Akhriso:-Halka ay ku dambeeyaan Qoyska Caaisha ilyaas oo la sheegay inay ka guureen Gaalkacyo

0
Wednesday April 24, 2019 - 20:19:55 in Wararka by
  • Visits: 288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Halka ay ku dambeeyaan Qoyska Caaisha ilyaas oo la sheegay inay ka guureen Gaalkacyo

    Saacadihii las oo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayey,sidoo kalena lagu daabacayey in qoyska Caaisho ilyaas oo aheyd Gabar lagu kufsaday laguna dilay Gaalkacyo ay u guureen deegaano ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saacadihii las oo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayey,sidoo kalena lagu daabacayey in qoyska Caaisho ilyaas oo aheyd Gabar lagu kufsaday laguna dilay Gaalkacyo ay u guureen deegaano ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida itoobiya.

Hayeeshee Aabaha dhalay Caaisho ilyaas oo la hadlay Warbaahinada qaar ee ka howlgalla deegaanada Puntland ayaa beeniyey warkaas,waxaana uu sheegay in uu ku sugan yahay Garoowe,isla markaana Qoyskiisa ay safar u aadeen degmada Galdogob ee Gobolka Mudug.

Aabaha dhalay Caaisho Ilyaas ayaa horay ula kulmay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi deni,waxaana isaga oo la hadlayey Idaacadda Voa-da uu sheegay in uu shaki ka qabo in uu cadaalad u helo falkii loo geystay  Gabadhiisa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip