Dhageyso:-Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Oo La Kulmay Safiirka Yaman Ee Somalia

0
Wednesday April 24, 2019 - 21:23:26 in Wararka by
  • Visits: 311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Oo La Kulmay Safiirka Yaman Ee Somalia

    Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti ballaaran oo uu hogaaminayo safiirka dalka Yaman ee Soomaaliya Ambassador Fahad Ali Ahmed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti ballaaran oo uu hogaaminayo safiirka dalka Yaman ee Soomaaliya Ambassador Fahad Ali Ahmed Al-Hinaq.


Dhankiisa safiirka dalka Yaman ee Soomaaliya Ambassador Fahad Ali Ahmed Al-Hinaq ayaa ka mahadnaqay qaabillaadda wanaagsan ee uu kala kulmay Madaxda Puntland, isaga iyo waftiga ballaadhan ee ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha dalkaasi, waxaana uu Dowladda Puntland iyo shacabkeeda ku ammaanay sida ay ugu gurmadeen walaalahood reer Yaman ee dhibaatada ballaaran ay soo wajahaday markii dalkoodu uu galay dagaallada sokeeye.


Safiirku waxaa uu hoosta ka xariiqay in Puntland ay u fidisay gurmad iyo dib u dejin walaalahooda Yaman, waxaana uu sheegay in Yaman ay tahay garabka Soomaaliya, Soomaaliyana ay tahay Garabka Yaman.

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweyne ku-xigeenka Puntland.

Audio Player
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip