Kooxo hubeysan oo dil ka geystay Boosaaso

0
Wednesday October 03, 2018 - 19:19:50 in Wararka by
  • Visits: 300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxo hubeysan oo dil ka geystay Boosaaso

    Kooxo hubaysan ayaa maanta magaalada Boosaaso gaar ahaana aaga lagu magacaabo jiiro garoob ku dilay nin lagu magacaabo Siciid Maxamed Maqadeeye . Kooxda dilka geysatay ayaa la sheegay in ay ku hubeysanaayeen Bastoolado,islamarkaana dilka ka dib ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxo hubaysan ayaa maanta magaalada Boosaaso gaar ahaana aaga lagu magacaabo jiiro garoob ku dilay nin lagu magacaabo Siciid Maxamed Maqadeeye . Kooxda dilka geysatay ayaa la sheegay in ay ku hubeysanaayeen Bastoolado,islamarkaana dilka ka dib ay goobta ka baxsadeen.

Marxuumka la dilay ayaa ka mid ahaa iskaashatada gaadiidka Dadweynaha ee ka dhex shaqeeya xaafadaha Boosaaso .

Ciidamada Booliska ayaa gaaray goobta uu dilku ka dhacay, waxaana halkaasi ay ka bilaabeen howlgallo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip