Shil Khasaare geystay oo ka dhacay Mudug(SAWIRO)

0
Wednesday October 03, 2018 - 18:54:02 in Wararka by
  • Visits: 290
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shil Khasaare geystay oo ka dhacay Mudug(SAWIRO)

    Gaari Xamuul ah oo sidday Qare kana baxay Koonfurta Soomaaliya ayaa ku guddoomay inta u dhaxeysa sadex higlo iyo bandiirleey gobolka Mudug. Inta la xaqiijiyay waxaa shilkaasi ku dhaawacay ilaa iyo 2 ruux sidda ay sheegeen dadka degaanka uu shilku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gaari Xamuul ah oo sidday Qare kana baxay Koonfurta Soomaaliya ayaa ku guddoomay inta u dhaxeysa sadex higlo iyo bandiirleey gobolka Mudug. Inta la xaqiijiyay waxaa shilkaasi ku dhaawacay ilaa iyo 2 ruux sidda ay sheegeen dadka degaanka uu shilku ka dhacay.


Isbitaalka Magaalada Gaalkacyo ayaa la gaarsiiyay dhaawaca labadda ruux, waxaana hadda halkaasi lagu dabiibaya Xaaladooda Caafimaad.

Maamulka gobolka Mudug ayaa shalay xaqiijiyay in 6 qof ay ku dhimatay ka dib markii uu shil gaari uu ka dhacay Wadada u dhaxeysa degaanka Gawaan iyo sidoo kale degmada Hobyo ee gobolka Mudug.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip