Jilaa caan ah oo la aqal galay gabar Soomaaliyeed

0
Sunday April 28, 2019 - 09:39:00 in Wararka by
  • Visits: 257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jilaa caan ah oo la aqal galay gabar Soomaaliyeed

    Idiris Elba iyo Sabirin Dhawre Idiris iyo Sabrina Dhawre ayaa arooskoodu dhacay maalin ka hor. Arooska ayaa ka dhacay Huteelka Mandarian Hotel oo ku yaalla dalka Morocco.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idiris Elba iyo Sabirin Dhawre Idiris iyo Sabrina Dhawre ayaa arooskoodu dhacay maalin ka hor. Arooska ayaa ka dhacay Huteelka Mandarian Hotel oo ku yaalla dalka Morocco.

Idiris Elba iyo Sabirin DhawreLahaanshaha sawirkaSEAN THOMAS Image caption

Idiris ElbaLahaanshaha sawirkaSEAN THOMAS Image captionIdiris Elba

Xafladda arooska marka ay dhaceysay, Sabrina Dhawre waxay soo xiratay dhar cad oo qoorta ka go'an oo ay caruusadaha xirtaan, Seygeedana wuxuu ku soo labbistay suud madoow shaar cad iyo taay madow isaga oo aad u dhoolla caddeynaya ayuuna ka qayb galay xafladdiisa arooska.

Xafladdooda arooska oo soconeysa seddex maalmood waxaa ka soo qayb galay saaxibbada iyo ehelada caruuska iyo caruusadda, xafladda arooska habeenka ka horreyeyna waxaa dhacday casha sharaf lagu qabtay Amanjena oo qayb ka ahayd xafladda arooskooda.

Maalinti shalayna wuxuu arooskooda ka dhacay Mandarin Oriental oo looga diyaariyey xaflad aaroos oo aad loo soo agaasimay.

Huteelka arooska uu ka dhacayLahaanshaha sawirkaMANDARIN ORIENTAL
Image captionHuteelka arooska uu ka dhacay

Iyada oo meherkooda uu dhacay sanadki 2018-kii, 26-ka April ee sanadkaasina ku iclaamiyey huteelka Ksar Char Bagh ee ku yaalla Marrakesh iney isguursanayaan.

Goobta arooska uu ka dhacayLahaanshaha sawirkaKSAR CHAR BAG
Image captionGoobta arooska uu ka dhacay
Idiris Elba iyo Sabrin DhawreLahaanshaha sawirkaSEAN THOMAS
Image captionSawir ay wada galeen arooska ka hor

Haddaan dib u milicsanno waayaha Saabiriin iyo Idiris

Saabriin Dhawre waa 29 jir asalkeedu Soomaali yahay, laakinse ku dhalatay, kuna barbaartay waqooyiga Ameerika. Idris Elba-na waa 46 jir u dhashay dalka Britain.

Saabriin DhawreLahaanshaha sawirkaINSTAGRAM
Image captionSaabriin Dhawre

Waxay muddo wada noolaayeen, una alkuman tahay jilaaga caanka ag ee Britain u dhashay Idiris Elba.

Saabriin Dhawre iyo Idiris ElbaLahaanshaha sawirkaGETTY IMAGES
Image captionSaabriin Dhawre iyo Idiris Elba

Mihnadda Saabriin waa jilaa iyo xayeysiinta dharka. Waxayna 2014-kii ay ku guulaysatay tartanka quruxda gobolka Vancouver ee dalka Canada.

XIGASHO:-BBC


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip