Dhageyso:-Sababta Ay Isku Casileen Gudigii Doorashooyinka Puntland

0
Friday June 28, 2019 - 16:25:51 in Wararka by
  • Visits: 291
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Sababta Ay Isku Casileen Gudigii Doorashooyinka Puntland

    Gudigii doorashooyinka Puntland aya maanta ku dhawaaqay in ay iscasileen kadib shir jiraa'iid oo ay u qabteen warfidiyeenada iyaga oo sidoo kalana faah faahin ka bixyay sababta. Xubnaha gudiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maalma ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudigii doorashooyinka Puntland aya maanta ku dhawaaqay in ay iscasileen kadib shir jiraa'iid oo ay u qabteen warfidiyeenada iyaga oo sidoo kalana faah faahin ka bixyay sababta. Xubnaha gudiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maalma ka hor waxa ay la kulmeen madaxweynaha Puntland Siciid C/llahi Deni,waxaana ay kala hadleen cabashooyin la xiriirta shaqada loo igmaday.

Masuul u hadlay gudiga ayaa sheegay in ay u mahadcelinayaan shacabka reer Puntland waxaa kale oo uu tilmaamay in gudigu warqadooda iscasilaadda ay u gudbiyeen madaxweynaha isla markaana uu ka aqbalay sida ay hadalka u dhigeen.


Halkaan Ka Dhageyso Codka

Audio Player
 
XIGASHO:-RADIORISAALA.COM


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip