Xildhibaanada jooga Dhuusamareeb oo dib u dhigay doorashada Gudoomuiyaha Galmudug

0
Wednesday October 03, 2018 - 19:55:51 in Wararka by
  • Visits: 342
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada jooga Dhuusamareeb oo dib u dhigay doorashada Gudoomuiyaha Galmudug

    Xildhibaanada ku sugan Magaalada Dhuusa mareeb ayaa waxaa ay sheegeen inuu dib u dhac ku yimid doorashada gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Galmudug, kadib markii dhawaan xildhibaano ku shiray Dhuusa mareeb ay xilka gudoomiyenimo ka qaadeen Cali Gaca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada ku sugan Magaalada Dhuusa mareeb ayaa waxaa ay sheegeen inuu dib u dhac ku yimid doorashada gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Galmudug, kadib markii dhawaan xildhibaano ku shiray Dhuusa mareeb ay xilka gudoomiyenimo ka qaadeen Cali Gacal Casir.



Sababta dib u dhac ayaa lagu sheegay in tahay, kadib markii musharixiinta u tartamaya xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ay dalbadeen in dib loo dhigo doorashada si ay Ololo u sameeyaan.

Ilaa iyo hada lama shaacin waqti la qabanayo doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug.

Khilaafka u dhexeeya Madaxda ugu sareysa Galmudug ayaa xiligan waxaa uu gaaray meeshii ugu xumeed





 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip