad ee baarlamaanka. Waxaa uu sidoo kale sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay si toos ah warba ahinta ugula socon donaanxa flada.

Sidda ku qoran dastuurka dalka Ma daxweyna ha JFS ayaa si rasmi ah u furaya K/fadhiyada BS, waxaana maanta ay noqoneysaa inuu MdFarmaajo uu furo K/fadhiga 2aad ee BS/10aad ee JFS uu ye esho.xildhibaanada BFS.ayaa Kalfadhigan waxaa horyaalla shaqooyin badan waxaana ka mid ah me el marinta Miisaaniyada Dowladda iyo sharciyo ay ka mid yih iin la dagaalanka Musuq Muusuqa.

EX:R/W. CUMAR C/RASHIID:"DANTEENA WAXAY KU JIRTAA GARABISTAAGA SACUUDIGA, UAE & MASAR”,

ExRw/hii Hore ee XFS ahna Xildhibaan ka Tirs an Baarlamanka Federaalka Soomaliya oo ware ysi siiyay laanta afka Soomaliga ee Voada ayaa ka ha dlay go’aanka DFS ay ka qaadatay Khilaafka carab ta ka dhaxeeya. Xildhibaan Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa sheegay in Go’aanka DOFS ayaa ka qaadatay Khilaafka carabta ka dhaxeeya uu ya hay mid aan sax aheyn islamarkaana loo baahnaa in Soomaliya ay la safato Xulufadda Sacuudiga uu Hogaamiyo.

Xil.Md.Cumar C/Rashiid yaa sheegay inay is ha yaan 3dowladood oo awood leh iyo 1dowlad isl am arkaana ay habooneed in Dowladda Soomaliya ay la safato dow ladaha Sacuudiga Iyo Imaara adka Carabta oo xiriir soo jireen ah la lahaa Dowladda Soo maliya, sidaas darteed dowladda Qatar ay tahay do wladd Yar islamarkaana aysan xiririir siyaasadeed aysan la laheyn Dowladda Soomaliya.

Sidoo kale Xildhibaan Cumar C/rashiid Cali Sha rmarke ayaa sheegay in Dowlad da Qatar ay Taa geero saameyn laheyn ay siiyay shaqsiyaad Soom ali ah balse Dowladda Soomaliya loo baah naa in la sa fato Xulafada Sacuudiga uu hogaamiyo.

Dowladda Sacuudiga ayaa dhawaan she egtay In dhexdhaxaad ay Ka aTahay Khi laafka carabta ka dhaxeeya, Islamarkaana ay ka shaqeynayso sidii loo xalin lahaa khi laafka Taaga

MADAXWEYNE FARMAAJO " SH.SHARIIF CABDINUUR WUXUU AHAA CAALIM KU XEEL DHEER DIINTA ISLAAMKA, KAALIN MUG LEHNA KA QAATAY FAAFINTEEDA.”

Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farm aajo ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Alle ha u naxariistee Al Callaam ah Sh.Shariif Cabdinuur Shariif Xasan. Marxuumka oo habeen hore ku gee riyoo day M/barakeysan Makka Al Mukarrama ee Boqortooya da Sucuudi Carabiya waxa uu ka mid ahaa culumada ugu miisaanka culus Geeska Afri ka, cimrigiisa oo idilna ku bixiyay faafinta diinta Islaamka.

"Inaa lilaahu wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Aniga oo ku hadlaya mag aca JFS. Wax aan tacsi u diray aa guud ahaan ummadda muslimka ah, gaar ahaan qo yska iyo qar anka Soomaaliyeed ee uu ka bax ay Al Callaamah Sh.Shariif Cabdinuur Shariif Xas an. Sh. Waxa uu ahaa caalim ku xeel dhe er diinta Islaam ka, kaalin mug lehna ka qa atay faafintee da. ”Madaxweynaha ayaa Al le uga baryay Sh.Shariif Cabdinuur inuu naxariistiisa Jan no ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna sabar iyo iimaan ka siiyo. DHAMMAAD

G/ BANAADIR OO MATALAAD KU YEESH AY SHIRKA GOLAHA AMNIGA QARANKA

taabit-238x178.jpg Maamulka G/Banaadir ayaa matalaad rasmi ah ku yeeshay shirarka heerka Qaran,iyadoo markii u horeysay Guddoomiyaha G/Banaadir Taabid Cabdi Maxamed uu ka soo muuqday shirkii Golaha Amni ga Qaranka ee Dorrad ka furmay Muqdisho.

G/Banaadir ayaa horay ugu xaqirnaa shirarka go ’aan gaarista ee looga hadlo aayaha dalka, iy adoo aanu horay wax xubin ah uu ku laheyn Madashii Hoggaanka Qaran. Hase ahaatee waxaa markan muuqata in Gobolka Banaadir uu la soo laab tay matalaadiisii siyaasade ed ee dalka iyo madalada looga hadlayo aayaha siyaasa da.G/G/Banaadir ah na Duqa Muqdisho Ta abid Cabdi Maxamed aya ana ku dhinac ahaa Madaxda Maamul goboleed yada dalka, oo dorraad ka qeyb galay shirkii G/ Am niga Qaranka ee uu shir guddoo min ay ay Mada xweyne Farmaajo. Dad badan ay aa soo dhowe eyay tallaabadan oo u ar ka ymid ka qeyb qaadan doonto dib u soo la abashada xuquuqdii G/Bana adir uu ku la haa matalaada siyaasadeed ee dalka, inkastoo wali ay maqan tahay maqaamkii G /Bana adir oo ka mid ah 18ka Gobol ee dalka ayaa sidoo kale wax matalaad ku laheyn Golaha Aqalka Sare, ka dib markii muran la geliyay xuquuqdiisa.

Shirka G/ Amniga Qaranka ayaa lagu waday in Khamiistii uu soo gagaboobo hase ye eshee uu dib u dhac ku yimid ka dib markii doo duhu ay kulula ayeen iya doo shalay oo ji mco ahyedna na shasho ay galayeen maa nta oo sabti ahina la dhameystiri doona si da ay sheegen iyadoo laga soo saari doo no go’aano ku aadan amniga dalka. Tan iyo markii lagu dhawaaqay Go laha Amniga Qaran ka, ayaa G/ G/Bdir uu noqd ay Mas’uulkii u horeeyay ee dhisa Guddi Amni oo G/Banaadir uu yeesho,

XABSI KU YAALLA MAKSIKO OO 28 MAX BUUS LAGU DILAY

Booliiska rabshadaha ka hortaga aya agalay xa bsiga yar rabshaduhu ka dhaceen Booliiska rabshadaha ka hortaga ayaa galay xabsiga ay rab shaduhu ka dhaceen

Dagaal dhexmaray burcad iska soo horjeedda oo ku sugan xabsi ku yaalla k/tagalbeed ee dalka Mak iko (Mexico) ayaa sababay in ay geeriyoodaan 28 maxbuus, sida ay saraakiishu sheegeen.

Dagaalkan ayaa subaxnimadii hore ka shalay ka dhacay xabsiga ammaankiisa aad loo adkeeyo ee Las Cruces oo ku yaalla magaalo xeebeedka Acap ulco. Dadka geeriyooday ayaa u dhintay jirdil ama toriyayn, iyada oo qaarkoodna madaxa laga goyay .

Dawladda ayaa amartay in baaritaan la same eyo. Acapulco ayaa ah magaalada ugu wayn ee gobolka Guerrero, taas oo ka mid ah meelaha ay dhibaatooyinka ugu badan ka dhacaan ee dal ka Maksiko, waxaana laga soo saaro daro xogo ba dan. Maydadka ayaa laga soo saaray jikada iyo go obta la isku booqdo ee xa bsiga sida uu sheegay Roberto Álvarez oo ah afhayeenka arrimaha amm aanka ee dawladda.

Ma jirto wax astaan ah oo tilmaamaya in hub la adeegsaday ayuuna hadalkiisa sii raaciyay. Baarit aanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saari doonaa shaqaalaha xabsiga. "Arrintan waxaa kiciyay mu ran soo jiray oo dhexmaray kooxaha iska soo horjeeda ee xabsiga ku jira" ayuu hadalka ku daray. Booliis ka faderaalka iyo milatari ga ayaa jaray bannaanka xabsiga Las Cr uces oo la sheegay in ay maxaabii btu bu ux dha afiyeen ayna ku jiraan in kabadan 2,000 oo maxbuus Magaalada Acapulco ayaa ka mid ahayd magaalooyinka ugu caans an ee loo dal xiis tago, laakiin ra bshadaha ayaa ku batay ka dib markii ay budhcad isku dagaaleen cida gacanta ku haynaysa hawlaha sharcidarrada ah ee magaal ada. Waxayna hadda noqotay ma gaalooyinka ugu dhimashada badan ee dalka Maksiko.

Qaraabada maxaabiista ayaa soo baxay markii ay dagaalka maqleenLahaanshaha Qaraabada maxaabiista ayaa soo baxay markii ay dagaalka maq leen Tan ayaa ka mid ah dhacdooyin ay dad ba dan ku dhinteen oo Maksiko ka dhacay sannadkan. Bi shii May ayaana ahayd middii ugu dhimashada ba dnayd ee dalkaas soo marta tan iyo sannadkii 1997 dii, markaas oo la billaabay in diiwaan galin rasmi ah la sameeyo iyadoo ay dhinteen 2,186 ruux. Bishii Desembar ee 2006dii ilaa bishii May ee san nadkan waxaa dalkaas lagu dilay 188,567 sida uu dhigayo Diiwanka Dowl.

WARARKII UGU DAMBEEYAY SHIRKA GOLAHA AMNIGA QARANKA OO CAQABAD CUSUB KA SOO IF BAXDAY

Caqabad cusub ayaa ka soo if baxday shirka Golaha Amniga Qaranka oo maantii 2aad ka socda M/Muqdisho, iyadoo shirkan oo lagu waday in khamiistii la soo gaba gabeeyay uu dib ugu dhacay kala aragti duwanaan ka dhashay qodobada qaar ee laga doodayay.. Warar ay heleyso Jowhar.com ayaa sheegaya in Madaxda ay durbaba isku qabte en qaabka dhismaha ciidamada iyo habka lagu sameynayo, iyadoo shirkii hore la isku afgartay in la dhiso 18 kun oo askari, kuwaas oo min 3 kun as kari uga imaanaya maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe.

Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas ayaa shir ka dood ka dhex dhaliyay, isagoo soo jeediyay in cii damada la dhisayo lagu qeybiyo qaabka qabiilka sida 4.5, isla markaana maamul goboleedyada loo madax banaaneeyo. Sidoo kale waxaa uu sheegay in Ciidamada ka imaanaya Maamulada Gal mudug, Hirshabeelle iyo Banaadir inay yihiin kuwo hal dhin ac ah, sidaas darteed loo baahan yahay in ciidanka la dhisayo ay noqdaan kuwo lagu saleeyo nida amka 4.5

Hase ahaatee Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Galmudug Cali C/llaahi Cosoble iyo Axmed Duca ale Geelle Xaaf ayaa ka horyimid, iyagoo soo jeedi yay in arrinta amniga aan la siyaasadeyn, isla mar k aana qabiil la hoosgeyn. Sidoo kale Madaxweyna ha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa isna sheegay in loo baahan yahay in wixii amni ku saabsan aan dood laga keenin, hadii kalena ay dib u dhac ku keeni karto dhismaha ciidamo qaran oo awood leh.

Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa dad aal ugu jira in arrinta dhismaha ciidamada ay no qoto mid dowladda Federaalka maamulkeeda laha ato, isla markaana maamul goboleedyada ay talo kaliya ku yeeshaan. Shirka ayaa dib la isugu soo la aban doonaan maalinta oo Sabti ah

Madaxda Soomaalida ayaa dib u soo cusboone ysiiyay kala aragti duwanaantii dhanka danaha si yaasadeed ee looga bartay ee Madashii Hoggaanka Qaran. Xigasho:Jowhar.com

XARUNTII GEELA EE LA RABAY IN GÖTEBORG LAGA HIRGELIYO OO LACAGO FARAQA LOO HEEYSTO

Kooxo doonayey ineey M/Göteborg ka hirgeliso mashruc loogu magacdaray "Xarrunta Geela” ayaa haatan farqaha waxaa loo heeysta ineey dib u soo celiyaan laca go nus malyan ah oo la siiyey bishii di seember sanadkii 2105tii si loogu fuliyo mashruuc aasi. Mashruucan oo sida la she egay ladoon ayey inuu qeyb ka noqdo is dhex galka iyo shaqo siin dadyowga ka fog suuqa shaqadda soomaalidu na, ayaa ugu dambeyntii maamulka demgadda ugu ya booheen lacag nus malyan oo ho wshaas lugu fulinayo, waxeeyse u muuqa tay mid siddii la filaayey aan noqon oo dib u dhac ku yimid dhismihihiisi.. Maamulka gobolka oo muddo sanad ah sugayey in howshaan ka soo baxaan natiijo wax ku ool ah ay aa go’aan ka qaatay bishii abriil ee sanadkan iy agoo dhamaan urruradii iyo kooxihii mashruucan dalb aday ay dib u soo celiyaan.

Geza Nagy oo ah madax ka ah urrur lu gu maga caabo föreningen Angered, ayaa sheegay in eey san suuragal aheyn in lac agtoo dhan la soo wada celiyo iyadoo uu sheegay in qaar ka mid ah lac agta loo ade egsaday dhismaha xarrunta iyo musha ar ka shaqaalaha. Muddo toban cisho ah ayaa looga fadhiyaa ineey lacagtaas ku soo celiyaan Geza iyo kooxdiisa haddii kale waxaa loo dirayaa inkasso, sida maa mulka gobolka uu sheegay.

Dhinaca kale mid ka mid ah urrurada soomaa lida oo la yiraahdo framtids föreni ng, oo qeyb ka ahaa mashruucan waxaa laga doonayaa ineey dib u celiyaan lacag dhan 90.000, ka dib markii la ga chaasi loo gu talagalay in loo adeegsado talooy in,iyo in shaqooyin dhalinyaradda soo galootiga ah ee dalka ku cusub, hase ahaatee aan eey how shasi fulin.Somaliska.comGöte borg

DOWLADDA SOOMAALIYA OO BILAAWDAY TALAABADII UGU HOREYSAY OO AY KULA SOO WAREEGEYSO MAAMULKA HAWADA

DFS ayaa sheegtay inay talaabo muh iim ah horay ugu qaaday sidii loo soo wa reejin lahaa ma amulka hawada kadib mar kii Khamiistii ay la soo ware egtay Raadeer cusub oo qeyb ka noqon do ona mamaul ka iyo gacan ku haynta hawada dalka oo in ka badan 20 sano laga maamulayey dalka Kenya.

Dawladda waxaa ay sheegtay inay bila awday dhismaha qalabkan sida uu sheeg ay wasiirka duulista iyo gaadiidka hawada Maxamed C/hi Salaad Oomaar. Munaasa bad kooban oo ka dhacday gudaha garo onka diyaaradaha M/Muqdisho oo uu ka qeybgalay wasiirka ayaa arintan laga she egay. Mas’uuliyiintii ka qeybgashay muna asabada ayaa sheegay in la bilaabayo dhi gista iyo dhisida qalab cusub oo sida ay hadalka u dhigeen laga maamuli doono hawada Soomaliya kuwaa oo muddo sa gaal bilood ah yaalay gudaha garoonka la akiin la sheegay in ay arimo farsamo u xayirnaayeen.

‘’Qalabkan waa qalab laga maamuli doono ama lagula socon doono koontaroo lka hawada Soo maaliya, waana talaabo bi low u ah sidii ay Soomaaliya ula soo ware egi laheyd maamulka hawad eeda’’ ayuu yiri wasiir Oomaar. Wasiirku ma uusan sheegin waqti rasmi ah oo ay dowladdu la soo wareegi doonto maamulka hawada, hase ahaatee waxaa uu sheegay in talaa badan ay qaadeen tahay mid hor dhac u ah qorshaha dowladda oo muddo dheerba soo socday.

Qalabkan ay dhismihiisa bilaawday do wladda ayaa lagu sheegay inuu yahay mid casri ah oo inta badan xitaa aan laga isticmaalin dowladdaha Afrika waxaana la gula socon doonaa hawada Soom aaliya.

‘’Marka la dhameystiro dhismaha qalabk an dowladda waxaa ay bilaabi doonto in ay gabi ahaanba la soo wareegto maamul ka hawadda ‘’ ayuu yiri wasiirka.

Dowladdihii isaga danbeeyay dalka ay aa intooda badan isku howlay sidii ay ula soo wareegi lah aayeen maamulka hawa da Soomaaliya, hase ahaatee waxaad mo odaa in bilihii ugu danbeeyay arin tan siw eyn u sii xoogeysatay ilaa ugu danbeyntii dowladda hadda jirta ku dhawaaqdo in ay bilaabey so dhismaha qalab lagula socon ayo koontaroolka hawada guud ahaan Soomaaliya.

MAREYKANKA OO XAYIRAADA KA QAADAY DIYAARADDA QATAR AIRLINES

Shirkadda diyaaradaha Qatar Airways ayaa sheegtay in rakaabka ay kombiyuut arada laptopka la raaci karaan diyaarad aha duuliimaadyada tooska ku aadaya dalka Mareykanka. Shirkadda ayaa ba ya an ay soo saartay ku sheegtay in garoon ka ay ka duusha ee Hamad International Airport uu ka soo baxay shuruudo amni oo Mareykanka uu doonayey.

Bishii March ayaa dowladda Mareyk anka waxa ay mamnuucday in kombiyuu tarada laptopka lala soo koro diyaarada ha Mareykanka soo aadaya ee kasoo bax aya 10 garoomo diyaaradeed oo ku yaalla Bariga Dhexe iyo Waqooyiga Afrika, saba bo la xirira walaacyo dhanka ammaanka ah.Qatar Airways waa diyaaraddii afaraad ee 7toddobaadkan ku dhawaaqday in Ma reyk anka uu ka qaaday xannibaadda ko mbiyuutarada laptopka. Shirkadda fadhig geedu yahay magaalada Abu Dhabi ee Eti had Airways ayaa ahayd diyaaradidi ugu horeysay ee xanibbaada laga qaado axa ddii, waxaana xig ay diyaraadaha Emirates iyo Turkish Airlines oo laga qaaday talaa dadii.

MAXKAMADDA CIIDAMADA PUNTLAND OO DIL KU XUKUNTAY RAG KA TIRSANAA ALSHABAAB IYO DAACISH

Maxkamadda derajadda ee ciidamadda Qalabka ee 5ta gobol ee Puntland ayaa la horkeenayay 11 eedaysane oo 8 ka mid ah lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Kooxaha Alshabaab iyo halka saddex qof ay Daacish ka mid ahaayeen.

qalabka hawada oo la keenay garoonka diyaaradah soomaaliya.jpg Maxkamadu waxay dil ku xukuntay Labo eedaysane oo mid ka mid uu ahaa ganacsade, ciidamad da Puntland ay ka qabteen gudaha magaaladda Bosaaso 30kii bishii May , kaasi oo lagu eedeeyay inuu u socday baabuur lagu qabtay konto roolka Bosaso oo siday Waxyaabaha qa rxa iyo agab kale oo lagu soo dhexqariyay khudaar, sidoo kale Maxkamadu wax ay xukuntay Nin kale oo ciidamadu ay ku qab teen Magaaladda Galkacayo, kaasi waday baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay

G/Maxkamadda Ciidamadda Cawil Ax med Faarax oo ku dha waaqay go’aanka Maxkamadda waxaa uu sidoo kale ku xuk u may saddex Nin Xabsi daa’in, halka 3 kal ena ay maxkamadu si idaysay markii lagu waayay wax dambi ah. Maxkamadu wax ay dib u celisay dacwadda 3 nin oo kale oo ku eedaysnaa inay ka tirsanaayeen ur urka Daacish. 30kii Bishii June, dowladda Puntland waxay xukun dil ah ku fuliyey 7 qof oo ku eedeysnaa in ay ka tirsanaaye en ururka alShabaab kuwaas oo dilal ka gey stey gudaha Puntland sidoo kale lagu soo qabtey iyaga oo mag aalada Bosaso gelinaaya jawaano ay ka buuxaan waxy aabaha qarxa.

DOWLADDA SOOMALIYA OO QABATAY MID KAMID AH RAGGA DADKA TAHRIIBIYA

Safiirka Soomaliya ee dalka Konfurta Suudaan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in lagu guuleystay in gacanta lagu dhigo nin kamid ah ragga Soomali yeed ee ka shaqeeya Tahriibinta dadka Sooomal iya ee mara dalka liibiya si ay u gaaraan wadama da yurub. Ninka la qabtay oo laga soo dajiyay Ga roon ka diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa lagu magacabaa C/qaadir Cumar Cabdule wuxu una safiirka Soomaliya ee Koonfurta dalka Suuda an uu sheegay in ninkaan muddo sanado ah ay ku da ba jireen booliska aduunka ee Interpol iyo Ciidamada Koonfurta dalka Suudaan.

Wuxuu sidoo kale sheegay Safiirka Soomaliya ee dalka Konfurta Suudaan Xuseen Xaaji in gacanta lagu hayo seddex kale oo Soomali ah oo dhawaan la keeni doono Magaalada Muqdisho ee Caasim adda Soomaliya si loogu Maxkamadeeyo.

Wadanka Koonfurta Suudaan oo ah wadan dhis ay muddo Labo sano waxaa Sanadihii ugu damb eeyay ka jirey Shabakado Soomali ah oo Tahri ibiya dadka Soomaliyeed kuwaaasi oo dadka ka qa ada lacago aad u fara badan.

SOMALI DIBADBAXKA DHIGTAY MINNEOPLES

Dibadbax looga soo horjeedo in waax da Guryaha dadweynaha ee M/ Minneopl es ay iibiso xaafa da Glenden Town House ayaa waxa uu ka dhacay gudaha xaaf adaasi. Dadka degan xaafadaasi oo u badan Soomaali ayaa sheegay in aanay do oneyn in ay ka guuraan guryahaasi.

Waxa ay sheegeen in aysan heysan guryo ay degaan, sidoo kalena ay ka cods anayaan maamul ka magaalada in wax laga qabto arrimahaasi. Xaafadan ayaa 2 dii sano ee la soo dhaafay waxaa la qor sheynayay in laga dhiso wado Tareen oo isku xireysa labada magaalo ee mataana ha Minneopl es iyo Seam Poul. Dhanka kale waaxda Guryaha ee Min neoples ay aa beenisay inay doonayaan in ay iibiyaan guryahaasi.

GAADIID AMISOM AY LEEYIHIIN OO DAD KU JIIRAY CEELASHA BIYAHA

Wararka inaga soo gaaraya degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka M/Muqdi sho ayaa sheegaya in kolonyo Ciidanka AMISOM ka tirsan ay halkaasi ay ku jiir een Wiilal dhalinyaro ah. Dhalinyarada ay jiireen Gaadiidka Ciidanka AMISOM oo 3 ahaa ayaa dhammaantood saarnaa Moo tada loo yaqaano VEKON ee leh 2da lugo od, kuwaasi oo isku dayayay inay baas aan Gaadiidka AMISOM, ayna u suura gel iweysay, sidaasina lagu jiiray.

Dadka degaanka ayaa warbaahinta qa ar ee M/Mudishorisaala u sheegay Dhalin yarada la jiiray in 2ka mid ah ay ahaayeen Askar,halka midka kalena uu ahaa Daraw alkii Mootada kaxeynayay. Wa xaa halkaa si ku geeryooday Darawalkii iyo mid ka mid ah Askartii, halka midka kalena uu dhaaw acmay,kaasi oo lo qaaday gooba ha caafimaad ee halkaasi ka akdhow.

Gaadiidka AMISOM ayaa sida caadada aheyd waxa ay isaga baxsadeen goobta ay falka ka ge ysteen, iayada oo aanay jir in Ciidamo is hor istaag ku sameeyay.

Balse shacabka degaanka oo arrintaasi argagaxa leh ka carooday ayaa sameeyay banaanbax ay kaga soo horjeedeen fal kan naxariis darada ah, waxaana ay ku ba aqeen in cadaalada la horkeeno raggii dhacdadan ka dambeeyay. Maamulka de gaanka Ceelasha Biyaha oo sheegay in ay wadaan baaritaano ku aadan falkan, iyo sidii cadaalada loo horkeeni lahaa rag

gii falkan ka dambeeyay.

MAAMULKA BEERTA NABADDA OO KA JAWAA BAY AMARKII MAAMULKA G/BANAADIR

Maamulka Beerta Nabada ayaa ka ha dlay amarkii maamulka G/Banaadir uu Habeen Hore ku dha waaqay, kaasi oo ah aa in wixii maanta ka bilowda in lacag la’ aan ay tah ay gelitaanka Beerta Naba dda oo ku taa lla degmada Waaberi ee G/Ba naadir.

Maamulaha Beerta Nabadda Maxam ed Cabdi Jaamac oo akhrinayay war sax aafadeed ay soo saareen ayaa sheegay marka hore inay ka xun yihiin wada shaq eyn la’aanta iyo tixgelin la’aanta maamul ka gobolka, wuxuuna sheegay warqada ka soo baxday maamulka gobolka Banaa dir in la soo gaarsiiyay xilli dambe oo Hbaeen hore .

Waxa uu sheegay amarka uu maam ulka gobolka Banaadir kuu ku joojiyay lacagtii lagu galayay Beerta Nabadda in aysan aheyn mid waafaqsan heshiiskii u dhaxeeyay labada dhinac.

Maxamed Cabdi ayaa sheegay maa mulka Beerta Nabadda in ay racfaan ka qaateen amarkii ka soo baxday maamulka gobolka Banaadir in ay ka qaateen, iyaga oo la kaashanaya Maxkamadaha iyo Hay’adaha arrintan ay quseyso. Sidoo ka le wuxuu sheegay bulsh ada Soom aaliyeed in ay ku wargelinayaan gelitaan ka Beerta Nabadda in sideedii hore ay tah ay oo lagu geli doono lacagtii hore, oo aa nay jirin lacag la’aan, isaga oo sidoo kale Madaxda dalka ugu sareysa ugu baaqay in la ilaaliyo xuquuqda Gana csatada maa lgashatay Beerta Nabadda.

Ugu dambeyntii wuxuu sheegay mudadii ay shaqadan bilaabeen 2014kii in ay sa meynayeen sha qo abuur oo dalkan uu u baahan yahay shaqo abuur, ee uusan ra bin dalka shaqo jirtay in la bur buriyo.

Beerta Nabadda ayaa ah meel aad qurxoon oo ay maalgashadeen Ganacs ato Soomaaliyeed, waxaana isugu yimaa da shacabka reer Muqdisho oo Dhalinyaro u badan, si ay ugu sheekeystaan ay na ugu galaan

MAALINTA XORRIYADA MAREEYKANKA OO MUQDISHO LOOGA DABAALDEGAY

Safaarada Mareeykanka ku leeyahay M/Muqdisho, ayaa maalinimadii Doraad waxaa lagu qabtay Xaflad lagu weeyneey nayo Maalinta Xorriyada Mareeykanka.

Xafladaan oo ahayd mid si weyn loosoo agaasimay, ayaa waxaa ka qeyb galay Da njiraha Maree ykanka u fadhiya Soomaali ya Stephen Schwartz,Masuuliyiin katirsan Doowlada Soomaaliya iyo qeybo kamid ah Ururada u dhaqdhaqaaqa arrimaha Bu lshada.

Amb. Stephen Schwartz ayaa barta uu Twitterka ku leeyahay soo dhigay qoraal kooban iyo Sawirro loogu dabaaldegayo 4ta July oo ku began maalinta Xorriyada Mareeykanka. "25 sano ka dib Xaflada da baaldega maalinta Xorriyada Mareeykan ka lagu qabtay Muqdisho”.

TRUMP IYO PUTIN OO IS GACAN QAADAY– {MUUQAALKA WAXAA DUUBAY DOWLADDA JARMALKA}

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhigiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa markii ugu horreysay fool ka fool u kulmay. Labada hogaamiye waxay ku kul meen shir madaxeedka G20 oo ma anta ka furmay magaalada dalka Jarmalka ku taalla ee Hamburg. Waxaa lagu wadaa in ay ka wada hadlaaan sidii ay boorka uga jafi lahaayeen xiriirka 2dooda dal oo sii xu maaday markii Moscow lagu eedeeyay in ay faragelin ku sameysay doorashada Mareykanka.

Wali ma cadda in warbaahinta loo ogg olaan doono inay ka qeybgasha shirkaasi iyo in ay shir jaraa’id qaban doonaan 2da hogaamiye. Ruushka ayaa lagu eedeeyay inuu farageliyay doorashadii Mareykanka si uu ugu soo baxo musharaxa uu door bi dayo iyo inuu shakhsigaasi saameyn ku yee sho. Madaxweyne Trump ayaa suura galnimada arrintaa qiray markii uu usoo socday magaalada Ha mburg ee uu shirka ka dhacayo, sidoo kalana waxa uu Ruush ka ku eedeeyay inuu si bareer ah xas iloo ni darro uga abuurayo Ukraine, eedayma haasi oo dhammaantood uu diiday aqalka Kremlinka ee looga taliyo Ruushka.

2dan masuul ayaa rajaynaya inay meel dhexe isugu yimaadaan, balse loolanka shakhsiyadeed ee u dhaxeeya ayaa ka tarjumaya kala qeybsanaanta ba’an ee ka dhex jirta hoggaanka dalalka ugu dhaqaa laha buuran caalamka. Hogaamiyayaasha G20 ayaa arrinsan doona aarima muhiim ah sida isbdelka cimilada.

Md.Trump ayaa kali ku noqon doona dii dmada heshiiskii caalamiga ahaa ee Paris ee lagu dhimay ay heer kulka sii kordhaya ee caalamka, hasayeeshee hogaamiyaha Jarmalka ee martida loo yahay ayey tahay inay ku dadaasho ilaalinta mowqifka inta badan wadammadii heshiiskaasi ansixiy ay. Arrimaha kale ee sida weyn looga ha dli doono ayaa waxaa ka mid ah muranka dhanka ganacsiga iyo sidii wax looga qaban lahaa Waqooyiga Kuuriya

ITOOBIYA OO KA DIGTAY IN KHILAAFKA KHALI IJKU UU DAGANAANSHO LA AAN KA ABUUR AYO GEESKA AFRIKA

Ra’iisalwasaaraha Itoobiya Hailemar iam Desalegn ayaa ka digay in muranka u dhaxeeya dalalka Khaliijku uu degena ansho la’aan u keenayo Geeska Afrika. Is aga oo baarlamaanka u jeedinaya khud bad laga baahiyay telefishinka dawladda ee EBC, ayuu Hailemariam sheegay in Ito obiya ay rajaynayso in muranka lagu dha meeyo wada xaajood, isaga oo sheegay "in aysan su’aal ka taa gnayn” in ay Itoobi ya saamayn wayn ku yeelan doonto had dii uu gobolko qasmo.

Wuxuu intaas ku daray in Itoobiya ay taageersan tahay dadaalada ay Kuwayd ku doonayso in ay ku xaliso khilaafka. Dal alka Geeska Afrika ayaa taariikh ahaan ca laaqaad dhaqaale, mid milatari iyo mid siyaasadeedba la leh dalalka Khaliijka.

Waxaa sidoo kale gobolka mara Badda Cas, oo muhiim u ah ganacsiga caalami ga ah, iyadoo ay sii maraan maraakiibka shidaalka ka qaada Khaliijka ee u socda Yurub. Bishii hore ayay ahayd markii ay Qadar ciidammadeeda kala baxday xuduu dda lagu muransan yahay ee u dhaxaysa Eritrea iyo Jibuuti, arrintaas oo ay u badan tahay in ay sababtay ka dib markii ay dalal kani la safteen Sacuudiga markii uu soo if baxay khilaafka Qadar.

 

AHLUSUNNA OO EEDEYSAY DF

Maamulka Ahlusunna ayaa waxa uu sheegay DFS inay ka gaabisay wax u qab ashada dadka ku nool G/dhexe ee dalka, taasi aysan aheyn mid loo dulqaadan karo. Madaxa Warfaafinta M/G/da dhe xe ee Ahlusunna Muxudiin Cali Jimcaale (Jak uula) ayaa waxa uu sheegay DFS in Hay’ adaha caa lamiga ay gar gaar ka hesho, la akiin aysan siin xaqa uu lahaa maamulka gobolada dhexe.

Wuxuu sheegay shacabka Gda dhexe inay saameysay Abaaraha ku dhuftay dal ka, kuwaasi oo hadda ay daruufa kala du wan ku heystaan degaanada Ahlusunna ay maamusho.isagoo hey’adaha G/gaarka ka dalbaday in xaqa la simo sida M/Mulada.

DALALKII CARBEED EE CULEYSKA KU HAYEY QADAR OO WACAD KU MARAY IN AY TALLAAB OOYIN HOR LEH KA QAADI DOONAAN

4ta dal ee Carbeed ee hogaaamin aya go’doominta ka dhanka ah Qadar ay aa diidmada Doo xa ee dalabkooda ku ma cneeyay halis ammaanka gobolka ka dhan ah. War ay si wadajir ah u soo saare en Scuudi Carabiya, Baxrayn, Masar iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayay sidoo kale kaga digeen tallaabooyin dheeri ah.

Afartaas dal ayaa xiriirkii u jaray Qadar bi shii hore, iyaga oo ku eedeeyay in ay taag eerto kooxaha jihaaddoonka ah.

Qadar oo toddobaadkan horraantiisii diiday dalabka ay soo gudbiyeen dalalkan uu Sacuudigu hor kacayo ayaa iska fog aysay eedaymaha loo soo jeediyay.

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Marayk anka Rex Tillerson ayaa la filayaa in uu Isniinta gaaro dalka Kuwayd oo dhex dhex aadinaya dhibaatada Khaliijka.

War qoraal ah oo ay Khamiistii si wada jir ah u soo saareen Scuudi Carabiya, Ba xrayn, Masar iyo Isutagga Imaaraadka Ca rabta ayay ku sheegeen in diidmada Qad ar ee 13kooda dalab in ay ka dhig anta hay sida ay u doonayso in ay sii wado siy aasaddeeda ay uga golleedahay in ay ku burburiso ammaanka gobolka.

Waxaa kale oo ay ku hanjabeen in ay soo saari doonaan tallaabooyin siyaasad eed iyo mid dhaq aale oo ka dhan ah dalk aas yar ee Khaliijka ku yaalla, iyaga oo aan arrintaas faahfaahin dheeri ah ka bixi nin. Waxyaabaha ay dalalkaasi Qadar ka dal badeen waxaa ka mid ah in ay alba abada u laabto warbaahinta AlJazeera iyo in ay hoos u dhigto calaaqaadka ay Iir aan la le edahay iyo sidoo kale in ay ku soo war eejiso dadka ay argagixisonimo u raadin ayaan.

NABDOON LAGU DILAY XALAY MAKHRIBKII DULEE KA MUQDISHO

Nabadoon lagu dilay Deegaanka Weedow oo ku yaala D/Afgooye ee G/Sh/ Hoose. Nabadoonka oo lagu magacaabi jiray C/hi Axmed Weedow, ayaa waxaa la sheegay in xilligii la dilaayay uu la socday gaari noo ca raaxada ah. Dadkii goobta ka agdhaw aa,ayaa waxay sheegeen in rag bistoola do ku hubeysnaa ay si boobsi ah dhawr xabadood ugu dhufteen Nabadoonka ay aa C/lhi Axmed Weedow. Ragga dilka gaystayayana baxsadeen iyadoo baaris ay sameeyeen ciida Nisa.

DOWLADA OO SHEEGTAY IN SHAQO UU MU WAADIN SOOMAALIYEED QABAN KARO AAN LOO OGOLAAN AJAANIBTA KU SUGAN DALKA.

C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa Warbaahinta u sheegay in shaqooyin badan oo ay qaban lahaayeen Soomaalida in ay qabtaan dad ajanaanib ah, kuwaasi oo Xiligan ku Nool Magaalada Muqdisho.

Waxaa uu Sheegay in Inta uu Shaqo la’aan uu yahay Muwaadin Soomaaliyeed aan Shaqo la Siin Karin Dadka ajaanibta ah,Islamarkaana waxaa uu Tilmaamay in Arimahaasi Wax badan laga qaban Doono.

Wasiir Yariisow ayaa Xusay in Xiligan Caqabado badan ay ka Jiraan Xarunta Xalane,kaasi oo ku aa dan In Wax Canshuur ah aan laga Qaadin Ganacsatada Ajaanibta eek u Sugan Xarunta Xalane, Isag oona Sheegay in Wixii Xiligan Ka Dambeeya Lala Xisaabtami doono.

Dowlada Soomaaliya ayaa wado qorsho Shaqooyin loogu abuurayo Dhalin yarada Soomaaliyeed,Inkastoo ay Xusid mudan Tahay in Dowladii uu Hogaaminayay Xasan Sheekh Maxamuud ay Horey u Sheegtay in Shaqo uu qaban karo Muwaadin Soomaaliyeed aan loo Ogoleyn Dadka ajaanibta ah,Balse uu Amarkaasi dhaqan gali Waayay,Hayeeshee lama Oga Wax is ka badali doona Go’aanka ka Soo yeeray Xukuumada Soomaaliya.

xabsiga-3-620x330XABSI LAGU DHAX DILAY 28 MAXBUUS

Dagaalkan ayaa subaxnimadii hore ka dhacay xabsiga ammaankiisa aad loo adkeeyo ee Las Cruces oo ku yaalla magaalo xeebeedka Acapulco.

Dadka geeriyooday ayaa u dhintay jirdil ama tooreyn, iyada oo qaarkoodna madaxa laga gooyay, dowladda ayaa amartay in baaritaan la sameeyo.

Acapulco ayaa ah magaalada ugu wayn ee gobolka Guerrero, taas oo ka mid ah meelaha ay dhibaatooyinka ugu badan ka dhacaan ee dalka Maksiko, waxaana laga soo saaro daroogo badan.

Maydadka ayaa laga soo saaray jikada iyo goobta la isku booqdo ee xabsiga sida uu sheegay Roberto Álvarez oo ah afhayeenka arrimaha ammaanka ee dawladda.

Ma jirto wax astaan ah oo tilmaamaya in hub la adeegsaday ayuuna hadalkiisa sii raaciyay. Baaritaanka ayaa sidoo kale diiradda lagu saari doonaa shaqaalaha xabsiga.

"Arrintan waxaa kiciyay muran soo jiray oo dhexmaray kooxaha iska soo horjeeda ee xabsiga ku jira" ayuu hadalka ku daray.

Booliiska faderaalka iyo milatariga ayaa jaray bannaanka xabsiga Las Cruces oo la sheegay in ay maxaabiibtu buux dhaafiyeen ayna ku jiraan in kabadan 2,000 oo maxbuus.

Magaalada Acapulco ayaa ka mid ahayd magaalooyinka ugu caansan ee loo dalxiis tago, laakiin rabshadaha ayaa ku batay ka dib markii ay burcad isku dagaaleen cida gacanta ku haynaysa hawlaha sharcidarrada ah ee magaalada.

Tan ayaa ka mid ah dhacdooyin ay dad badan ku dhinteen oo Mexico ka dhacay sannadkan. Bishii May ayaana ahayd middii ugu dhimashada badnayd ee dalkaas soo marta tan iyo sannadkii 1997dii, markaas oo la billaabay in diiwaan galin rasmi ah la sameeyo iyadoo ay dhinteen 2,186 ruux.

Bishii Decembar ee 2006dii ilaa bishii May ee sannadkan waxaa dalkaas lagu dilay 188,567 sida uu dhigayo diiwaanka dawladdu.

WIIL DHOWR & TOBAN JIR AH OO GUURSADAY HAWEENAY 70 SANO KA WAYN.

Wiil dhowr iyo toban sano jir ah oo u dhashay wadanka Indonesia ayaa guursaday haweenay ku jirta da’a todobaatameeyo, taasi oo ah mid ka horimaanaysa dhaqanka iyo qaannuunka. Xaaladd an ayaa soo shaacday ka dib markii muuqaal laga duubay arooskan la soo galiyey baraha bulshada.

16ka jirka caruuska ah caaddiyan waa qof da’a yar , laakiin saraakiisha tuulada ayaa siiyey fas axa "guurkan aan la diiwaan galin” ka gadaal markii lamaanuhu ay ku hanjabeen inay isdilayaan hadii aan la aqbalin guurkooda.

16-jir-guursaday-ayeeyo-2-620x330 Marka la eego sharciga Indonesia, haweenku waxay ku guursan karaan 16 sano jir halka Rag gu ay ku guursan karaan 19 sano ugu yaraan.

Warbaahinta gudaha ayaa sheegtay in wiilka iyo haweenaydu ay ku soo koreen deegaan isku dhow iyadoo haweenaydu ay xanaannaysay wiilka xilli uu la soo darsay xannuunka duumadda.

Cik Ani, maamulaha tuulada ay ku nool yihiin lamaanahan oo dhacda Koonfurta Sumatra ayaa u she egay wakaalada wararka ee AFP "in maaddaaama wiil ka da’diisu ay yar tahay ay go’aansadeen in arooska ay ka dhigaan mid khaas ah”.

Wuxuu xusay in arooska oo dhacay 2dii bishan July ujeedkiisu ahaa "in laga dheeraado macsi” ka dhex dhacda wiilka oo magaciisa lagu sheegay Selamat, iyo haweenayda uu guursaday oo lagu magacaabo Roxaya oo da’deeda la aaminsan yahay inay u dhax ayso 71 ilaa 75 sani jir. Wiilka Aabihiis ayaa la sheegay in uu geeriyooday sanooyin ka hor, iyadoo Hooyadiisna ay mar kale guursatay.

Guurkan Roxaya waa keedii sadexaad waxaana ay leedahay dhawr caruur ah oo ay isku dhal een labadii nin ee ay horay isku guursadeen, sida wararku tibaaxayaan.

‘Xaalad dhif iyo nadir ah’

Yenni Izzi, oo ah olalleeye ka tirsan xarunta xasaradaha haweenka ee deegaanka Palembang ayaa u dhaqdhaaqa cirib tirka guurka caruurta, ayaa BBC u sheegay in guurkaasi uu yahay "Xaalad dhif iyo naadir ah”.

"Wiilku wuxuu go’aansaday guurka sabab dhaqaale iyo sharuudo jir ahaan aanay ku jirin, balse wuxuu u doortay iyadoo haweenaydu ay siisay daryeel iyo jacayl” ayuu sharaxay.

"Wali wiilku ma ahan qof isku filan illaa iyo xad, marka in uu helo dareenkaas iyo jacaylkaas wuxuu filayaa in wada noolashuhu uu yahay jawaabta, wada noolashaahuna waa inay is guursad aan.”

Maamulayaasha gobolka ayaa carrabaabay dareenka ay ka qabaan xaaladdan, laakin wali ma cadda in ay talaabo ka qaadi doonaan iyo in kale.

Wasiirka arrimaha Bulshada ee Indonesia Khofifah Indar Parawansa ayey ka soo xigtay jarii radda Jakarta Post isagoo leh "Waa mid aan macquul ahayn guurkoodu diin ahaan sababtoo ah caru usku waa ilmo”.

Gudoomiyaha gobolka Koonfurta Sumatra Governor Alex Noerdin ayaa u sheegay wargeyska Sriwijaya Post in”tani tahay mid aan caadi ahayn” ayna jirto farqi wayn oo xagga da’da ah.

"Xaaladdo badan gabdhaha ayaa ah kuwa inta badan xilli hore guursada. Laakiin guurkani u dhaxeeya ninkan yar iyo haweenayda duqda ah faahfaahin dheeraad kama bixin karo”.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip