Wararka

Dheemanki labaad ee dunida ugu weynaa oo la helay

0 Visits: 306 | Sunday April 28, 2019 - 10:06:50
Dheemanka waxaa laga helay goobta macdinta laga soo saaro ee Karowe Dheemanki labaad ee dunida ugu weyna ayaa laga helay goob dheemanka laga soo saaro oo ku taallo dalka Botswana.

Read More »

Daacish Oo Sheegatay Weerar Ka Dhacay Bariga Sri Lanka

0 Visits: 272 | Sunday April 28, 2019 - 10:03:13
Wakaalladda Wararka u faafisa Kooxda Daacish ee AMAQ ayaa sheegtay in 3 ka mid ah Maleeshiyadooda ay Boliska dalkaasi dagaal kula galeen magaalladdaKalmunaay ee Bariga dalkaasi. Daacish waxay sheegteen inay 17 Askari ku dileen ama ku dhaawaceen weerarkaasi, balse ma aysan soo bandhigin caddaymo muujinaya…

Read More »

Ilhaan Cumar: Ma ahan wax la fiirsan karo xaaladda gurracan ee Yemen ee ay wadaan Sucuudiga iyo Imaaraatka

0 Visits: 251 | Sunday April 28, 2019 - 09:56:03
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah xildhibaannada Aqalka Koongareeska Mareykanka ayaa sheegtay in xaaladda guracan ee ay ku nool yihiin dadka Yemen ay ka dhalatay faragelinta ba'an ee ay dalkaasi ku hayaan Sucuudiga iyo Imaaraatka, qasabna ay tahay in la joojiyo. "Waxa ka socda Yemen ee ay…

Read More »

SAWIRO:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo kulan la qaatay Madaxda Hir-Shabeelle

0 Visits: 209 | Sunday April 28, 2019 - 09:51:48
Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare iyo kuxigeenkiisa iyo qaar ka mid ah Golaha wasiirada maamulkaas ayaa waxaa ay hooyga uu ka degan yahay Magaalada muqdisho ku booqdeen Madaxweynihii hore ee dowladii KMG aheyd ahna hoggaamiyaha Xisbiga himilo Qaran Sheekh Shariif sheikh Axmed. Kulan…

Read More »

Maydka haweeneey iyo ilmo yar oo laga helay guri kuyaal Suffolk

0 Visits: 208 | Sunday April 28, 2019 - 09:47:22
Haheeneey 28 jir iyo wiil yar oo afar jir ah ayaa maydkooda laga helay guri kuyaal gobolka Suffolk ee dalka Ingiriiska. Qof dadweynaha ka mid ah ayaa soo gudbiyey warka ku saabsan maydadka oo ku jiray dhisme kuyaal Park Avenue, ee magaalada Newmarket. Qof goob jooge ahaa ayaa wargayska Newmarket u sheegay…

Read More »

Jilaa caan ah oo la aqal galay gabar Soomaaliyeed

0 Visits: 253 | Sunday April 28, 2019 - 09:39:00
Idiris Elba iyo Sabirin Dhawre Idiris iyo Sabrina Dhawre ayaa arooskoodu dhacay maalin ka hor. Arooska ayaa ka dhacay Huteelka Mandarian Hotel oo ku yaalla dalka Morocco.

Read More »

Sudan: Wadahadallo lagu sheegay kuwo togan oo mucaaradka iyo milatarigu yeesheen

0 Visits: 240 | Sunday April 28, 2019 - 09:25:34
Wadahadallo lagu tilmaamay kuwo "togan" ayey wakiillo ka socday kooxaha mucaaradka ah ee waawayni la yeesheen golaha ku meel gaadhka ah ee milatariga Sudan. Madani Cabbaas oo ka mid ah gudida wadaxaajoodka u qaabilsan isbahaysiga Baaqa Xorriyada iyo Isbedelka ee mucaaradka ah ayaa BBC-da u sheegay…

Read More »

Sawirro:-Maamulka G/Banaadir Iyo Saraakiisha Booliska Oo Ka Shiray Amniga Muqdisho

0 Visits: 297 | Sunday April 28, 2019 - 09:23:00
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in maamulka iyo shacabka Gobolka ay ka go'an tahay sidii ay qeybtooda uga qaadan lahaayeen qorshe-yaasha lagu dar-dar gelinayo amniga Caasimadda. Eng. Yarisow oo guddoominayey kulan ay…

Read More »

Dhageyso:-Madaxweyne Saciid Deni Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Dowladda Federaalka

0 Visits: 292 | Sunday April 28, 2019 - 09:20:07
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhaliil u jeediyay dowladda Federaalka Soomaaliya,kadib markii xalay uu shir Jaraa'id uu uga hadlayay Safarkisii uu ku tegey dalka Isutagga Imaaraadka ku qabtay Magaalada Garoowe.

Read More »

AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 28-KA ABRIIL 2019-KA

0 Visits: 369 | Sunday April 28, 2019 - 09:11:13
LAAMAHA AMMAANKA IYO MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO KULAN YEESHAY Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ay aa sheegay in maamulka iyo shacabka Gobolka ay ka go'an tahay sidii ay qeybtooda uga qaadan lahaayeen qorsheyaas ha lagu dardar gelinayo…

Read More »

Shaqaale ka hawlgalayay gudaha dalka Nigeria oo la afduubtay

0 Visits: 289 | Saturday April 27, 2019 - 23:58:09
Kooxo hubaysan ayaa gudaha dalka Nigeria afduub ugu gaystay Labo ruux oo ka hawlgalayay shirkad ka shaqayso shidaalka iyagoona sidoo kale dilay Askeri Boolis ah oo ilaalo u ahaa.

Read More »

Shaqaalaha Isbitaalka Martiini oo eedeyn u jeediyay Wasiirka Caafimaadka

0 Visits: 200 | Saturday April 27, 2019 - 23:55:26
Shaqaalaha Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta dhigay Banaanbax ay kaga cabanayaan Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliya, sida ay sheegeen Dhaqaatiirta Isbitaalka ka shaqeynaysay.

Read More »

Ha fududeysan Warka Taliyaha Ciidanka Badda ee Itobiya!!!.

0 Visits: 836 | Saturday April 27, 2019 - 23:52:43
Taliyaha Ciidanka Badda ee Itobiya, Sareeye Guud (Admiral Guud) Birhaanu Julaa ayaa April 2019 yiri: ((Ma jiri karto Sabab aan bad la'aan u noqon karno hadda)). Waxaan nahay ummad 100 Million oo Shacaba leh.

Read More »

Siyaasi Xuseen Caydiid oo dhawaan ku dhawaaqaya Ibahaysi la magac baxay Isbahaysiga Qaranka Soomaaliyeed.

0 Visits: 316 | Saturday April 27, 2019 - 23:50:31
Warar na soo gaaraya ayaa sheegaya in dhawaan xisbi Cusub uu ku soo biiri doono Saaxada Siyaasada Soomaaliyeed.

Read More »

Igu Sawir Odayga gaaban!!!.

0 Visits: 810 | Saturday April 27, 2019 - 23:37:13
Igu Sawir Odayga gaaban, haddii aan la hureeyn in Odayga la isku sawiro walba hala Fadhiisto.kkkkk. Maxaad Ka taqaan Odayga gaaban? Kuwa isku Sawirayo ha ogaadeen. Amb.Donald Yukio Yamamoto. Saqiir ma ahan waa 66 jir Ku dhashay Washington 1953. Waxna Ku bartay Jamacadda Columbia University. 1980 ayuu…

Read More »

10 Qof Oo Lagu Dilay Iska Horimaad Ka Dhacay Yemen

0 Visits: 260 | Saturday April 27, 2019 - 23:35:32
Milliteriga Dowladda Yemen ee ay QM aqoonsan tahay iyo Maleeshiyadda Xuutiyiinta ee ay Dowladda Iiraan taageerto ayaa la sheegay inuu dagaal ku dhex maray Gobalka TACIS ee K/galbeed ee dalkaasi. Sarkaal ka tirsan Hay'addaha Ammaanka ee Dowladda dalkaasi oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha…

Read More »

Sawirro:-Taliye Indha-Qarshe Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Masar

0 Visits: 325 | Saturday April 27, 2019 - 23:33:45
Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhiga Dalka Masar oo soo gaaray Magaalada muqdisho ayaa kulan la qaatay Taliska Ciidanka Xoogga dalka kadib markii uu xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, waxayna kawada hadleen xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee dhanka ciidamada iyo…

Read More »

Kenya oo xiriir diblomaasiyadeed la yeelaneysa Somaliland

0 Visits: 271 | Saturday April 27, 2019 - 23:31:41
Dowladda Kenya ayaa sheegtay kuna dhawaaqday in xiriir diblomaasiyadeed la yeelaneyso Somaliland kaddib wakiil cusub oo markii ugu horeysay Kenya u qaabilsanaan doona xiriirka labada dhinac. Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma ayaa ku wargalisay Mr Philip Mundia Githiora oo ah Agaasimaha Wasaaradda…

Read More »

Dhalinyarro Oromiya iyo Canfarta ka kala yimid ayaa lagu soo dhaweeyay Jigjiga

0 Visits: 313 | Saturday April 27, 2019 - 23:29:45
Waxaa caasimadda Deegaanka Soomaalida ee Jigjiga soo gaadhay dhalinyaro ka kala timid degaanada Oromiya iyo Canfarta, dhalinyaradan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Jigjiga, soo dhawaynta ayaa waxaa ka qayb qaatay dhalinyarada degaanka Soomaalida. Haddaba dhalinyartan degaanka timid ayaa…

Read More »

Ilhan Cumar oo ka war bixisay Khilaafka kala dhaxeeya Trump,

0 Visits: 230 | Saturday April 27, 2019 - 23:27:55
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ah Gabadh Soomaaliyeed oo ka mid noqotay Aqalka Wakiillada ee waddanka Mareykanka ayaa Faahfaahin ka bixisay Khilaafka kala dhaxeeya Madaxweynaha Mareykanka Trump oo xoogeystay maalmihii ugu dambeeyay.

Read More »