Sawirro:-Taliye Indha-Qarshe Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Masar

0
Saturday April 27, 2019 - 23:33:45 in Wararka by
  • Visits: 327
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Taliye Indha-Qarshe Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Masar

    Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhiga Dalka Masar oo soo gaaray Magaalada muqdisho ayaa kulan la qaatay Taliska Ciidanka Xoogga dalka kadib markii uu xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, waxayna kawada hadleen xoojinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhiga Dalka Masar oo soo gaaray Magaalada muqdisho ayaa kulan la qaatay Taliska Ciidanka Xoogga dalka kadib markii uu xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, waxayna kawada hadleen xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee dhanka ciidamada iyo sidii iskaashi buuxa looga sameyn lahaa in Dowlada Masar ay ka qeyb qaadato tababarida ciidamada Xoogga Dalka soomaaliya.

 
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi ayaa ka warbixiyay kulanka iyo waxyabihii la isku afgartay, wuxuuna uga mahadceliyay Dowlada Masar kaalinta ay ka qaadaneyso tababarada Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya.
Wafdigan oo uu Hoggaaminayo Sareeye Gaas Waxiid Cizaad Ibrahim ayaa waxey imaan shahooda Muqdisho ku soo beegmeysaa xilli dhowaan madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar ay ka wada hadleen sidii Dowladda Masar ay ugu tababari laheyd ciidamada Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip