Siyaasi Xuseen Caydiid oo dhawaan ku dhawaaqaya Ibahaysi la magac baxay Isbahaysiga Qaranka Soomaaliyeed.

0
Saturday April 27, 2019 - 23:50:31 in Wararka by
  • Visits: 322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Xuseen Caydiid oo dhawaan ku dhawaaqaya Ibahaysi la magac baxay Isbahaysiga Qaranka Soomaaliyeed.

    Warar na soo gaaraya ayaa sheegaya in dhawaan xisbi Cusub uu ku soo biiri doono Saaxada Siyaasada Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar na soo gaaraya ayaa sheegaya in dhawaan xisbi Cusub uu ku soo biiri doono Saaxada Siyaasada Soomaaliyeed.

Xisbigaan cusub ayaa waxaa madax ka noqonaaya Siyaasi Xuseen Caydiid oo uu dhalay Jen. Maxamad Faarax Caydiid, waana nin gacan saar la leh Dowladda Maraykanka.

Siyaasigaan Xuseen Caydiid ayaa horay u hogaamin jiray Ururkii SNA, kaasi oo la ogaa inuu inta badan dalka uu madax uga ahaa, deegaano fara badana uu ururkaasi uga talin jiray.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip