Kulan Dhex Maray Ra'iisul-Wasaare Kheyre Iyo Madaxweynaha Galmudug

0
Friday June 28, 2019 - 18:39:04 in Wararka by
  • Visits: 276
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan Dhex Maray Ra'iisul-Wasaare Kheyre Iyo Madaxweynaha Galmudug

    Waxaa xalay magaalada Cadaado gaar ahaana xarunta madaxtooyada KMG ah ee maamulkaas kulan ku yeeshay ra'iisul-wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa xalay magaalada Cadaado gaar ahaana xarunta madaxtooyada KMG ah ee maamulkaas kulan ku yeeshay ra'iisul-wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf.

Kulankaan oo ahaa mid albaabadu ay u xirnaayeen ayaa qaatay saacado badan waxaana intiisa badan looga hadlay khilaafkii waqtiga dheer soo jiitamayay ee Galmudug iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo doorashooyinka maamulkaas.

Maalmihii la so dhafay ra’iisul-wasaare Kheyre oo ku sugnaa magaalada Cadaado waxa uu kulamo joogta ah la qaadanayay odayasha dhaqanka iyo madaxda maamulka Galmudug.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip