Taliye Saldhig oo Muqdisho ku xiran

0
Wednesday October 03, 2018 - 19:04:08 in Wararka by
  • Visits: 293
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye Saldhig oo Muqdisho ku xiran

    Ciidamo ka tirsan Booliska gobolka Banaadir ayaa xabsiga dhigay Taliyaha Ciidanka Booliska degmada Dayniile ,kaasoo maalin ka hor shaqooyin lagu sameeyay. Taliyaha Saldhigga degmada Dayniile ayaa loo heystaa weerar lagu qaaday 1-dii Bishaan degaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo ka tirsan Booliska gobolka Banaadir ayaa xabsiga dhigay Taliyaha Ciidanka Booliska degmada Dayniile ,kaasoo maalin ka hor shaqooyin lagu sameeyay. Taliyaha Saldhigga degmada Dayniile ayaa loo heystaa weerar lagu qaaday 1-dii Bishaan degaanka Garasbaaley oo la sheegay in Ciidanka weerarkaasi qaaday uu hoggaaminaayay Taliyaha.

Ciidan uu watay Taliyaha ayaa rasaas ku furaygoob dhismo wado jaay ah uu ka socday oo ka tirsan deegaanka Garasbaaley, waxaa ku dhintay hal askari, sidoo kalena waxaa ku dhaawacmay askari kale.

Taliyaha qeybta galbeed ahna afhayeenka booliska Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble iyo kuxigeenkiisa ayaa waxa ay gaareen goobta ay wax ka dhaceen, Waxaana la sheegay in ugu dambeyntii in ay Amreen xariga Taliyaha Ciidamada Booliska Saldhigga degmada Dayniile




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip