Maxkamad Ku Taalla Tanzania Oo Xukun Ku Ridday 7-Ruux Oo Soomaali Ah

0
Thursday April 25, 2019 - 09:26:03 in Wararka by
  • Visits: 277
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamad Ku Taalla Tanzania Oo Xukun Ku Ridday 7-Ruux Oo Soomaali Ah

    Maxkamadda Sare ee Caasimadda dalka Tanzania ee Darasalaam waxaa la soo taagay 7 qof oo Soomaali ah, kuwaasi oo loo haystay inay ahaayeen Burcad-baddeed weerar u geysatay Markab marayey Xeebaha dalkaasi. Dacwad-oogaha waxa uu Maxkamadda ka hor sheeg

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Sare ee Caasimadda dalka Tanzania ee Darasalaam waxaa la soo taagay 7 qof oo Soomaali ah, kuwaasi oo loo haystay inay ahaayeen Burcad-baddeed weerar u geysatay Markab marayey Xeebaha dalkaasi. Dacwad-oogaha waxa uu Maxkamadda ka hor sheegeen in Eedeysanayaasha ay bishii October 3-dii ee sannadkii 2011-kii weerareen Markab Shidaal oo lagu magacaaboSAM A. ALLGOOD,kaasioo marayey Badweynta Hiondiya, gaar ahaan Aagga loo yaqaano xuduudka Dhaqaalaha ee dalkaasi.

 

Eedeysnayaasha waxaa la sheegay inay Ciiddanka dalkaasi is-weydaarsadeen, ka hor inta aan loo itaal-sheeganin,

Garsooraha Maxkamadda Darasalaam,Yose Mayambinawaxa uu Eedeysanayaasha ku wada xukumay xabsi Daa’im, waxaana Eedeysanayaasha la xukumay magacyadooda lagu kala sheegay: Maxamed Aadan, Bashiir Rooble, Faragani Cabdul, Ali Nuur Ali iyo Omar Maxamed oo lagu nanaaysoMudhee.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip