Shaqaale ka hawlgalayay gudaha dalka Nigeria oo la afduubtay

0
Saturday April 27, 2019 - 23:58:09 in Wararka by
  • Visits: 291
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqaale ka hawlgalayay gudaha dalka Nigeria oo la afduubtay

    Kooxo hubaysan ayaa gudaha dalka Nigeria afduub ugu gaystay Labo ruux oo ka hawlgalayay shirkad ka shaqayso shidaalka iyagoona sidoo kale dilay Askeri Boolis ah oo ilaalo u ahaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxo hubaysan ayaa gudaha dalka Nigeria afduub ugu gaystay Labo ruux oo ka hawlgalayay shirkad ka shaqayso shidaalka iyagoona sidoo kale dilay Askeri Boolis ah oo ilaalo u ahaa.

 0

Weerarka shaqaalaha lagu afduubtay ayaa dhacay xilli hawlo shaqo ay kaga soo laabteebteen gobolka Bayelsa.

Afhayeenka Booliiska ayaa sheegay in ay wadaan dadaalo ku aadan sidii ay kusoo badbaadin lahaayeen shaqaalaha la’afduubtay.

Illaa iyo haatan waxaanan lashaacin shaqsiyaadka la’afduubtay magacyadooda iyo dalalka ay kasoo kala jeedaan.

Afduubka ayaa caadi ka’ah gudaha dalka Nigeria iyadoona dhawr jeer oo hore afduubyo loo gaystay shaqaalo Ajaanib ah oo ka hawlgalayay dalka Nigeria.

Horaantii Bishan haweenay British’ah ayaa kamid noqotay labo ruux oo kooxo hubaysan ay ku dileen waqooyiga magaalada Kaduna.

Horaantii sanadkii aynu kasoo gudubnay’na afar ruux oo ukala dhashay wadamada Mareykanka iyo Canada ayaa gudaha dalka Nigeria loogu gaystay afduub.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip