Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay oo soo gaaray Muqdisho

0
Wednesday October 03, 2018 - 19:07:48 in Wararka by
  • Visits: 315
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay oo soo gaaray Muqdisho

    Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho,iyadoo ay mas'uuliyiin ka tirsan dowlada federaalka Soomaaliya ay ku soo dhoweeyeen garoonka diyaaradaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay ee dalka Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho,iyadoo ay mas'uuliyiin ka tirsan dowlada federaalka Soomaaliya ay ku soo dhoweeyeen garoonka diyaaradaha.

Haysom ayaa xilka kala wareegaya ergeygii hore Michael Keating iyadoo xilli xasaasi ah uu dalka Soomaaliya marayo.

Wakiilka cusub ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee loo magacaabay Soomaaliya ayaa sheegay inay sharaf iyo mudnaan gaar ah u tahay inuu labada sano ee soo socota joogo Soomaaliya.

Nicholas Haysom ayaa u dhashay Dalka South Africa waxana uu ka soo shaqeeyay dalal badan oo caalamka ah.

Ergeygan cusub ee Qaramada Midoobaya ayaa mudada uu wakiilka ugaga yahay xoghayaha guud ee qaramada midoobay ay tahay labo sano,waxana uu ku soo beegmayaa imaanshihiisa iyadoo khilaaf weyn uu ka dhex jiro madaxda dowlada federalka iyo madaxda maamul goboleedyada dalka.

Ergeyga cusub ee QM oo Muqdisho yimid
2of 4



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip