Sawirro:-RW Kheyre Iyo Madaxweyne Xaaf Oo Si Wadajir Ah Xariga Uga Jaray Xarun Ciidan

0
Friday June 28, 2019 - 16:07:53 in Wararka by
  • Visits: 306
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-RW Kheyre Iyo Madaxweyne Xaaf Oo Si Wadajir Ah Xariga Uga Jaray Xarun Ciidan

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa manta si wada jir ah Xariga uga jaray Xarunta Qeybta 21aad ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa manta si wada jir ah Xariga uga jaray Xarunta Qeybta 21aad ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed. Xaruntan oo ah mid isxilqaan ay ku dhiseen bulshada reer Cadaado ayaa Maanta si rasmi ah xariga looga jaray.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa gudiga isxilqaan ee Magaalada Cadaado boogaadiyay Howsha wanaagsan ee oo ay bulshada u hayaan isaga oo na sheegay in ay dhameystiri doonaan inta dhiman.

Sidoo kale Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa booqday Taliska Guud ee Ciidamada Nabad-sugida Galmudug oo uu dhisma xoogani ka socdo waxaana halkaasi ay salaan kaga gudoomeen cutubyo ka tirsan Ciidanka Nabad-sugida Galmudug.



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip