Akhriso:-Magacyada Qoyska Reer Xaaji Gaaboow Oo Maanta Dhalinyarada Laga Xasuuqay

0
Sunday July 09, 2017 - 05:27:24 in Wararka by
  • Visits: 568
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Magacyada Qoyska Reer Xaaji Gaaboow Oo Maanta Dhalinyarada Laga Xasuuqay

    Maanta barqadii waxaa qeybo ka mid ah duleedka Magaalada muqdisho lagu rasaaseeyay Gaari Meyd siday oo ay la socdeen Qoyska Reer Xaaji Gaaboow oo ah Ganacsato Caan ka ah dalka Gaar ahaan Xaafada Macmacaanka ee degmada Dharkeenleey ee Gobolkaan Banaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta barqadii waxaa qeybo ka mid ah duleedka Magaalada muqdisho lagu rasaaseeyay Gaari Meyd siday oo ay la socdeen Qoyska Reer Xaaji Gaaboow oo ah Ganacsato Caan ka ah dalka Gaar ahaan Xaafada Macmacaanka ee degmada Dharkeenleey ee Gobolkaan Banaadir.





Dadkaan dhintay iyo kuwo kaloo dhaawacmay ayaa waday meydka Eedadood oo geeriyootay si ay usoo aasaan.

Hadab Hoos Ka Akhriso Magacyada Lixda Ruux ee geeriyootay oo Dhalinyaro ahaa.


 
1- C/casiis Xaaji Gaabow
2- Maxamed Caadil Xaaji Gaabow
3- Cabdi Jibaar Caadil Xaaji Gaabow
4-Maxamed Cumar (Maxamed Yare)
5- Zakariye Axmed Gaabow


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip