AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 28-KA ABRIIL 2019-KA

0
Sunday April 28, 2019 - 09:11:13 in Wararka by
  • Visits: 371
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 28-KA ABRIIL 2019-KA

    LAAMAHA AMMAANKA IYO MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO KULAN YEESHAY Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ay aa sheegay in maamulka iyo shacabka Gobolka ay ka go'an tahay sidii ay qe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

LAAMAHA AMMAANKA IYO MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO KULAN YEESHAY Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ay aa sheegay in maamulka iyo shacabka Gobolka ay ka go'an tahay sidii ay qeybtooda uga qaadan lahaayeen qorsheyaas ha lagu dardar gelinayo amniga Caasimadda.


3-1-750x430

 

 


Eng. Yarisow oo guddoominayey kulan ay ka wada qeyb gal een Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Taliyeyaasha Ciidanka Ammaanka, Guddoomiye ku xigeennada Gobolka, khubaro ka socotay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay muhiimadda ay u leedahay wada shaqeynta dhinacyada kala duwan ee ammaanka iyo sida ay lagama maarmaan u tahay in la dardargeliyo istiraatiijiyadda amniga iyo dariseynta, si looga hortago falalka amnidarro oo ay ugeysanayaan AlShabaab.

Guddoomiyaha Gobolka ayaa si gaar ah ugula dardaarmay hay’adaha amniga in ay adkeeyaan wada shaqeynta dhanka amniga ee ay la leeyihiin bulshada degmooyinka, taas oo muhiim u ah qorsheyaasha xasilinta Caasimadda.

"Waxaa xaqiiq ah in weli ay jiraan caqabado dhinaca ammaanka ah iyo guulo wax ku ool ah oo la gaaray muddooyinkii la soo dhaafay,

 

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO LA KULMAY SAFIIRKA UK

Madaxweynaha Puntland , Siciid C/hi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoo we ku qaabilay wafti balaadhan oo uu hogaaminayo safiirka Ingiriiska ee Sooma aliya Ambassador Ben Fender.

Madaxweynaha Puntland ayaa ka war bixiyey kulanka muhiim ka ah ee uu la qaatay safiirka dalka Ingiriiska ee Sooma aliya. ”Waxaa shalay magaalada Garo owe nagu soo booqdey wafti uu hogaam inayo safiirka dalka UK oo ah dal saaxiib dhow la ah Soomaaliya, gaar ahaan Puntl and, kana soo qaybqaatay horumarka iyo dedaalada loogu jiro dib u kabashada Soomaaliya".

"Mashaariic badan oo wax ku ool u ah Puntland ayay hirgeliyeen, qaarkoodna wadaan, waxaan aad ugu faraxsanahay in aan shalay halkan ku yeelanay kulan, kaas oo aan uga hadalnay dhinacyada si yaasadda, Amniga iyo horumarinta inta ba, waxay ahaayeen waxyaabo wax ku ool ah, dib u milicsiga waxyaabihii qabso omay sidii loo anba qaadi lahaa marxalad da soo socota, waxay kamid ahaayeen ar rimahaasi wixii aan kawada hadalnay" Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.

Safiirka UK ee Soomaaliya Ambassa dor Ben Fender oo ka mahadnaqay soo dhoweynta heerkeedu sarayso ee uu kala kulmay Puntland ayaa sheegey in ay Ma daxweynaha Puntland ka wadahadleen siyaasadda guud ee Soomaaliya, mashaa riicda UK ka fuliso Puntland, sida Caafima adka, daweynta Xoolaha, hormarinta kaa bayaasha dhaqaalaha iyo amniga, isla markaana safiirka ayaa balan qaaday in UK ay kordhindoonto dhankeeda wada shaqaynta labada dhinac.

Kulanka uu Madxaweynuhu la qaatay Safiirka UK waxaa qayb ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga Ca bdiqafaar Cilmi Xaange, Wasiirka Wasaa radda Caafimaadka Dr. Jaamac Faarax Xasan, Agaasime kuxigeenka Madaxtoo yada Dowladda Puntland Cabdiweli Cali Timacade iyo Saraakiil ka tirsan Madaxto oyada.

MAREYKANKA OO KA BAXAYA HESHIISKA CAALAMIGA AH EE IIBINTA HUBKA

Madaxwaynaha dalka Mareykanka Do nald Trump ayaa sheegay in dalkiisa uu ka baxayo heshiiska Caalamiga ah ee iib inta Hubka. Heshiiskan ayaa waxaa sax iixay Madaxwaynihii isaga ka horeeyay ee Barack Obama, sanadkii 2013’kii iyad oona u jeedku ahaa in shuruuc loo yeelo hubka ay wadamadu kala iibsadaan.

Ururka qaran ee hubka Dowladda Mar eykanka ayaa sheegay in heshiiskan uu yahay mid si Caalami ah laguna xakame enayo hubka ay wadamado kala iibsad aan.

Dowladda Mareykanka ayaa ah dowl adda ugu sareysa ee hubkeeda dhoofisa iyadoona hubka ay iibiso 58% boqolkiiba uu ka sareeyo kan ay iibiso Dowladda Ru ushka oo ah tan labaad ee ugu sareeso iibinta hubka. Madaxwayne Donald Tru mp ayaa horay uga baxay heshiisyo dha wr ah uu horay ugalay Madaxwaynihii tala da kaga horeeyay ee Brack Obama.

SHAQAALE KA HAWLGALAYAY GUDAHA DALKA NIGERIA OO LA AFDUUBTAY

Kooxo hubaysan ayaa gudaha dalka Nigeria afduub ugu gaystay Labo ruux oo ka hawlgalayay shirkad ka shaqayso shi daalka iyagoona sidoo kale dilay Askeri Boolis ah oo ilaalo u ahaa. Weerarka sha qaalaha lagu afduubtay ayaa dhacay xilli hawlo shaqo ay kaga soo laabteebteen gobolka Bayelsa.

Afhayeenka Booliiska ayaa sheegay in ay wadaan dadaalo ku aadan sidii ay ku soo badbaadin lahaayeen shaqaalaha la’afduubtay. Illaa iyo haatan waxaanan la shaacin shaqsiyaadka la’afduubtay maga cyadooda iyo dalalka ay kasoo kala jeed aan.

Afduubka ayaa caadi ka’ah gudaha dalka Nigeria iyadoona dhawr jeer oo ho re afduubyo loo gaystay shaqaalo Ajaanib ah oo ka hawlgalayay dalka Nigeria. Hora antii Bishan haweenay British’ah ayaa ka mid noqotay labo ruux oo kooxo hubays an ay ku dileen waqooyiga magaa lada Kaduna.

Horaantii sanadkii aynu kasoo gudub nay’na afar ruux oo ukala dhashay wada mada Mareykanka iyo Canada ayaa gud aha dalka Nigeria loogu gaystay afduub.

SHAQAALAHA ISBITAALKA MARTIINI OO EEDEYN U JEEDIYAY WASIIRKA CAAFIMAADKA

Martiini-100x75 Shaqaalaha Isbitaalka Martiini ee Maga alada Muqdisho ayaa shalay dhi gay Ban aanbax ay kaga caban ay aan Wasiirka Wasaaradda Ca afimaadka Soma liya,sidaay shee geen Dhaqaatii rta Isbitaalka ka shaqeynaysay. Dhaqaati irta oo gacmaha ku wata war qado ay soo daabaceen oo cabasho ah ayaa waxa ay ku sheegeen inay ka xun yihiin hab dhaqanka ay kula dhaqantay Wasiirka Wasaaradda Caaf imaadka So maliya.

C/laahi C/raxmaan Ibraahin oo ka mid ah Shaqaalaha Isbitaalka Martiini ayaa sheegay Cadaalad daro lagula dhaqaa qay awgeed in shaqadii looga soosaa ray.Waxa ay sheegeen Wasiirka Wasaara dda Caafimaadka Xukuumadda Somaliya inay Isbitaalka keensatay Shaqsiyaad ga ar ah oo oo Shaqaalihii kale laga wada ceyriyay shaqada.

"Hab Diyaasbareen ah ayaa meesha ka dhacday ninba ninkuu yaqaanay ayaa la keenay iyadoo ay joogaan Dhaqaatiirtii iyo Shaqaalihii, maalin waliba dad ayaa la la kacaayay oo kuwa cusub ayaa la kee naayay, markaan dhahnay maxaa jirana waxaa naloogu jawaabay dowladda idin ma aqoonsano, waxaa si gaar ah noo taa batay Dhaqtar Wasiirka ku hayb ah inuu dadkii kala sooco.” Ayuu yiri Dr C/laahi C/raxmaan.

Sidoo kale dhaqaatiirta ayaa waxa ay ka codsadeen Dowladda Federalka Soma liya arrintaan si deg deg ah wax uga qa bato oo aysan fiirsan dhibaatada lagu haa yo dhalinyarada Dhaqaatiirta ee dalka wax ku bartay.

SADDEX XILDHIBAAN OO SHALAY LAGU DOORTAY MAGAALADA BAYDHABO

M/Baydhabo ee xarunta KMG ah ma amulka Koonfur Galbeed ayaa shalay la gu qabtay doorashada Kuraas ka banna an Golaha Shacabka Baarlamaanka Soo maaliya.

3XILDHIBAAN OO LA DOORTAY Cali Sheekh C/llaahi (Cali Afgooye) ay aa ku guuleytay kursiga xildhibaanimo ee uu banneeyay agaasimihii Hay’adda Nab ad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Xuseen Cismaan Xuseen. Cali Afgooye ayaa hel ay dhammaan codadkii Ergadu dhiibteen ee ahaa 51 Xu bnood, musharraxii kale ee loo diiwaan geliyay inuu la tartamo aya a goobta ka maqnaa.

Sidoo kale, Nur Siidow Baaba Xasan ayaa ku guuleystay kursiga xildhibaani mo ee uu baneeyey Marxuum Axmed Ma yow Cabdulle ( Korneyl Ruush).Nuur Sii dow ayaa helay 48Cod oo ka mid ah co dadka 50ka Ergo ee codey say, halka musharaxa kale ee Fiqi C/lla ahi uu helay 1cod, halka 1cod kale uu halaabay.

Cali Cadow Maxamed ayaa ku guuleyst aay Doorashada boos buuxinta kursiga u u banneeyaay Madaxweynaha Koonfuur galbeed ka dib markii uu helay 28cod ha lka musharaxiintii la tartameysay ay kala heleen. Cabdicasiis Cali Macallim uu he lay 16cod Sham so Ibraahim Maxamuud waxay heshay 4cod halka 3cod kale ay

halaabeen.

SHEEKH SHARIIF OO HORDHIGAY 3 QODDOB DOWLADDA SHALAY JIRTA

Shariif-696x370 Madaxweynihii dowladdii KMG ah aheyd ee Soomaaliya Sh. Shariif Sh eekh Ax med ayaa si kulul uga hadlay Xa aladda dalka, waxaana uu sheegay indo wladda Shalay jir taa aysan Mas’uuli yad badan iska saarin Xaal adda dalka.

Dowladda dhexe ee Soomaliya ayuu she egay in aysan daacad ka aheyn dagaalka ka dhanka AlShabaab.

"Shabaabkii aan shaley Mogadishu iyo gobolo badan oo dalka ah ka xureyn ey in nala yiraahdo shalay Dekeda Mog adishu ayey Canshuur ka qaataan looma dulqaadan karo, anagu Dowlada diyaarba an ula nahay inaan ku garab istaagno” ay uu yiri Shariif Sheekh Axmed.

Shariif ayaa hordhigay dowladda uu Hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo in ay Caddeyso Saddex qodob oo kala ah:

1. Wax ka qabato Amniga oo meel fog la ga keeney

2.Dhameystirka Dastuurka kumeel gaarka ah

2.Xili hore Cadeyso nooca Doorashada 2020

SIYAASI XUSEEN CAYDIID OO DHAWAAN KU DHAWAAQAYA ISBAHAYSI LA MAGAC BAXAY ISBAHAYSIGA QARANKA SOOMAALIYEED

ISBAHEYSI CUSUB OO XISB FURAYA MADAXNA U YAHAY XUSEEN CEYDIID OO LAGU DHAWAAQAYWarar na soo gaaraya ayaa sheegaya in dhawaan xisbi Cusub uu ku soo biiri do ono Saa xada Siyaasada Soomaali yeed.

Xisbigaan cusub ayaa wax aa madax ka noqonaaya Siyaasi Xuseen Caydiid oo uu dhalay Jen. Maxamad Faarax Caydiid, wa ana nin gacan saar la leh Dowladda Mar aykanka.

Siyaasigaan Xuseen Caydiid ayaa hor ay u hogaamin jiray Ururkii SNA, kaasi oo la ogaa inuu inta badan dalka uu madax u ga ahaa, deegaano fara badana uu urur kaasi uga talin jiray.

WASAARADDA BOOSTADA OO DIBUDHISAY SA XARUNTII TALEEFANNADA EE DALKA

Canshuur-696x464 Wasiirka Boosta, isgaar siinta iyo Tek noolojiyadda XFS Eng. Cabdi Canshuur Xa san ayaa shalay la wa reegay xarunta ta leef annada dalka oo ku taa lla degmada Warta Na badda ee gobalka Ban aadir.Wasiirka ayaa hadal kooban oo uu ka jee diyay gudaha xaru nta ayaa ku shee gay in ugu dambayn June 10, 2019 in dibudhis lagu billaabayo, marka lagu guulays tana dhis mahana laga dhigayo xarun tab abar oo dhal liny arada Soomaaliye ed ay ku soo bandhigaan hal abuurkooda la xari ira Teknoolojiyadda.

Qoysas ku harsan oo qayb ka ahaa dadkii ku noolaa dhismaha intii aan dow laddu dib ula soo wareegin ayaa wasiirku ku wargeliyay in ay ka guuraan inta aan la gaarin waqtiga loo qorsheeyay in uu bill aawdi dibudhiska si ay qayb uga qaa dato fududaynta adeegyada wasaaraddu bixiso iyo shaqo abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed.

Wasaaradda Boosta oo dib u soo celi yay adeegyo badan oo lagu waayay burb urkii dalka ayaa maalma ka hor waxa ay shaacisay in dibudhis lagu billaabayo xarunta machadka tababarka isgaarsiinta qaranka, arrintaas oo qayb ka ah daad ejinta adeegyada wasaaradda iyo hirgelinta halbeegyada ay ku leedahay tubaha qaranka.

MADAXWEYNIHI HORE EE ITOOBIYA OO GEERIYOODAY

GEERIDA MADAXWEYNIHII HORE EE ITOOBIYA Dr Nagaaso Gidaada Madaxweynihi hore ee dalka Itoobiya ayaa la sheegay inuu shalay ku geeriyooday dalka Jar malka. Dr Nigaaso Gida ada oo in mud da ahba xanuunsanaa waxaa la gu da biibay ey Isbitaal ku yaalla dalka Jarm al ka Madaxwey naha geeriy ooda Dr Nagaaso Gidaada 1995kii wuxuu ahaa mad axwe ynihi ugu horreeyey ee dowladda Federa alka Itoobiya, xill igi ay xoogaga EPRDF oo uu hoggaaminay ey Meles Zee naawi ay la wareegeen talada dal ka Itoob iya wuxuuna xil ka Madaxweynanim ada uu soo hayey 7 sano.

Doorashadi dalkaasi Itoobiya ka dha cday 1995kii ayaa mudane ka tirsan gol aha wakiillada shacabka Itoobiya looga soo doortay Gobolka Dambi Dolo isaga oo shaqsi ahaan iisu soo sharraxay oo aan xisbi siyaasadeed ku tiirsaneen.

Dr Nagaaso Gidaada laga billaabo dhali nyarnimadiisi wuxuu door weyn uu ku lah aa siyaasadda dalka Itoobiya gaar aha anna halgankii siyaasadeed ee dowladdi Mengiste xilka looga tuuray.

HOWLGAL LAGU SOO QABTAY BURCADBADDEED LAGUNA SII DAAYEY LAHAYSTAYAAL

Hawlgalka Ciiddanka Badda ee Mido wga Europe ka wadaan Xeebaha Soma lia ee (Operation Atalanta) ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Burcadbaddeed Soomaali ah oo dhowr maalmood ka hor ku fashilmay inay qafaashaan Labo Dooni Kalluumeysi oo laga kala lahaa dalalka Spain iyo Koonfurta Kuurya oo marayey meel 280 nautical miles ka baxsan Xe ebaha Somalia ee Badweynta Hindiya. Hadal ka soo baxay Hawlgalka Atalanta ayaa lagu sheegay inay dabagal ku same eyeen Burcadbaddeedaasi oo iyagu af duubka u adeegsaday Dooni ay Kallu um eysato Yemeniyiin lahaayeen.

Shilka Burcadbaddeeda oo dhacay muddadii u dhexeysay bishan 21dii iyo 23dii April ayaa ahaa kii ugu horreeyey ee ay Burcadbaddeedka ka geysteen me el ka baxsan Xeebaha Somalia tan iyo bi shii October ee sannadkii hore.

Markab Dagaal oo ay leeyihiin Ciidd anka Badda ee EUda ayaa la sheegay in ay dabagal ku sameeyeen Doonida ay Burcadbaddeeda u adeegsadeen weerar kii fashilmay ee ay ku qafaalan lahaayeen labada dooni ee ka baxsaday.

Hawlgalkaasi waxay ciiddanka gac anta ku soo dhigeen 5 Burcadbaddeed Soomaali iyo doonidii ay wateen, oo ay ku haysteen 23 kalluumeysato u dhalatay dalka Yemeen. Hawlgalka Operation Atal anta waxay sheegeen inay Kalluumeysat ada Yemeniyiinta iyo doonidooda sii daa yeen, balse, ay Burcadbaddeed ku haya an mid ka mid ah Maraakiibta Dagaalka ee hawlgalka ka wada Xeebaha Somalia.

XILDHIBAAN XASAN SH. MAXAMUUD OO DOWLADDA KU EEDEEYAY CABURIN

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna haatan xubin ka mid ah Baarlamaan ka Soomaaliya Md.Xasan Sh.Maxamuud ayaa sheegay in dowladnimadda Sooma aliya shalay ay mareyso meel xun oo loo baahan yahay in si deg deg ah loo badb aadiyo.

Waxaa uu sheegay Md.Xasan Sh. Dowladda Soomaaliya ay Caburin ku hey so Siyaasiyiinta qaar ee dalka ku sugan. Awood sheegashadda do wladda dhexe ee Soomaaliya ayuu sheegay inay tahay Mid dalka sii burburin karta haddii dhinac yadda kala duwan ee hoggaanka haaya aysan muujin tanaasul.

"Dalkaan hoggaamiye xoog badan iyo shacabka oo gacan bir ah lagu qabto. Af kana la qabto waa tan shalay 30 sano na dhigtay, fidnadii ka dhalatayna weli waa socotaa” ayuu yiri Xasan Sh. Max amuud.

"Dadka waa hadlayaan, haddii laga hor istaagan si walbo ahaado waa isu teg ayaan, haddii qaranka wax kasoo horjee do laga hadlana qaran dumis in la yi raa hdo waa afqabasho iyo waxaan raali la ga noqoneyn, dhaqan suubanna ma ah an” ayuu yiri markale Xasan Sh.Max amu ud. Oo daraad hadal ka jeendinayey xaflad xisbiga midnimada ku laha muqdisho

DUQA MUQDISHO OO AMAR SIIYAY MAAMULKA WADAJIR

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxma an Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo go ob fagaare ah kula hadlay bulshada De gmada Wadajir ayaa sheegay in uu socdo qorshe dhammeystiran oo lagu sii xooj inayo amniga caasimadda.

Guddoomiyaha ayaa bogaadiyey hawl gallada joogtada ah ee habeen iyo maalin ay ku guda jiraan geesiyaasha So omaal iyeed ee sugaya amniga Caasim adda, isagoona adkeeyey muhiimadda ay leed ahay doorka ay ka qaadanayaan shacab ku sugidda amniga iyo ka hortagga falal ka gurracan ee argagixisadu ay u ma leegayaan muwaadiniinta.

Eng.Yarisow ayaa kula dardaarmay bulshada Degmada Wadajir in ay u istaa gaan dardar gelinta isdhexgalka bulsh a da, deriseynta, nabadeynta iyo horumar ka Caasimada Muqdisho,iyadoo Maamul ka Gobolka Banaadir uu xoogga saarayo awood siinta shacabka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ay aa faray Maamulka Cusub ee dhowaan loo soo magacaabay Degmada Wadajir kor u qaadidda bilicda degmada, xaqiijin ta qorsheyaasha horumarineed iyo ilaalin ta fayo dhowrka.

"Maadaama Degmadu yeelatay Maam ul cusub waxaan filayaa in howlihii socd ay la sii dardargeliyo, gaar ahaan is dhe xgalka bulshada, Deriseynta, nabade yn ta iyo horumarka Caasimada”.

Duqa Muqdisho ayaa xusay in 15kii bil ood ee la soo dhaafay lagu guuleystay wada shaqeynta shacabka iyo maamulka, iyadoo la hirgeliyay barnaamijka dariseyn ta oo qeyb muhiim ah ka qaatay isku xirka shacabka iyo Maamulka, gaar ahaan ful inta adeegyada bulshada, amniga iyo dibudhiska Caasimadda

KULAMADDA SIYAASADEED EE KA SOCDA NAYROBI OO XOOGEYSTAY

Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa ka socday maalmihii ugu dambeeyay kulamo siyaasadeed oo looga soo horjeeday dowladda dhexe ee Soomaaliya , islamarkaana ay waddeen Madaxda maamul goboleedyadda iyo Siy aasiyiinta qaar.

Saacaddihii ugu dambeeyay Magaal ada Nairobi waxaa ka dhacay kulamo u dhaxeeyay Siyaasiyiin horay xilal uga soo qabtay dowladdihii dalka soo maray, M adaxda maamul goboleedyadda iyo Be esha Caalamka.

Qaar ka mid ah Madaxda maamul goboleedyadda ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay in ay kasoo hor jeedda Nidaamka Federaalka oo beesha Caalamka ay ku bixisay dhaqaallo badan in uu dalka ka hirgalo.Madaxda maamul goboleedyadda Galmudug, Puntland iyo Jubbaland ayaa Nairobi ku qabtay Kul amadii ugu ballaaran ee ay la qaataan xu bnaha taageera Soomaaliya, waxaana qa arkood ay sheegeen in dhaqaallaha loogu tala galay Soomaaliya uusan soo gaarin bilooyinkii ugu dambeeyay.

Caddaadis ballaaran ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ay kala kulmeysa kulmado ka socdo Nairobi xilli horay Siy aasiyiin ku shiray Nairobi ay u sheegeen in dowladda Soomaaliya ee hadda jirtaa ay ku fashilantay Sugitaanka Amniga dal ka.

TALIYE INDHAQARSHE OO LA KULMAY WAFDI KA SOCDAY MASAR

Wafdi ka socda Wasaaradda Gaa shaandhiga Dalka Masar oo soo gaaray Magaalada muqdisho ayaa kulan la qaa tay Taliska Ciidanka Xoogga dalka kadib markii uu xafiiskiisa ku qaabilay Taliy aha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, wa xayna kawada hadleen xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee dhanka ciidamada iyo sidii iskaashi buuxa looga sameyn lahaa in Dowlada Masar ay ka qeyb qaadato ta babarida ciidamada Xoogga Dalka soomaaliya.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka sare eye Gaas Daahir Aadan Cilmi ayaa ka wa rbixiyay kulanka iyo waxyabihii la isku af gartay, wuxuuna uga mahadceliyay Dowl ada Masar kaalinta ay ka qaadaneyso ta babarada Ciidamada Xoogga dalka Soom aaliya.

Wafdigan oo uu Hoggaaminayo Sare eye Gaas Waxiid Cizaad Ibrahim ayaa waxey imaan shahooda Muqdisho ku soo beegmeysaa xilli dhowaan madaxweyna yaasha Soomaaliya iyo Masar ay ka wa da hadleen sidii Dowladda Masar ay ugu tababari laheyd ciidamada Soomaaliya.

10 QOF OO LAGU DILAY ISKA HORIMAAD KA DHACAY YEMEN

Milliteriga Dowladda Yemen ee ay QM aqoonsan tahay iyo Maleeshiyadda Xuutiyiinta ee ay Dowladda Iiraan taa geerto ayaa la sheegay inuu dagaal ku dhex maray Gobalka TACIS ee K/galbeed ee dalkaasi.

Sarkaal ka tirsan Hay’addaha Amma anka ee Dowladda dalkaasi oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee XIN HUA ayaa sheegay inuu dagaalkaasi sha lay ka dhacay Gobalka TACIS, isla mar kaana lag udilay 10 qof, laguna dhaawac ay Tobaneeyo kale.

Labada dhinac waxaa la sheegay in ay hub culus isku weydaarsadeen Caasi madda Gobalka TACIS oo iyadana wad ata isla magaca TACIS.

Qoysas badan ayaa lagu khasbay inay ka cararaan guryahooda ku yaalla meel ku dhow goobihii lagu dagaalamay.

Bartamaha magaalladda TACIS wax aa haatan gacanta kuhaya Ciiddanka Do wladda, halka duleedka magaalladaasi iyo deegaanadda ku hareeraysan ay weli ku xooggan yihiin Maleeshiyadda xuutiy iinta oo iyagu haysta inta badan Goballad da Waqooyiga dalkaasi, oo ay ku jirto ca asimadda dalkaasi ee Sanca.

KENYA OO XIRIIR DIBLOMAASIYADEED LA YEELANEYSA SOMALILAND

Dowladda Kenya ayaa sheegtay ku na dhawaaqday in xiriir diblomaasiyade ed la yeelaneyso Somaliland kaddib wak iil cusub oo markii ugu horeysay Kenya u qaabilsanaan doona xiriirka labada

dhinac.Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma ayaa ku wargalisay Mr Philip Mundia Githiora oo ah Agaasi maha Wasaaradda inu u abuuro xiriir dub lomaasi oo dhexmara Somaliland iyo do wladda Kenya, islamarkaana uu diyaariyo halkii uu ku shaqeyn lahaa Wakiilka cus ub.

Monica Juma ayaa ayaa kulan la qa adatay Wakiilka Somaliland ee dalka Ken ya Cumar Baashe oo ay arintan ka wada hadleen. Dowladdaha Jabuuti , Itoobiyaa ayaa ku leh magaalada Hargeysa Qunsul iyado u shaqeeya qaab Safaaradeed, wa xaana ay Kenya ku biireysa labada dowla dood ee hray wakiilada ugu soo dirsaday magaalada Hargeysa.

ISQARXIN KA DHACDAY SRI LANKA IYO KHASAARO KA DHASHAY

Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi waxay shalayyto sheegeen inay heleen maydadka 15 qof, kadib, markii ay habeen hore dagaal la galeen xubno la tuhunsan yah ay inay ka tirsan yihiin Kooxda Daacish.

Ugu yaraan 4 Dagaalame Daacish ayaa la sheegay inay isqarxiyeen, kadib, mar kii ay Ciiddanka hareereeyeen dhismo ay ku jireen, waxaana halkaasi ku geeriyoot ay ugu yaraan 15 qof oo ay ku jireen 6 carruur ah.

Madaxweynaha Tanzania oo Cafis u fidiyey Kumanaan Maxaabiis ah Maydad kaasi waxaa laga helay dhismo ku yaalla Degmadda Kalmunaay ee Bariga dalka asi.

Afhayeenka Boliska dalkaasi, Ruwaan Gunasekara ayaa sheegay in 3 nin oo kale oo la rumeysan yahay inay ahaaye en Isqarxiyayaal waxaa laga helay bann anka dhismaha uu qaraxu ka dhacay.

Axadii la soo dhafaay, Qaraxyo ka dhac ay Kaniisado iyo Hoteelo ku yaalla guud ahaan dalkaasi ayaa la sheegay inay ku alka in ka badan 500 ku dhaawacmeen.

DHALINYARRO OROMIYA IYO CANFAR KA KA LA YIMID OO LAGU SOO DHAWEYAY JIGJIGA

Waxaa caasimadda Deegaanka Soo maalida ee Jigjiga soo gaadhay dhali nyaro ka kala timid degaanada Oromiya iyo Canfarta, dhalinyaradan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Jigjiga, soo dhawaynta ayaa waxaa ka qayb qa atay dhalinyarada degaanka Soomaalida.

Haddaba dhalinyartan degaanka timid ayaa socdaalkoodan ahaa mid Nabad ga lyo oo lagu midaynayo Soomaalida, Oro mada iyo Canfarta, waxayna socdaalkoo dani ugu magacdareen dhalinyartani Soc daalkii Nabadda iyo Midnimadda ee ilmo Kushitik, oo la isku yidhaahdo Sooma a li da, Oromada iyo Canfarta.

Socdaalkan ay dhalinyartani degaanka ku timid ayaa la filayaa in uu wax badan ka badali doono xidhiidhka qowmiyadahan oo waayadii u dambaysay iska xumaa.

Dadka degaanka u dhashay ayaa siya abo kala d uwan u arka imaatinka dhali nyaradan Oromiya iyo Canfarta ka socda, iyagoo qaarkood ay soo dhawaynayaan oo ay leeyihiin waa tallaabo fiican oo hors eedi karta in la isku soo dhawaado, halka kuwa kale ay leeyihiin Soomaalida waa la dagayaa waana damiir xumo in dadkii sha lay laayay dadkeena hadana aynu soo dhawayno, waa hadalada la isla dhex marayo Jigjiga.

HOWLGAL LAGU SOO QABTAY BURCADBA DED LAGUNA SII DAAYEY LAHAYST AYAAL

SHEEKH SHARIIF OYO MUDEIR Hawlgalka Ciiddanka Badda ee Mido wga Europe ka wadaan Xeebaha Soma lia ee (Operation Atalanta) ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Burcadbaddeed Soomaali ah oo dhowr maalmood ka hor ku fashilmay inay qafaashaan Labo Dooni Kalluumeysi oo laga kala lahaa dalalka Spain iyo Koonfurta Kuurya oo marayey meel 280 nautical miles ka baxsan Xeebaha Somalia ee Badweynta Hindiya.

Hadal ka soo baxay Hawlgalka Atalanta ayaa lagu sheegay inay dabagal ku sam eeyeen Burcadbaddeedaasi oo iyagu afduubka u adeegsaday Dooni ay Kalluu meysato Yemeniyiin lahaayeen.

Shilka Burcadbaddeeda oo dhacay mud dadii u dhexeysay bishan 21dii iyo 23dii April ayaa ahaa kii ugu horreeyey ee ay Burcadbaddeedka ka geysteen meel ka baxsan Xeebaha Somalia tan iyo bishii October ee sannadkii hore.

Markab Dagaal oo ay leeyihiin Ciiddan ka Badda ee EUda ayaa la sheegay inay dabagal ku sameeyeen Doonida ay Burc adbaddeeda u adeegsadeen weerarkii fa shilmay ee ay ku qafaalan lahaayeen lab ada dooni ee ka baxsaday.Hawlgalkaasi waxay ciiddanka gacanta ku soo dhigeen 5 Burcadbaddeed Soma li iyo doonidii ay wateen, oo ay ku ha ys teen 23 kalluumey sato u dhalatay dalka Yemeen.

Hawlgalka Operation Atalanta waxay she egeen inay Kalluumeysatada Yemeniyiin ta iyo doonidooda sii daayeen, balse, ay Burcadbaddeed ku hayaan mid ka mid ah Maraakiibta Dagaalka ee hawlgalka ka wada Xeebaha Somalia.

MADAXWEYNIHII HORE EE DALKA OO QAABILAY WAFUUD KALA DUWAN

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh. Sha rif Sheikh Ahmed ayaa kulan la aqaatey Safiirka midowga Africa ahna ma daxa ciidanka nabad ilaa linta ujooga Somalia ee AMISOM, Ambassa dor Franc isco Mad eira.

Madaxweynaha ayaa uga mahad ce liyey doorka nabad ilaalineed ee ay lag arab taaganyihiin Shacabka Soomaliyed.

Waxaa uu sidoo kale qaabilay Qunsulka dalka Masar u jooga Soomaaliya Tamer Saf wat oo booqasho sharafed ugu yimid Mada xweyne hore Sharif Sheikh Ahmed, isago ona uga mahad celiyey sida ay Sha cabka Soomaaliyeed ugarab taaganyihiin.

HORMUUD OO DEEQ WAXBARASHO SIISAY ARDEY SOOMAALIYEED

https://www.hiiraan.com/images/thumbnail/2019/Apr/57908895_2484823951563500_2143696813989822464_n%20-%20Copy.jpgShirkadda Isgarsiinta ee Hormuud Telec om ayaa ku soo bandhigtay magaalada Muqd isho Deeqo Waxbarasho oo ay ka faa’Iideyan doon aan Ardayada Soo maaliye ed ee dham meysa du gsiyada sa re ee dal ka. Ujeed ka Bar naa mijkan dee qda Waxbarasho ee Hormuud Tele com ayaa ah in ay kaqaybqaa dato kor u qaadidda iyo kobcinta aqo onta ardaya Soomaaliyeed ee dhammeysta dug siyada sare, deeqda waxbarasho ee ay soo bandhigay Hormuud ayaa ah heer jaama cad eed iyada oo guud ahaan ardayda dh ammeysa dugsiyada sare ay kaqaybgeli karaan islamarkaana heli kar aan deeqadan waxbarasho, ardayada buu xisa shuruuda ha ku xiran helidda deeqadan ayaa ah ku wa sida buuxda uga faa’iideysan doona dee qda waxbarasho.

Madaxa Hey’adda Hormuud Telecom Fo un dation oo ah garabka shirkadda Hormu ud u qaabilsan Gargaarka Bani’Aadanima da Cabdullaahi Nuur Cismaan oo Daahfuray munaasabadda looga dhawaaqayey Dee qdan wax barasho ayaa ku dhawaaqay in 120 Arday oo heerka 1aad ee jaamacad da ah ay ka faa’iideysan doonaan Deeqdan waxbarasho Sanadkasta, wuxuuna sharr axay habka loo qaadanayo ardayda ka faa’I ideysaneysa deeqaha waxbarahso ee Ho rmuud, isagoo sheegay in imtixaan lagu gel ayo 11 maaddo, kaas oo ay ka qaybgelay aan labada boqol ee Arday ee ugu sar reysa imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sa re iyada oo dufcadda ugu horreysana laga qaadan doono tiradaas labada boqol ah. Soo bandhigga Barnaamijkan deeqda wa xbarasho ee Hormuud waxaa kaqaybg al ay Wasiirro, Xildhibano, agaasimayaal, go bolka Banaadir, culimo, ganacsato, urura da bulshada iyo marti badan oo kala du wan

Basma Caamir guddoomiye ku xige enka arrimaha bulshada ee gobolka Bana adir oo ka hadashay munaasabadda ayaa sheegtay in ay Barnaamijka deeqada wax barasho ee Hormuud uu yahay mid muhi imad gaar ahaaneed u leh dadka Soomaali yeed ayna gobol ahaan dhiirrigelinayaan shaqada iyo howlgalka Hormuud, waxa ay sheegtay u soo jeedisay Hormuud in ardayada aan helin waxbarashada heerka jaamacadda ee kaqalin jebisay dugsiyada sare xilli hore ay muhiimad gaar ahaaneed siiso Ardaydaas.

Jawaahir Baarqab oo kuhadashay mag aca haweenka gobolka Banaadir ayaa shee gtay in ay haween ahaan aad ugu faraxsan tahay kaalinta horumarinta waxbarashada iyo soo bandhigidda Barnaamijka deeqada waxbarasho oo ay sheegtay in ay door muhiim ah ka qaadan doonto dhiirrigelinta waxbarashada dugsiga illaa Jaamacadda.

Guddoomiyaha shirkadda Hormuud Cabdi kariin Kaariye ayaa sheegay in barnaamij kan deeqda waxabrasho uu qayb ka yahay barnaamijyada lagu taakuleynayo laguna taageeryo dadka iyo dalka Soomaaliyeed, isaga oo kahadlayey dhinaca dumarka ay uu sheegay in dhammaan xarumaha waa weyn ee Hormuud ay dumarku ka shaqee yaan isaga oo xusay in 158 qof oo ah sha qaale ka geeriyooday ama ka duqoobay Hormuud kuwaas oo lagu beddelay dad ay keensadeed qoyskoodu ay 42 kamid ah ay yihiin dumar.

Cabdikariin Kaariye Guddoomiyaha shir kadda Hormuud ayaa kasheegay munaas abadda in tayeynta iyo hagaajinta jaamaca duhu ay dabooli karto baahida guud ee dhinaca waxbarashada kahaysata guud ahaan dalka.

Eng Cabdi Cashuur Xasan wasiirka Wa saaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo tek noolajiyadda ayaa sheegay in Hormuud Tel ecom ay kadhabeysay magaca ay sidato ee Isgaarsiineed isaga oo weydiistay Hormuud in dhallinyaro badan oo halabuur iyo wax barasho fiican leh ay la’yihiin meel ay kusoo bandhigaan halabuurkooda sidaas awge edna ay u baahan yihiin dhismaha meel ay kusoo bandhigaan halabuurkeeda, isaga oo ku dhiirrigeliyo shirkadaha kale in Horm uud tusaale u noqoto si iyaguna ay kaalinto

oda u qaataan.

SOMALIYA OO LA SHEEGAY INAY KA MID TAHAY DALALKA UGU KHATARSAN EE DADKA MAREYKANKA LAGU AFDUUBAN KARO

Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa dib u soo cus booneysiisay farriimaha Ammanaka ee dadka Mraaykanka ee dibedaha u safra, waxaana la soo bandhigay dalalka ugu kha tarta badan Liiska 35ka Waddan ee horey loo shaaciyey inay dadka Maraykanka halis ugu jiraan in lagu afduubto, lagana qa ato lacago madaxfurasho ah.

Bishan April 9dii ayey Waaxda Arrimaha Dibedda Mara ykanka ka digtay khatarta ay Muwaadiniinta Maraykanka kala kulmi karaan 35 Waddan oo ku baahsan Qaaradaha Adduunka.

Sida laga soo xigtay shalay Waaxda Arrimaha Dibedda Mar aykanka, waxay Xafiiska Arrimaha Qunsulliyadda waxay si dhow ula shaqeyn doonaan Xafiiska Ergayga Khaaska ee Mada xtooyadda ee Arrimaha Lahaystayaasha iyo Wakaalladaha Ma raaykanka waxay u shaqeyn doonaan badbaadinta dadka Ma raykanka ee ku sugan dalalka ka baxsan Baddaha iyo in la hor tego, lana xaliyo kiisaska Afduubka iyo in Lahayste laga dhigto.

Haddaba, qoraalka ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxa uu 4 heer u qeybiyey 35ka waddan ee Mu waadiniinta lagu afduuban karo, waxayna Waaxda Arrimaha Dib edda ka digtay inaysan kaalmo ka geysan Karin deegaanadda ay khatarta sare ka jirto.

35ka waddan ee dadka Maraykanka khatarta ugu jiraan in lagu qafaalan karo waxaa la sheegay inay ugu khatarsan yahay Wa dda madda lagu xusay Heerarka 4aad waaxayna kala yihiin Heerarkaasi sidatan:

Dalalka Heerka 4aad ee ugu khatarsan waa:

Afghanistan,CentralAfrican,Republic,Haiti,Iran,Iraq,Libya,Mali,Somalia,South Sudan,Syria,Venezuela,Yemen,

Dalalka Heerka 3aad ee Kafeker booqashadooda:

Burkina Faso,Democratic Republic of the Congo Lebanon, Niger,Nigeria,Pakistan,Sudan,Turkey,

Dalalka Heerka 2aad ee walaaca xooggan ka jiro waa:

Algeria,Bangladesh,Cameroon,Colombia,Ethiopia,Kenya,Mexico,Papua New Guinea,Philippines,Russia,Trinidad and,Tobago, Uganda,Ukraine

Dalalka Heerka 2aad ee uu Ammaanka caadiga ka jiro waa:

Angola,Malaysia

Shirka Deyn Cafinta Soomaaliya oo galay maalinkii 2aad

Wasiirka Maaliyadda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa Magaalada Adis Ab aba kaga qeybgalay Maalintii labaad Shir Looga hadlayo Horu marinta Dhaqaalaha Soomaaliya iyo dhameystirka hanaanka deyn cafinta Soomaaliya.

"Waxaa maalinkii 2aad inoo socda shirka dib u eegista Barn aam ijka sadexaad ee Deyn Cafinta Soomaal iya (SMP3) ee aan la leena hay Hey’adda lacagta adu unka ee IMF, IMF way ku qana cday dhama an si dii aan uga soo baxn ay shuruudihii SMP3, wax aana rajeyney naa in uu guul noogu soo dhamaa do” ayuu yiri Wasiir Bey le.

Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in Dowl adda Soomaaliya hada ay taagantahay meel Aduunku wada og yahay taas oo ah in dhabihii guusha ay ku socoto.

MADAXWEYNAHA TANZANIA OO CAFIS U FIDIYEY KUMANAAN MAXAABIIS AH

Madaxweynaha dalkaasi, John Magufuli waxa uu daraad caf is u fidiyey 3,520 Maxbuus, iyadoo uu dalkaasi u dabaaldegayo 55guuradii ka soo ware egtay Madaxbannaanidii dalkaasi.

Hadalqoraal oo uu saxiixay Xogha yaha Joogtadda e Wasaarad da Arrimaha Gudaha ee dalkaaei, jeneral Jacob Kingu ayuu ku sheegay in sida ugu dhaqsaha badan loo sii dayn doono 722 Maxbuus, halka 2,808 kalena dhamaysan xoonaan xukunkooda.

Waxa uu intaasi ku daray inay Maxaabiista la sii daayo gacan ka geysan doona daadlak Bulshadda ugu jirto dhismaha dalka iyo inay ka fogaan doonaan inay mar kale dembi galaan, kuna soo laabtaan Xabsiyadda.

maxaabiista ka faa’ideysan doona Cafiskaasi waxaa ku jira kuwa xukunka uu ku dhacay ka hor bishii la soo dhafaay ee Mar ch 15da iyo Maxaabiita la ildaran cudduradda khatarta ee ay ka mid ka yihiin Kan sarka, Qaaxadda iyo Cuddursidaha HIV/AIDSka.

Sidoo kale, cafiskaasi waxaa ka faa’ideysan karaa Maxaabiista ay da’dooda ka sarreyso 70sanno, haweenka uurka leh iyo kuwa ilmaha yaryar haysta iyo Maxaabiista ka xanuunsan dhimirka.

Maxaabiista aan ka faa’ideysan doonin Cafiskaasi waxaa ka mid ah kuwa dilka geysta, kuwa carruurta faraxumeeyey iyo ku wa dilay, Tahriibinta Daroogada, Tcadaiyadda iyo kuwa lagu xuk umay Xabsi Daa’im.

Si kastaba ha ahaatee, Cafiska uu Madaxweynaha dalka TZ, John Magufuli u fidiyey in ka badan 3,000 oo Maxbuus ay aa la sheegay inuu u cuiskaday Awoodiisa ku xusan Qoddobka 45aad, farqadiisa 1aad ee Dastuurka dalkaasi

HA FUDUDEYSAN WARKA TALIYAHA CIIDANKA BADDA 

EE ITOBIYA!!!.

Taliyaha Ciidanka Badda ee Itobiya, Sare eye Guud (Admiral Gu ud) Birhaanu Julaa ayaa April 2019 yiri: ((Ma jiri karto Sabab aan bad la’aan u noqon karno had da)). Wa xaan nahay ummad 100 Million oo Shacaba leh.

Itobiya hadda Bad male, waxa dhinaca Badda Ka xiga Eriteriya, Jabuuti iyo Soma liya. Eriteriya iyo Jabuuti in bad laga qaato hadda ma fududo.

Itobiya waxa ey dhisatay ciidan Bad oo qalab casri ah leh, waxa ey dhisatay Machad lagu barto culuunta badaha iyo kaluumeysiga oo 1000 Arday ey Sannadkii Ka Soo baxdo.

Admiralku ma dhihin, Deriska ayaan dekadahooda kula hesh iinay, waxa uu yiri: Waa in bad aan leenahay aan helnaa.

Dunidu ma ahan sidii hore ee sharciyada caalamaga ah la wada dhowri jiray, hadda Dalal ayaa la dumiyaa, la qabsadaa, kadibna wixii la doono ayaa la sharciyeestaa.Anniga cabsi ayaa i gashay, malaha Anigaa fulay ah, feejignaanto ma xuma ee ha fududeysan hadalka Admiral Ka, Ama dhaxdaada isku mashquul

duqeyn (1)FAAH FAAHIN:DUQEYN KA DHACDAY DEEGAANO KA TIRSAN GOBOLKA BARI

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn diyaaradeed oo gelinkii dambe daraad ka dhacday deegaano ka tirsan Gob olka Bari. Deegaanada la duqeyay ayaa waxaa ka mid ahaa Timirshe iyo Cameeyra oo ho ost aga degmada Iskushuban ee Gobolka Bari,iyadoo halkaasi ay Saldhig ku lahaay een dagaalyahano ka tirsan Daacish,wax aana ka soo baxaya warar kala duwan. Si doo kale waxaa la sheegay in dhowr Gantaal lagu dhuftay Ceel ay biyo ka dhaan sanaayeenDagaalamayaasha Daacish, wax aana ka dhashay Khasaaro isugu jira dhim asho iyo dhaawac. Saraakiil ka tirsan maamulka Puntland oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa ay ti lmaameen in duqeyta lagu dilay xubno ka tirsan Daacish oo Caan ka ahaa deega ano ka tirsan Gobolka Bari.

Dadka deegaanka ayaa iyagana xu say inay maqlayeen Jug culus oo dhace ysa, isla markaana ay arkayeen qiiq iyo u uro cir ka isku shareertay,hayeeshee ay soo waj ahday Cabsi. Deegaano ka tir

TACSI TIIRAANYO LEH

Dhammaan Reer Cigalle Gadiid Geeddoow waxay Tacsi u dirayaan

Dhammaan ilmo Jimcaagale Cigalle iyadoo ugu Tacsiyadeynaya Geeridii ku timid Xaajiyo Xaliimo Maxamed Jimcaale Cigalle oo Habeen hore ku Geeriyootay Magaalda Muqdisho , Waxaayna tacsi gaar ah u Dorayaan Qoyska Maxa,ed Jimcaale Cigalle iyo Carruutii ay ka geeriyootay Marxuum adda oo kala ah Cali Maxamed Jimcaale Cali Maraq, Aamino Maxamed Jimcaale. Mako Maxamed jImcaale iyo Carruuteeda oo kala ah Luul Maxam ed Gacal, Kaamilo Xasan iyo Abuukar Xuseen,waxaayna leeyihiin alle haka samir siiyo:MarxuumaddaXaajiyo Xaliimo Maxamed Jimcaale Cigalle naxariistii janno hak waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiina

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip