Guddoomiye Taabid oo Baarlamaanka ka hor sheegay In la Cadeeyo Maqaamka Muqdisho

0
Saturday July 08, 2017 - 18:47:12 in Wararka by
  • Visits: 424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Taabid oo Baarlamaanka ka hor sheegay In la Cadeeyo Maqaamka Muqdisho

    Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo manta ka qayb galay kalfadhiga 2aad ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka soomaaliya ayaa khudbad uu halkaasi ka jeediyay waxa uu uga hadlay arrimo badan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo manta ka qayb galay kalfadhiga 2aad ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka soomaaliya ayaa khudbad uu halkaasi ka jeediyay waxa uu uga hadlay arrimo badan oo ay ugu muhiim saneyd arrinta maqaamka caasimadda



 

.

Guddoomiye Taabid Cabdi Maxamed ayaa baarlamaanka Federaalka soomaaliya iyo Madaxda kale ee Dowladda waxa uu ka codsaday in ay ka qayb qaataan  sidii bulshada kunool caasimadda ay u yeeshaan maqaam gaar ah, maadaama muddo badan Arrinta maqaamka caasimadda laysku qilaafsanaa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip