Wararka

Hoggaamiyeyaasha Ruushka iyo Kuuriyada Waqooyi oo heshiis kala saxiixday

0 Visits: 227 | Friday April 26, 2019 - 08:13:37
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un iyo madaxweynaha Russia Vladimir Putin ayaa ballan qaaday in ay yeelan doonaan xiriir dhaw, waxyar ka hor inta uusan furmin shir madaxeedki ugu horreeyay abid oo ay labada hoggaamiye yeeshaan. Shirkan ayaa ka dhacaya magaala xeebeedka Vladivostok ee dhacda…

Read More »

Dhageyso:- Shacabka Oo Loogu Baaqay In Ay U Dulqaataan Howlgalada Ka Socda Muqdisho

0 Visits: 260 | Friday April 26, 2019 - 08:08:28
Wasiirka amniga xukuumadda fedraalka Somalia Maxamed Abuukar Islow Ducaale gudoomiyaha gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho Eng: C/raxmaan Cusmaan Yariisoow iyo gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda maamulka gobolka Banaadir Maxamed C/llahi Tuulax ayaa xalay kormeeray xaafado ka tirsan…

Read More »

Ururka IGAD Oo Soo Dhaweeyey Aqoonsiga Dowladda Belgium Ee Baasabooradda Diplomaasiyiinta Ee Somalia

0 Visits: 236 | Friday April 26, 2019 - 08:02:09
Urur-gobaleedka IGAD waxay soo saareen Qoraal ay ku soo dhaweynayaan go'aankii ay Dowladda Belgium ku aqoonsatay Baasabooradda Diplomaasiyiinta iyo Shaqaalaha ee Somalia. Xoghayaha Fulinta ee IGAD, Maxbuub Maalim waxa uu tilmaamay inay Tallaabadaasi tahay mid muhiim ah oo muujinaysa sida ay u kordhayso…

Read More »

Ingiriiska oo Ciidamo u tababaraya Soomaaliland

0 Visits: 273 | Friday April 26, 2019 - 07:50:43
Kadib kulan Magalada Hargeysa ee deegaanada Soomaaliland ku dhexmaray Wafdi ka socday Taliska Ciidanka Ingiriiska ee fadhigoodu yahay Dalka Itoobiy & Mas'uuliyiin ka tirsan Maamulkaas ayaa lagu go'aamiyey in Ingiriiska uu Ciidamo u tababaro Soomaaliland.

Read More »

Orod-Yahanka Mo Farah Oo Sheegay in Dhac Xooggan Loogu Geeystay Dalka Itoobiya

0 Visits: 893 | Thursday April 25, 2019 - 09:37:11
Orod-yahanka Calaamiga ee Mo Farah ayaa sheegay in dhac xooggan loogu geystay qolkii uu ka degganaa Hotelka Yaya Africa Athletics Village oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Addis Abeba, wuxuuna sheegay in la jabsaday shandadiisa xilli uu ku maqnaa Tababar Laylin Orod.

Read More »

Maxkamad Ku Taalla Tanzania Oo Xukun Ku Ridday 7-Ruux Oo Soomaali Ah

0 Visits: 273 | Thursday April 25, 2019 - 09:26:03
Maxkamadda Sare ee Caasimadda dalka Tanzania ee Darasalaam waxaa la soo taagay 7 qof oo Soomaali ah, kuwaasi oo loo haystay inay ahaayeen Burcad-baddeed weerar u geysatay Markab marayey Xeebaha dalkaasi. Dacwad-oogaha waxa uu Maxkamadda ka hor sheegeen in Eedeysanayaasha ay bishii October 3-dii ee sannadkii…

Read More »

Xubno Ka Tirsanaa Golaha Milliteriga Ee Haya Talada Dalka Suudaan Oo Is-Casilay

0 Visits: 244 | Thursday April 25, 2019 - 09:21:32
Hadal ka soo baxay Golaha Milliteriga ee sida Ku-mel-gaarka u haya Talada dalkaasi ee TMC aya sheegay inay is-casileen 3 xubnood, kadib, markii ay Kooxaha Mucaaradka iyo Dibadbaxayaasha codsadeen in xilka laga qaado. Xubnaha is-casilay ayaan weli laga aqbalin Is-casilaadooda, sida lagu sheegay hadal…

Read More »

Maamulka G/ Banaadir iyo saraakiisha Booliska oo ka shiray Ammaanka Muqdisho

0 Visits: 305 | Thursday April 25, 2019 - 09:11:46
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eg.Yarisow) oo guddoomiyey Shirka Tubta Gobolka Banaadir ayaa amray laamaha Dawladda Hoose in ay dardar geliyaan hawllaha Nadaafadda iyo Bilicda Caasimadda maadama la galay xilli roobaadkii. Eng.Yariisow ayaa ugu baaqay…

Read More »

Sheekh Shariif oo ku soo wajahan Muqdisho iyo diyaar garow lagu soo dhoweynayo oo socda

0 Visits: 272 | Thursday April 25, 2019 - 09:08:09
Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in Magalada Muqdisho uu dib ugu soo laabto Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahana Hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo waayadaan ku maqnaa dalka dibadiisa. Magalada Muqdisho degmooyinkeeda kala duwna ayaa maalmahaan waxaa laga dareemayey…

Read More »

SAWIRO:-Xal laga gaaray dagaal beeleed ka jiray Gobolka Shabeellaha Hoose

0 Visits: 224 | Thursday April 25, 2019 - 09:04:31
Xildhibaano Odayayaal dhaqameed iyo mas'u uliyiin kale ayaa ku baxay dagaal beeleed dhawaanahaan ka tjiray degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose, kadib markii ay wada dagaalameen Beelo ku sugan degmadaas. Ugaas C/raxmaan ugaas Cabdulkaahi, Senator Naciima Ibraahim Yuusuf,Xildhibaan Daahir…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 25-KA ABRIIL 2019-KA

0 Visits: 498 | Thursday April 25, 2019 - 08:57:55
SHEEKH SHARIIF OO KU SOO WAJAHAN MUQDISHO IYO DIYAAR GAROW LAGU SOO DHOWEYNAYO OO SOCDA Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaain Magalada Muqdisho uu dib ugu soo laabto Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahana Hoggaamiy aha Xisbiga Himilo Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo waayadaan ku maqnaa dalka dibadiisa

Read More »

Dhageyso:-Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Oo La Kulmay Safiirka Yaman Ee Somalia

0 Visits: 306 | Wednesday April 24, 2019 - 21:23:26
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti ballaaran oo uu hogaaminayo safiirka dalka Yaman ee Soomaaliya Ambassador Fahad Ali Ahmed Al-Hinaq.

Read More »

Haween Kanadiyaan Oo Ku Xirnaa Hargeysa Oo La Sii Daaayey

0 Visits: 308 | Wednesday April 24, 2019 - 21:18:31
Labo haween u dhashay dalka Kanadiyaan oo lagu kala magacaabo Maymuun Cabdi oo 28-jir iyo Kariima Watt oo 23-jir ah ayaa laga sii daaayey Saldhigga Boliska ee Koodbuur ee magaalladda Hargeysa oo ay ku xirnaayeen.

Read More »

Duqa Muqdisho oo amray in la banneeyo Machadka Boostada & Isgaarsiinta

0 Visits: 284 | Wednesday April 24, 2019 - 21:17:24
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta amray in muddo labo asbuuc ah lagu banneeyo Machadka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ku yaalla degmada Shibis, si dib loogu dhiso, looguna adeeggo bulshada Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir…

Read More »

SAWIRO: Gargaar la gaarsiiyay degaanadii laga qabsaday Shabaab

0 Visits: 317 | Wednesday April 24, 2019 - 21:07:00
Ciidammada DANAB ee Xoogga Dalka ayaa tagay degaannada Sabiid iyo Caanoole iyagoo gawaaridooda ku soo raray raashiin noocyo kala duwan leh oo ay ugu talo galeen in ay uga jawaabaan dhibaatada dhinaca nolosha ah ee ka jirta deegaanadii ay dhowaan sida xoogga ah uga saareen Al-shabaab.

Read More »

Mareykanka oo shuruud adag ku xiray Suudaan

0 Visits: 260 | Wednesday April 24, 2019 - 20:56:19
Xoghaye kuxigeenka Mareykanka ee Arrimaha Afrika ayaa ka dalbatay Millateriga dalka Suudaan ina si deg deg ah xukunka ugu wareejiyaan Millateriga dadka rayidka ah.

Read More »

Puntland oo Amartay Hirgelinta Iyo Fulinta Xeerka Kufsiga

0 Visits: 255 | Wednesday April 24, 2019 - 20:39:41
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa amray Hirgelinta iyo fulinta xeerka kofsiga, iyada oo la tixraacayo go'aankii kasoo baxay shirkii Golaha Xukuumadda ee Khamiistii oo taariikhdu ahayd April, 17, 2019. Xeerka kufsiga fulintiisa iyo…

Read More »

Dhageyso:-Cabdi Qaasim Salaad Xasan oo farriin u direy Siyaasiyiinta mucaaradka

0 Visits: 282 | Wednesday April 24, 2019 - 20:35:47
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay dhibaatooyinka amnidarro ee ka jira Magalada muqdisho,isaga oo sidoo kale baaq u diray Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya. Cabdiqaasim Salad Xassan ayaa muujiyey sida uu uga xunyahay in Soomaaliya wali kusii jirto…

Read More »

Qaxootiga Ku Xiran Liibiya Oo Sheegay In Si Aan Kala Sooc Lahayn Ay U Dhaawaceen…

0 Visits: 295 | Wednesday April 24, 2019 - 20:28:09
Qaxooti iyo Muhaajiriin ku go'doonsan Xero dadka lagu hayo ee Aagga hore ee Dagaalka ee caasimadda dalka Libya ee Tripoli ayaa la sheegay in shalay si aan kala sooc lahayn loo toogtay. Ciiddanka u daacadda ah Jeneral Khaliifa Xaftar ayaa la sheegay inay geysteen weerarkaasi, iyadoo ugu yaraan 10…

Read More »

Akhriso:-Halka ay ku dambeeyaan Qoyska Caaisha ilyaas oo la sheegay inay ka guureen Gaalkacyo

0 Visits: 285 | Wednesday April 24, 2019 - 20:19:55
Saacadihii las oo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayey,sidoo kalena lagu daabacayey in qoyska Caaisho ilyaas oo aheyd Gabar lagu kufsaday laguna dilay Gaalkacyo ay u guureen deegaano ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida itoobiya.

Read More »