Mareykanka oo shuruud adag ku xiray Suudaan

0
Wednesday April 24, 2019 - 20:56:19 in Wararka by
  • Visits: 263
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka oo shuruud adag ku xiray Suudaan

    Xoghaye kuxigeenka Mareykanka ee Arrimaha Afrika ayaa ka dalbatay Millateriga dalka Suudaan ina si deg deg ah xukunka ugu wareejiyaan Millateriga dadka rayidka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghaye kuxigeenka Mareykanka ee Arrimaha Afrika ayaa ka dalbatay Millateriga dalka Suudaan ina si deg deg ah xukunka ugu wareejiyaan Millateriga dadka rayidka ah.

Xoghaye kuxigeenka Mareykanka ee Arrimaha Afrika Makila James ayaa Suudan ku xirtay shuruud adag in laga saaro liiska dadka maalgeliya waxa loogu yeeri argagaxisada ka s oo looga dhigay in Dadka rayidka ah xukunka lagu wareejiyey.

Shuruudaan ayaa timid kadib markii Makila James ay kulan la qaadatay madaxa kumeel gaarka ah ee golaha sare ee militariga Suudaan, Janaraal Cabddel Fataax Cabdulraxmaan Burhaan, kaas oo lagu dalbanayey in Mareykanka uu liiska dowladaha taageera Argagaxisada ka saaro dowladda Suudaan.

Waxa ay sheegtay Afrika Makila James  in taliyeyaasha militariga inay daacad yihiin isla markaasna ay si wanaagsan uga falceliyeen cosdiga shacabka reer Suudaan.

Shalay, Janaraal Burhaan waxaa uu xaqiijiyay in ciidammada aysan awood xadh-dhaaf u adeegsan doonin dibadbaxyaasha.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip