Ra'iisul Wasaare Kheyre oo Khudbad u jeediyay Shacabka Caabudwaaq

0
Friday June 28, 2019 - 19:26:24 in Wararka by
  • Visits: 324
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Kheyre oo Khudbad u jeediyay Shacabka Caabudwaaq

    Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray Magaalada Caabudwaaq ee maamulka Galmudug, waxaana uu halkaasi Khudbad u jeediyay qaar ka mid ah Shacabka Magaalada. Kheyre ayaa sheegay in maalmo joogi doono Magaalada Caabudwaaq, isl

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray Magaalada Caabudwaaq ee maamulka Galmudug, waxaana uu halkaasi Khudbad u jeediyay qaar ka mid ah Shacabka Magaalada. Kheyre ayaa sheegay in maalmo joogi doono Magaalada Caabudwaaq, islamarkaana uu kulamo kala duwan la yeelan doono Madaxda maamulka Galmudug iyo odayeyaasha dhaqanka.

Waxaa uu sheegay in ay dhisi doonaan Galmudug mideysan oo dhammaan maamulkeeda siman loo qeybsado, islamarkaana laga ilaaliyay sadburi.

Waxaa soo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip