Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Janaasada ku tukaday Marxuum Qanyare

0
Sunday June 30, 2019 - 10:50:32 in Wararka by
  • Visits: 234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Janaasada ku tukaday Marxuum Qanyare

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Qanyare Afrax. Madaxweynaha iyo masuuliyiinta Marxuumka ku tukaday Salaadda Janaasada aya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Qanyare Afrax. Madaxweynaha iyo masuuliyiinta Marxuumka ku tukaday Salaadda Janaasada ayaa Alle uga baryey in uu u naxariisto, hoygiisana ka yeelo jannada. Sidoo kale, waxa ay samir iyo iimaan u rajeeyeen qoyskiisa iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodey. Janaasada Marxuum Marxuum Maxamed Qanyare Afrax waxaa ka qayb galay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaannada Labada Gole, masuuliyiin heer Gobol ah iyo qaar ka mid ah duubabka dhaqanka.
WhatsApp Image 2019-06-30 at 9.45.28 AM
WhatsApp Image 2019-06-30 at 9.45.28 AM 1
WhatsApp Image 2019-06-30 at 9.45.29 AM
WhatsApp Image 2019-06-30 at 9.45.31 AM
WhatsApp Image 2019-06-30 at 9.45.28 AM
WhatsApp Image 2019-06-30 at 9.45.30 AM
WhatsApp Image 2019-06-30 at 9.45.29 AM
WhatsApp Image 2019-06-30 at 9.45.30 AM 1
WhatsApp Image 2019-06-30 at 9.45.28 AM 1
©2019 Villa Somalia | Villa Somalia, Mogadishu, Somalia - Media@presidency.gov.so
 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip