Dhageyso:- Shacabka Oo Loogu Baaqay In Ay U Dulqaataan Howlgalada Ka Socda Muqdisho

0
Friday April 26, 2019 - 08:08:28 in Wararka by
  • Visits: 263
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:- Shacabka Oo Loogu Baaqay In Ay U Dulqaataan Howlgalada Ka Socda Muqdisho

    Wasiirka amniga xukuumadda fedraalka Somalia Maxamed Abuukar Islow Ducaale gudoomiyaha gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho Eng: C/raxmaan Cusmaan Yariisoow iyo gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda maamulka gobolka Banaadir Maxamed C/l

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka amniga xukuumadda fedraalka Somalia Maxamed Abuukar Islow Ducaale gudoomiyaha gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho Eng: C/raxmaan Cusmaan Yariisoow iyo gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda maamulka gobolka Banaadir Maxamed C/llahi Tuulax ayaa xalay kormeeray xaafado ka tirsan degmooyinka qaar ee Muqdisho oo ciidamada amnigu ay baaritaano ka wadeen.

 

Degmooyinka Dayniile iyo Warta-nabada oo ka mid ahaa degmooyinkii ay kormeereen isala markaana ay ka socdeen howlgalo lagu xaqiijinayay amniga ayay ku dhiira geliyeen ciidamada iyaga oo baaq u diray shacabka.



Gudoomiye ku-xigeenka amniga iyo Siyaasadda maamulka gobolka banaadir ayaa sheegay in ay si wanaagsan u socdaan howlgalada lagu sugayo amaanka Muqdisho waxaana uu uga mahadceliyay dadka degandemooyinka gobolka sida ay ugu dul-qaadanayaan baaritaanada ay wadaan ciidamada.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Audio Player

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip