Wararka

Abiy Axmed Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka U Dhexeeya Qowmiyadaha

0 Visits: 313 | Wednesday October 03, 2018 - 20:21:38
Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ugu baaqay mas'uuliyiinta maamulada dalkaasi inay wax ka qabtaan rabshadaha u dhexeeya qowmiyadaha qaar.

Read More »

Maamulka G/Banaadir oo hubinaya Raashiinka ay Hay'ada WFP keento dalka.

0 Visits: 251 | Wednesday October 03, 2018 - 20:11:31
Kulan ay maanta Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Cabdi Raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow iyo Wakiil hay'ada WFP ee u qaabilsan Soomaaliya Lorent Bokeira ay ku yeesheen Xarunta Dowlada Hoose ee Xamar ayaa waxaa ay kaga wadahadleen, sidii loo kontorooli lahaa Deeqaha gar-gaarka ay hay'ada keento Magaalada…

Read More »

Xildhibaanada jooga Dhuusamareeb oo dib u dhigay doorashada Gudoomuiyaha Galmudug

0 Visits: 341 | Wednesday October 03, 2018 - 19:55:51
Xildhibaanada ku sugan Magaalada Dhuusa mareeb ayaa waxaa ay sheegeen inuu dib u dhac ku yimid doorashada gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Galmudug, kadib markii dhawaan xildhibaano ku shiray Dhuusa mareeb ay xilka gudoomiyenimo ka qaadeen Cali Gacal Casir.

Read More »

Madaxweyne Gaas oo u duulay magaalada Nairobi ee dalka Kenya (SAWIRRO)

0 Visits: 384 | Wednesday October 03, 2018 - 19:49:24
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu safar shaqo ugu ambabaxay magaalda Nairobi ee dalka Kenya. Gaas ayaa safrkiisa magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ku wehelinayey qaar ka mid ah Golaha xukuumadda Puntland iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo daah-furay qorshaha Qaran ee Garsoorka Somaliland

0 Visits: 287 | Wednesday October 03, 2018 - 19:44:50
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay qorshaha qaran ee lagu hagi doono bahda garsoorka Somaliland oo muddo dheer la isku soo dubbo-ridayey.

Read More »

Xasan Sheekh Maxamuud Oo Maanta Xaadiray Kulanka BF

0 Visits: 289 | Wednesday October 03, 2018 - 19:32:43
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xaadiray kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee hadda ka socda Muqdisho ,kaasoo looga hadlaayo xeerhoosaadka Baarlamaanka. 173 Xildhibaan ayaa Kulanka goobjoog ah.

Read More »

Guddoomiyaha G/Hiiran Oo Xabsiga Dhigay Shaqaale Ka Tirsan Wasaaradda Maaliyadda Hir-Shabeelle

0 Visits: 335 | Wednesday October 03, 2018 - 19:27:52
Wararka aan ka heleyno Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Saddex ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda hir-Shabeelle la dhigay Xabsiga Magalada Baladweyne. Shaqaalahaan la xiray oo mid ka mid ah ay haweeney tahay ayaa la sheegay in amarka lagu xiray uu bixiyay Guddoomiyaha…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kharye Oo Wasaaradda Waxbarashada Ku Bogaadiyay Dardar-gelinta Qaybinta Buugaagta Iyo Hir-gelinta Manhajka Cusub Ee Waxbarashadada

0 Visits: 373 | Wednesday October 03, 2018 - 19:23:49
Ra'iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kormeeray dugsiga sare ee Jabuuti oo kamid ah iskuulladii dhawaan ay dawladdu la wareegtay, ayaa wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ku ammaanay hannaanka hufnaanta iyo dhaqsaha leh ee ay iskuulaadka…

Read More »

Kooxo hubeysan oo dil ka geystay Boosaaso

0 Visits: 299 | Wednesday October 03, 2018 - 19:19:50
Kooxo hubaysan ayaa maanta magaalada Boosaaso gaar ahaana aaga lagu magacaabo jiiro garoob ku dilay nin lagu magacaabo Siciid Maxamed Maqadeeye . Kooxda dilka geysatay ayaa la sheegay in ay ku hubeysanaayeen Bastoolado,islamarkaana dilka ka dib ay goobta ka baxsadeen.

Read More »

Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay oo soo gaaray Muqdisho

0 Visits: 312 | Wednesday October 03, 2018 - 19:07:48
Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho,iyadoo ay mas'uuliyiin ka tirsan dowlada federaalka Soomaaliya ay ku soo dhoweeyeen garoonka diyaaradaha.

Read More »

Taliye Saldhig oo Muqdisho ku xiran

0 Visits: 291 | Wednesday October 03, 2018 - 19:04:08
Ciidamo ka tirsan Booliska gobolka Banaadir ayaa xabsiga dhigay Taliyaha Ciidanka Booliska degmada Dayniile ,kaasoo maalin ka hor shaqooyin lagu sameeyay. Taliyaha Saldhigga degmada Dayniile ayaa loo heystaa weerar lagu qaaday 1-dii Bishaan degaanka Garasbaaley oo la sheegay in Ciidanka weerarkaasi…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo U Hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub Ee Ciraaq

0 Visits: 269 | Wednesday October 03, 2018 - 19:01:49
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Dalka Ciraaq Barham Saalah.

Read More »

Burcad ku baxsaday diyaarad Helikabtar ah oo Booliska Paris soo qabteen

0 Visits: 254 | Wednesday October 03, 2018 - 18:58:27
Booliska magaalada Paris ee dalka Faransiiska ayaa gacanta ku soo dhigey Redoine Faid oo ah burcad Faransiis ah kaasoo bishii July ee sanadkan ugaga baxsaday xabsi ku yaal Paris diyaarad helikabtar ah.

Read More »

Shil Khasaare geystay oo ka dhacay Mudug(SAWIRO)

0 Visits: 286 | Wednesday October 03, 2018 - 18:54:02
Gaari Xamuul ah oo sidday Qare kana baxay Koonfurta Soomaaliya ayaa ku guddoomay inta u dhaxeysa sadex higlo iyo bandiirleey gobolka Mudug. Inta la xaqiijiyay waxaa shilkaasi ku dhaawacay ilaa iyo 2 ruux sidda ay sheegeen dadka degaanka uu shilku ka dhacay.

Read More »

Akhriso:-Dadkii Ugu Badnaa Oo Ka Barakacay Rabshadihii Ka Dhacay Itoobiya

0 Visits: 281 | Wednesday October 03, 2018 - 18:49:12
Ugu yaraan 73,000 Qof ayaa ku barakacday rabshadihii ugu dambeeyay ee ka dhacay qaybo ka mid ah Dalka Itoobiya, iyadoo Afar Qofna ay ku dhinteen Todobaadyadii lasoo dhaafay Gobolka Benshangul/Gumz, sida ay Talaadadii shalay ahayd sheegtay warbaahinta Maxalliga ah ee Dalkaasi. Sida ay sheegtay warbaahinta…

Read More »

Shaqaallaha qeybta Hagista garoonka Aadan Cadde oo shaqo joojin sameeyay

0 Visits: 316 | Wednesday October 03, 2018 - 18:46:57
Ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa Risaala u sheegay in Shaqaalaha Soomaalida ee ka shaqeeya qaybta kala hagista diyaaradaha (Marshaalka) ayaa saaka shaqadii gabi ahaanba joojiyeen.

Read More »

Iran oo sheegtay in aysan albaabka ka xiran doonin wada hadal ay la furato Trump

0 Visits: 238 | Wednesday October 03, 2018 - 09:30:46
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Iiraan, Javad Zarif ayaa BBC-da u sheegay in dowladdiisu aanay xirin albaabka ay wadahadal kula furayso Madaweynaha Mareykanka Donald Trump, hasayeeshee aysan ka dhaadhacsanayn in ninkaasi uu yahay nin wadahadal lala geli karo oo la isku halayn karo. Mr Zarif ayaa…

Read More »

Gen. Indha Qarshe oo sheegay inay taageerayaan shacabka la dagaalamaya Shabaab

0 Visits: 363 | Wednesday October 03, 2018 - 09:27:37
Labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa ka taagneyd xiisad u dhaxeysay dadka shacabka ah iyo ururka Al Shabaab, iyada oo xiisdan ay ka dhalatay kadib markii shacab is abaabulay ay ka soo horjeesteen amaro Al Shabaab ay ku soo rogeen.

Read More »

Dhaq Dhaqaaqyo Ciidan Oo Ka Socda Gobolka Baay

0 Visits: 318 | Wednesday October 03, 2018 - 09:19:24
Wararka laga helayo gobolka Baay ayaa ku warramaya in saakay dhaq dhaqaaqyo iska soo horjeeda laga dareemayo deegaano ka tirsan gobolkaasi. Dhaq dhaqaaqyada oo ah kuwa ballaaran ayaa si aad ah uga socda duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay…

Read More »

Duqeyn Xoogan Oo Ka Dhacay Gobolka Sh/ Dhexe

0 Visits: 302 | Wednesday October 03, 2018 - 09:16:10
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn xalay saqdii dhexe lagu garaacay qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Dhexe. Duqeynta oo aheyd mid xoogan ayaa waxaa la sheegay in ay ka dhacday agagaarka deegaanka Basra ee gobolkaasi. Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegay in lala beegsaday goobo ay…

Read More »