Xasan Sheekh Maxamuud Oo Maanta Xaadiray Kulanka BF

0
Wednesday October 03, 2018 - 19:32:43 in Wararka by
  • Visits: 292
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Sheekh Maxamuud Oo Maanta Xaadiray Kulanka BF

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xaadiray kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee hadda ka socda Muqdisho ,kaasoo looga hadlaayo xeerhoosaadka Baarlamaanka. 173 Xildhibaan ayaa Kulanka goobjoog ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xaadiray kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee hadda ka socda Muqdisho ,kaasoo looga hadlaayo xeerhoosaadka Baarlamaanka. 173 Xildhibaan ayaa Kulanka goobjoog ah.

Xasan Sheekh Maxamuud oo ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, waana xildhibaan Sharafeed Baarlamaanka Soomaaliya ka mid ahaan doona inta uu nool yahay.

Waa Markii ugu horreysay oo uu Xasan Sheekh Maxamuud xaadiro kulanka Baarlamaanka tan iyo markii uu noqday Xildhibaan Sharafeed.
Dhawaan ayuu dalka dib ugu soo laabtay, waxaana uu waday Abaabul dhanka Siyaasadda ah oo uu ku doonaayo in uu Markale noqdo Madaxweynaha Soomaaliya.Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta xaadiray Kulanka BF


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip