Dhageyso:-Cabdi Qaasim Salaad Xasan oo farriin u direy Siyaasiyiinta mucaaradka

0
Wednesday April 24, 2019 - 20:35:47 in Wararka by
  • Visits: 285
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Cabdi Qaasim Salaad Xasan oo farriin u direy Siyaasiyiinta mucaaradka

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay dhibaatooyinka amnidarro ee ka jira Magalada muqdisho,isaga oo sidoo kale baaq u diray Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya. Cabdiqaasim Salad Xassan ayaa muuj

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay dhibaatooyinka amnidarro ee ka jira Magalada muqdisho,isaga oo sidoo kale baaq u diray Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya. Cabdiqaasim Salad Xassan ayaa muujiyey sida uu uga xunyahay in Soomaaliya wali kusii jirto dhibaato, waxaana uu ka codsaday Siyaasiinta Soomaaliyeed in danahooda gaarka ah ay ka hor mariyaan danta guud ee dalka

Madaxweyinihii hore Cabdiqaasim Salaad Xassan ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed inay garab istaageen dowladooda, isagoo mar uu ka hadlayey dhibatooyinka amnidarro ee jira ayuu ku tilmaamay mid caqabad ku ah hormar iyo amniga Soomaaliya ka hana qaaday.
Audio Player



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip