Abiy Axmed Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka U Dhexeeya Qowmiyadaha

0
Wednesday October 03, 2018 - 20:21:38 in Wararka by
  • Visits: 316
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abiy Axmed Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka U Dhexeeya Qowmiyadaha

    Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ugu baaqay mas'uuliyiinta maamulada dalkaasi inay wax ka qabtaan rabshadaha u dhexeeya qowmiyadaha qaar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa ugu baaqay mas'uuliyiinta maamulada dalkaasi inay wax ka qabtaan rabshadaha u dhexeeya qowmiyadaha qaar.

Kumanaan kun oo qof ayaa ku barakacay rabshado dhexmaray qabaa’iilka qaar ee Itoobiya wada dego.
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa difaacay isbadallada socda oo ay kamid yihiin furfurnaanta siyaasadda iyo soo afjaridda colaaddii xadka ee kala dhexeeysay dalka ay deriska yihiin ee Eritrea.
Abiy Axmed ayaa hadalkan ka sheegay xilli maanta uu khudbaddiisii ugu horreysay uu ka jeedinayay shirka xisbiga EPRDF.
Wuxuuna ra’iisul wasaaraha ugu baaqay shacabka inay ka shaqeeyaan midnimada iyo amniga.

Madaxa shaqaalaha xafiiska Abiy Axmed ayaa bartiisa Twitter-ka soo geliyay qodobadii uu ka hadlay ra’iiul wasaaraha.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip