Daacish Oo Sheegatay Weerar Ka Dhacay Bariga Sri Lanka

0
Sunday April 28, 2019 - 10:03:13 in Wararka by
  • Visits: 275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daacish Oo Sheegatay Weerar Ka Dhacay Bariga Sri Lanka

    Wakaalladda Wararka u faafisa Kooxda Daacish ee AMAQ ayaa sheegtay in 3 ka mid ah Maleeshiyadooda ay Boliska dalkaasi dagaal kula galeen magaalladdaKalmunaay ee Bariga dalkaasi. Daacish waxay sheegteen inay 17 Askari ku dileen ama ku dhaawaceen weer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakaalladda Wararka u faafisa Kooxda Daacish ee AMAQ ayaa sheegtay in 3 ka mid ah Maleeshiyadooda ay Boliska dalkaasi dagaal kula galeen magaalladdaKalmunaay ee Bariga dalkaasi. Daacish waxay sheegteen inay 17 Askari ku dileen ama ku dhaawaceen weerarkaasi, balse ma aysan soo bandhigin caddaymo muujinaya shegashadodoa.

 
Mar sii horreysay oo shalay ahayd, Afhayeenka Boliska dalka Sri Lanka, Ruwan Gunasekara ayaa sheegay in ugu yaraan 15 qof oo ay ku jireen 6 carruur lagu dilay Is-qarxin ay xubno ka tirsan Daacish ka geysteen dhismo ku yaalla meel ku dhow magaalladda Kalmunaay ee Bariga dalkaasi.

Horey waxay Kooxda Daacish u sheegteen Qaraxyadii Axaddii la soo dhaafay ka dhacay dalkaasi, oo boqolaal qof lagu dilay, laguna dhaawacay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip