Wararka

Sawirro:-Shirka Amniga Muqdisho Oo Looga Hadlay Arrimo Kala Duwan

0 Visits: 275 | Sunday June 30, 2019 - 11:38:45
Waxaa xalay Qabtay Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir lagu qabtay Shir looga hadlayay amniga Magaalada Muqdisho. Shirka ayaa waxaa Guddoomiyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahan Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow,isla markaana waxaa ka qeyb galay Taliyaha Ciidanka Xoogga…

Read More »

Garoowe: Raggii loo heystay dilka iyo kufsiga gabar 12 jir ah oo mar kale dil lagu xukumay

0 Visits: 264 | Sunday June 30, 2019 - 11:35:49
Maxkamadda racfaanka gobolka Nugaal ayaa maanta xukun dil ah ku ridday saddex nin oo ku eedeysnaa gabar 12 jir ah oo lagu kufsaday laguna dilay magalada Gaalkacyo. Maxkamadda darajada koowaad ayaa horey xukun dil ah ku ridday raggan oo kala ah ; Cabdifataax Cabdiraxmaan Warsame, Cabdisalaan Cabdiraxman…

Read More »

Trump Oo La Kulmay Kim Jong, Noqdayna Madaxweynihii Ugu Horreeyey Ee Maraykan Ee Cagta Saara Waqooyiga Kuurya

0 Visits: 241 | Sunday June 30, 2019 - 11:31:11
Madaxweyne Trumpwaxa uu maanta Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un kula kulmayTuullo ku taalla xuduudka hubka ka caagan ee kala qeybiya Labada Kuurya Waa Kulankii saddexaad ee ay Labada Hoggaamiye yeeshaan labadii sanno ee la soo dhafay, iyadoo wada-xaajoodkoodalooga dan leeyahay sidii ay Dowladda…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 30-KA JUUN 2019-KA

0 Visits: 1099 | Sunday June 30, 2019 - 11:09:17
MADAXWEYNAHA PUNTLAND MD.SICIID C/HI DENI OO SAMEEYAY XIL KA QAADIS IYO MAGAACIBIS CUSUB. 1. S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere oo ahaa la taliyihiisii dhinaca Amni ga ayaa loo mag acaabay Taliyaha Ciidanka Daraawii shta Puntland. 2. S/Guuto Axmed Cali Salaad waxaa loo magacaabay Taliye Xigeenka 2aad ee Ciidanka…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Janaasada ku tukaday Marxuum Qanyare

0 Visits: 230 | Sunday June 30, 2019 - 10:50:32
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Qanyare Afrax. Madaxweynaha iyo masuuliyiinta Marxuumka ku tukaday Salaadda Janaasada ayaa Alle uga baryey in uu u naxariisto, hoygiisana ka yeelo…

Read More »

Hoggaan cusub oo loo doortay Ururka Isutaga Suxafiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ (Sawirro)

0 Visits: 212 | Sunday June 30, 2019 - 10:15:30
Waxaa maanta Muqdisho lagu qabtay doorashada guud ee Isutaga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ oo Saddexdii sanaba mar la qabto iyadoo la dooranayo Xoghayaha Guud ee Ururka, Gudoomiye, iyo Gudoomiye ku xigeen. Waxaa doorashada oo aheyd mid xiiso leh islamarkana ay u tartamayeen musharixiin kala duwan…

Read More »

Eedeysanayaal Qirtay Inay Qarxin Lahaayeen Xaruun Islaam Oo Ku Taalla Mareykanka

0 Visits: 314 | Saturday June 29, 2019 - 23:08:23
Saddex nin ayaa lagu soo eedeeyey inay qorsheynayeen inay bam ku qarxiyaan Xarunta Mujtamaca Islaamka oo ku taalla magaalladda New York ee dalkaasi. Eedeysanayaasha oo shalay la soo taagay Maxkamadda waxay qirteen inay geysteen Dembiyo Argagixiso o oay ku doonayeen inay ku qarxiyaan Xaruunta Islaamka…

Read More »

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Shir Uga Qeyb Galay Botswana

0 Visits: 302 | Saturday June 29, 2019 - 23:05:12
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa ka warbixiyey shir ku saabsan ciidamada Afrika oo uu kaga qeyb galay maalmihii lasoo dhaafay magaalada Gaborino ee dalka Botswana. Taliyaha ayaa sheegay in shirkan oo ay kasoo qeyb galeen inta badan dalalka Afrika lagaga…

Read More »

Gacan-Ku-Dhiigle British Oo Horey U Dilay Muwaadin Soomaali Ah, Maydkiisana Qariyey Oo La Xukumay

0 Visits: 381 | Saturday June 29, 2019 - 22:53:45
Gacan-ku-dhiigle Gary Hapkins oo horey u dilay Marxum Cabdi Cali, isla markaana maydkiisa qariyey muddo 8 bilood ah ayaa la soo tagaay Maxkamadda Old Baily ee ku taalla magaalladda London. Eedeysnaha waxaa lagu xukumay Xabsi 22 sanno ah, kadib, markii lagu helay inuu ka dambeeyey dilka Marxum la oran…

Read More »

Gabar Soomaali Oo Ku Hafatay Webi Ku Yaalla Dalka Britain

0 Visits: 367 | Saturday June 29, 2019 - 22:31:32
Gabar lagu magacaabi jirey Shukri Yaxye Cabdi oo 12 jir ah ayaa waxay habeenkii Khamiista ee la soo dhaafay ku hafatay Webiga Inwelli oo ku yaalla magaalladda Bury ee Greater Manchester ee Gobalka England ee dalka Britain. Saraakiisha Boliska Manchester weyn ayaa loo yeeray markii ay gabadha ku hafatay…

Read More »

Sawirro:-Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Deni Iyo Safiirka Hindiya Ee Somalia?

0 Visits: 344 | Saturday June 29, 2019 - 22:25:08
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti uu hogaaminayo safiirka dalka Hindiya ee Soomaaliya Ambassador Rahul Chabbra. Kulanka oo ahaa mid muhiimad, gaar ah leh ayaa looga hadlay, xoogana lagu saaray arrimo ay ka mid yihiin caafimaadka…

Read More »

Akhriso:-Taliyeyaal Cusub Oo Loo Magacaabay Ciidanka Daraawiishta Puntland

0 Visits: 332 | Saturday June 29, 2019 - 22:11:42
Madaxweynaha Puntland Mudane siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 33 ee Juun, 29, 2019, ku magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Puntland. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Puntland.

Read More »

SAWIRO: Maxaa looga hadlay Kulankii maanta dhexmaray Xaaf iyo Odayaasha Cadaado

0 Visits: 371 | Saturday June 29, 2019 - 18:50:26
Madaxweynaha D.G Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa Kulamo Gaar Gaar ah la qaatay Odayaasha dhaqanka Degmada Cadaado. Madaxweynaha iyo Odayaasha dhaqanka ayaa kawada hadlay sidii loola shaqeyn lahaa Maamulka ayna qeyb uga qaadan lahaayeen Odayaashu Hormarka Galmudug

Read More »

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa Sameeyay xil ka qaadis iyo magaacibis cusub.

0 Visits: 337 | Saturday June 29, 2019 - 18:42:12
1. S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere oo ahaa la taliyihiisii dhinaca Amniga ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland. 2. S/Guuto Axmed Cali Salaad waxaa loo magacaabay Taliye Xigeenka 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Puntland.

Read More »

Taliyaha CXDS oo Botswana kaga qeyb galay shirka Ciidanka Qaaradda Afrika

0 Visits: 379 | Saturday June 29, 2019 - 18:35:35
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa ka warbixiyey shirk u saabsan ciidamada Afrika oo uu kaga qeyb galay maalmihii lasoo dhaafay magaalada Gaborino ee dalka Botswana. Taliyaha ayaa sheegay in shirkan oo ay kasoo qeyb galeen inta badan dalalka Afrika lagaga…

Read More »

Ma taqaan Luqadda Ciyaalka Xaafadda!!!.

0 Visits: 1367 | Saturday June 29, 2019 - 15:51:13
Luqaduhu waa koraan, waana isbedlaan ama dhintaan waqti kadib, sida ey sheegaan Culimada Luuqaduhu. Waqtiyadaan dambe waxaa soo batay Kalmado ku soo kordhay Luqadda Somaliga oo badanaa ey isku Fahmaan dhalin yarada Jiilka Cusub. Waxaan dhageystay Dhalin yaro Somali ah oo sheekeeysanayo, laakin dhowr…

Read More »

Xulista xubnaha baarlamaanka Jubbalaan oo ka billaabatay Kismaayo

0 Visits: 370 | Saturday June 29, 2019 - 15:04:08
Iyada oo ay dhowr todobaad oo kaliya ka harsan tahay doorashada xildhibaanad iyo madaxda fulinta ee dowlad goboleedka Jubbalaan ayaa waxaa magaalada Kismaayo ee ee xarunta kumeelgaarka ah ee Jubbaland ku sii qulqulaya odayaasha dhaqanka Jubalaan si ay u soo xulaan xildhibaanada Baarlamaanka Jubbalaan.

Read More »

Sida Ay Noqon Karto Shaxda Man United Xilli Ciyaareedka Danbe Haddii Aubameyang Oo Ku Soo Biiro Saxiixyada Cusub Wan-Bissaka Iyo James

0 Visits: 955 | Saturday June 29, 2019 - 14:54:14
Isbedelkii uu doonayay tababare Ole Gunnar Solskjaer ee xagaagan ayaa howshiisa ay socotaa. Tababaraha Manchester United ayaa durbaba waxa uu la soo wareegay da' yarka xulka Wales Daniel James oo uu 15 milyan ginni uga soo iibsaday Sewwansea.

Read More »

SAWIRO: Gudoomiyaha Aqalka Sare oo qaabilay Wafdi ka socda QM

0 Visits: 352 | Saturday June 29, 2019 - 14:05:42
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qaabilay wakiilka gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Md James Swan. Labada dhinac waxa ay ka wada hadleen xaalada Guud ee Dalka iyo Doorashooyinka la filayo. Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa wakiilka ka codsaday in la…

Read More »

Ethiopian Airlines oo shaacisay xilliga ay duulimaadka ugu horreya ku tagayso Puntland

0 Visits: 330 | Saturday June 29, 2019 - 14:03:02
Shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ayaa shaacisay duulimaadyo cusub oo ay ka samaynayso Garoowe iyo Boosaaso kuwaasoo billaaban doona 15 ka bisha July ee sannadkan 2019ka. Jadwalka duulimaadka lambarkiisu yahay ET 0368 ayaa ku billaabanaya Boosaaso, waxaana ay diyaaradu Addis Ababa kasoo duulaysaa…

Read More »