Wararka

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo Khudbad u jeediyay Shacabka Caabudwaaq

0 Visits: 321 | Friday June 28, 2019 - 19:26:24
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray Magaalada Caabudwaaq ee maamulka Galmudug, waxaana uu halkaasi Khudbad u jeediyay qaar ka mid ah Shacabka Magaalada. Kheyre ayaa sheegay in maalmo joogi doono Magaalada Caabudwaaq, islamarkaana uu kulamo kala duwan la yeelan doono Madaxda…

Read More »

SAWIRO:-RW ku-xigeenka Dalka oo booqday Xarumo ku yaalla Shiinaha

0 Visits: 340 | Friday June 28, 2019 - 19:10:25
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ku sugan dalka Shiinaha ayaa booqasho ku tegay xarumaha sedax shirkadood oo laba kamid ah ay ka shaqeeyaan soo saarista qalabka culus ee dhismaha iyo shirkad soo saarta gawaarida. Kadib ka qayb galkii carwada Gobalka Hunnan…

Read More »

SAWIRO:-Wasiir Sabriye oo la kulmay Odayaasha & Waxgaradka Cadaado

0 Visits: 252 | Friday June 28, 2019 - 19:06:43
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo ku sugan Magalada Cadaado ayaa Maanta kulan gaar ah waxaa uu la qaatay Odayaasha iyo waxgaradka Magaaladaas. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay Arrimaha Galmudug iyo doorka ay ku leeyihiin Odayaasha Dhaqanka Magalada Cadaado…

Read More »

Dowladda Soomaaliya & Maamulka Galmudug oo heshiis kala saxiixday

0 Visits: 263 | Friday June 28, 2019 - 19:01:21
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay magaalada Cadaado maalintii Khamiista ee ay taariikhdu ku beegnayd 27ka Juun, 2018. Ra'iisul Wasaaraha…

Read More »

Qaramada Midoobey Oo Muddo Kordhin U Sameysay Howlgalka Nabad Ilaalinta Ee Darfur

0 Visits: 291 | Friday June 28, 2019 - 18:51:35
Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa u codeeyey howlgalka nabad ilaalinta gobolka daarfuur ee dalka inuu sii socdo. Waxaana howlgalka lagu kordhiyey ilaa iyo December iyada oo marka hore qorshaha ahaa bisha November. Ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee ka bixi lahaa Daarfuur waa la hakiyey…

Read More »

Duqa Muqdisho Oo Baaq U Diray Shacabka Gobolka Banaadir

0 Visits: 261 | Friday June 28, 2019 - 18:45:03
Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Mudane; Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng;Yariisoow) oo Taallada Dhagaxtuur ee Degmada Waaberi kula hadlay qaar ka mid ah Bushada Caasimadda ayaa ku ammaanay sida waddaniyadda leh ee ay u weyneynayaan Maalmaha xorriyadda ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo.

Read More »

Kulan Dhex Maray Ra'iisul-Wasaare Kheyre Iyo Madaxweynaha Galmudug

0 Visits: 275 | Friday June 28, 2019 - 18:39:04
Waxaa xalay magaalada Cadaado gaar ahaana xarunta madaxtooyada KMG ah ee maamulkaas kulan ku yeeshay ra'iisul-wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf.

Read More »

Booliska oo sheegay in ay baarayaan dad lagu diley Ceelasha Biyaha

0 Visits: 273 | Friday June 28, 2019 - 18:01:19
Taliyaha qeybta nabad gelyada Waddooyinka ee Soomaaliya, Janaraal; Maxamed Yuusuf Cumar (Ma daale), ayaa sheegay in ay Gacanta ku hayaan Kiiska shilkii dhowaan ka dhacay Ceelasha Biyaha, markii ay Ciidanka AMISOM Gaari jiirsiiyeen Saddex muwaaddiniin Soomaaliyeed ah oo watay Mooto Bijaaj

Read More »

Taliska Booliiska Oo Ka Hadlay Toogasho Ka Dhacday Muqdisho

0 Visits: 332 | Friday June 28, 2019 - 17:53:51
Fiidnimadii hore xalay ayaa ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya waxa degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ay ku toogteen nin la sheegay in uu hubaysnaa damcnaana dilka askari ka tirsan ciidamada oo ku sugnaa koontorool ku yaalla isgooyska Boondheere.

Read More »

Shirka dhammeystirka Maamulka Hawada Soomaaliya oo la soo geba-gabeeyay

0 Visits: 301 | Friday June 28, 2019 - 17:48:27
Waxaa Maanta oo ay Taariikhdu tahay 28-ka June 2019-ka lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Addis ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya, shir ku saabsanaa heshiis ay Dowladda Soomaaliya kula soo wareegtay maamulka iyo maareeynta shaqaalaha. Shirkan oo socday muddo Afar Cisho ah ayaa looga hadlay marxaladihii…

Read More »

Dhageyso:-Sababta Ay Isku Casileen Gudigii Doorashooyinka Puntland

0 Visits: 289 | Friday June 28, 2019 - 16:25:51
Gudigii doorashooyinka Puntland aya maanta ku dhawaaqay in ay iscasileen kadib shir jiraa'iid oo ay u qabteen warfidiyeenada iyaga oo sidoo kalana faah faahin ka bixyay sababta. Xubnaha gudiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maalma ka hor waxa ay la kulmeen madaxweynaha Puntland Siciid C/llahi…

Read More »

Is-Qarxin Ka Dhacday Bartamaha Caasimadda Dalka Tunisia

0 Visits: 271 | Friday June 28, 2019 - 16:20:26
Nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu duhurnimadii maanta isku dhinac qarxiyey Gaari ay lahaayeen Boliska oo taagnaa shaaraca ug uweyn ee Bartamaha caasimadda dalkaasi ee Tunis. Boliska dalakasi oo la hadlay Wakaalladda Wararka AFP waxay sheegeen inay dhowr Askari ku dhaawacmeen Is-qarxintaasi.

Read More »

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo si kulul uga hadlay dagaal beeleedyada

0 Visits: 255 | Friday June 28, 2019 - 16:17:05
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku tilmaamay dagaal-beeleedyada ku soo noq noqday Deegaanno hoos yimaada Degmooyinka Maxaas, iyo Matabaan ee Gobolka Hiiraan inay yihiin kuwo fidno ah oo aanan la aqbali karin, isagoo ugu baaqay waxgaradka beelaha in ay joojiyaan colaadahaasi,…

Read More »

Sawirro:-RW Kheyre Iyo Madaxweyne Xaaf Oo Si Wadajir Ah Xariga Uga Jaray Xarun Ciidan

0 Visits: 303 | Friday June 28, 2019 - 16:07:53
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa manta si wada jir ah Xariga uga jaray Xarunta Qeybta 21aad ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed. Xaruntan oo ah mid isxilqaan ay ku dhiseen bulshada…

Read More »

UK: Dad U Geeriyooday Cuddur Lagu Kala Qaado Dhunkashadda, Hindhista Iyo Taabashadda

0 Visits: 254 | Friday June 28, 2019 - 15:58:00
12 qof ayaa la xaqiijiyey inay cuddurkaasi ugu geeriyoodeen GobalkaEssexoo W/barti kaga toosan caasimadda dalka Britain ee London. Cuddurkaasi oo ah nooc Bakteeriya oo naadir ku ah Caalamka ayaa waxa u si baahsan uga dillaacay Gobalkaasi, sida ay maalmihii la soo dhaafay hadal hayeen Warbaahinta dalkaasi.…

Read More »

Somali Journalist Union to Pick New Officials on Saturday

0 Visits: 817 | Friday June 28, 2019 - 15:33:45
Journalists under the umbrella of National Union of Somali Journalists (NUSOJ) are set to pick new officials in an election to be held on Saturday. This follows the commencement of General Assembly which opened Thursday with over 70 delegates from the branches arriving for the meeting taking place at…

Read More »

SAWIRO: Farmaajo oo qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee QM ee Soomaaliya

0 Visits: 211 | Friday June 28, 2019 - 15:25:53
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mudane James Swan ayaa ugu hambalyeeyay xilkan dhawaan loo soo magacaabay.

Read More »

Soomaaliya iyo Shiinaha oo iska kaashanaya horumarinta dhaqaalaha labada dal

0 Visits: 436 | Thursday June 27, 2019 - 12:57:48
Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa ka wada hadlay sidii loo horumarin lahaa iskaashiga dhanka dhaqaale ee labada dal u dhexeeya. Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo dhiggiisa dalka Shiinaha ayaa ka wada hadlay sidii labada dal ay isaga kaashan lahaayeen horumarinta…

Read More »

Ciidanka Liibiya oo qabsaday Magaalo muhiim ah

0 Visits: 358 | Thursday June 27, 2019 - 12:37:29
War ay soo saartay Dowladda Liibiya ee uu taageero caalamka ayaa lagu sheegay in ay fallaagada mucaaradka ka qabsatay goobo muhiim ah, oo ay ka mid tahay Magaalada Ghyaryan, kadib dagaal xooggan oo halkaasi ka dhacay. Saraakiisha Ciidamada ammaanka Dalka Liibiya weli kama hadlin khasaaraha rasmiga ah…

Read More »

Guddigii doorashoyinka Puntland oo Maanta sirasmi ah isku casilay

0 Visits: 353 | Thursday June 27, 2019 - 12:30:48
Waxaa gebi ahaanba Maanta ku dhawaaqay inay is-wada casileen Xubnaha guddiga doorashooyinka ku meel gaark ah ee Puntland,kadib kulan ay Maanta ku yeesheen Magalada Garoowe. Shir jaraa'id oo Warbaahinta ay u qabteen is casilaadooda kadib ayay ku sheegeen sababaha ay isku casileen duruufo gaar ah…

Read More »