SAWIRO:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo kulan la qaatay Madaxda Hir-Shabeelle

0
Sunday April 28, 2019 - 09:51:48 in Wararka by
  • Visits: 210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo kulan la qaatay Madaxda Hir-Shabeelle

    Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare iyo kuxigeenkiisa iyo qaar ka mid ah Golaha wasiirada maamulkaas ayaa waxaa ay hooyga uu ka degan yahay Magaalada muqdisho ku booqdeen Madaxweynihii hore ee dowladii KMG aheyd ahna hoggaamiyaha X

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare iyo kuxigeenkiisa iyo qaar ka mid ah Golaha wasiirada maamulkaas ayaa waxaa ay hooyga uu ka degan yahay Magaalada muqdisho ku booqdeen Madaxweynihii hore ee dowladii KMG aheyd ahna hoggaamiyaha Xisbiga himilo Qaran Sheekh Shariif sheikh Axmed. Kulan gaar ah ayay wada qaateen, iyaga oo iska wareestay xaaladaha guud ee dalka sigaar ah xaalada dhaqaale iyo mid amni ee deegaanada Hir-Shabeelle,waxaana Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu Madaxda Hir-Shabeelle u sheegay in uu dhawaan booqasho ugu tegi doono.

Saacadihii la soo dhaafay ayaa Madaxweynihii hore ee dowladii KMG aheyd ahna hoggaamiyaha Xisbiga himilo Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxa uu Magalada Muqdisho ka waday kulamo kala duwan oo uu la qaadanayey siyaasiyiin iyo Wakiilada Beesha Caalamka eek u sugan Magalada Muqdisho.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip