Madaxweyne Farmaajo.Oo Xil Cusub U Magacaabay Sheekh Nuur Baruud Iyo Gen,Jaamac Maxamed Qaalib

0
Sunday July 09, 2017 - 05:48:46 in Wararka by
  • Visits: 788
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo.Oo Xil Cusub U Magacaabay Sheekh Nuur Baruud Iyo Gen,Jaamac Maxamed Qaalib

    Madaxweyne Maxamed Cabdulalahi Farmaajo, ayaa u magacaabay Gen. Jaamac Maxamed Qaalib iyo Sheekh Nuur Baaruud Gurxan,inay madax u noqdaan gudigga taakuleynta Ciidamada qaranka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Maxamed Cabdulalahi Farmaajo, ayaa u magacaabay Gen. Jaamac Maxamed Qaalib iyo Sheekh Nuur Baaruud Gurxan,inay madax u noqdaan gudigga taakuleynta Ciidamada qaranka.



Gen. Jaamac Maxamed Qaalib…ayaa waxaa loo magacaabay Gudoomiyaha Guddiga halka Sheekh Nuur Baaruud  loo magacaabay gudoomiye ku xieegnka Guddigaas.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale gudigga hadiyad ahaan u siiyay kitaabka quraanka kariimka ah,wuxuuna kula dardaarmay inay dar ilaahay u gutaan masuuliyadda qaran ee loo magacaabay.


 
Madaxweynuhu wuxuu ku baaqay in soomaali isku tashato oo yeelato ciidamo difaaca dhulka,cirka iyo Badda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip