Dadka deegaanka ayaa cabsi ka muujinaya in dagaal uu qarxo, maadaama xiisad kacsanaan ah laga dareemayto halkaasi.

Dhawaan ayey aheyd markii ay Al Shabaab ay la waregeeen gacan ku heynta Goofgaduud Buurey, inkastoo markii dambe ay dib uga baxeen deegaankaasi.