Duqeyn Xoogan Oo Ka Dhacay Gobolka Sh/ Dhexe

0
Wednesday October 03, 2018 - 09:16:10 in Wararka by
  • Visits: 305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqeyn Xoogan Oo Ka Dhacay Gobolka Sh/ Dhexe

    Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn xalay saqdii dhexe lagu garaacay qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Dhexe. Duqeynta oo aheyd mid xoogan ayaa waxaa la sheegay in ay ka dhacday agagaarka deegaanka Basra ee gobolkaasi. Ilo lagu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn xalay saqdii dhexe lagu garaacay qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Dhexe. Duqeynta oo aheyd mid xoogan ayaa waxaa la sheegay in ay ka dhacday agagaarka deegaanka Basra ee gobolkaasi. Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegay in lala beegsaday goobo ay ku sugnaayeen Dagaalyahannada Xarakada Al Shabaab. Ma cadda khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay duqeyntaasi, maadaama waqtigu ahaa xilli habeen saq dhexe ah. Lamana oga illaa iyo hadda halka laga leeyahay diyaaradaha dagaal ee duqeynta ka fuliyay halkaasi. Inta badan diyaaradaha Mareykanka ayaa duqeymo dhinaca cirka ah ka fuliya koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip