SAWIRO: Maxaa looga hadlay Kulankii maanta dhexmaray Xaaf iyo Odayaasha Cadaado

0
Saturday June 29, 2019 - 18:50:26 in Wararka by
  • Visits: 376
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO: Maxaa looga hadlay Kulankii maanta dhexmaray Xaaf iyo Odayaasha Cadaado

    Madaxweynaha D.G Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa Kulamo Gaar Gaar ah la qaatay Odayaasha dhaqanka Degmada Cadaado. Madaxweynaha iyo Odayaasha dhaqanka ayaa kawada hadlay sidii loola shaqeyn lahaa Maamulka ayna qeyb uga qaadan lahaayeen Odaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha D.G Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa Kulamo Gaar Gaar ah la qaatay Odayaasha dhaqanka Degmada Cadaado. Madaxweynaha iyo Odayaasha dhaqanka ayaa kawada hadlay sidii loola shaqeyn lahaa Maamulka ayna qeyb uga qaadan lahaayeen Odayaashu Hormarka Galmudug

Waxa uu Madaxweynuhu sheegay in loo baahanyahay in lala shaqeeyo Hay’addaha Amni si aaysan kooxaha Cadawga ah ugu faa’iideysan oo aysan u helin fursado ay ku dhibaateeyaan shacabka waxa kale oo uu intaas ku daray in shacabka reer Cadaado iyo Odayaasha dhaqankaba wax walba oo dhacay looga baahanyahay in laga noqdo xalay dhalay Tabasho walba oo ay qabaana uu diyaar uu u yahay in la xaliyo.



Odayaasha dhaqanka ayaana kaga mahadceliyay Madaxweynaha sida uu diyaarka ugu yahay in la xaliyo waxba walba oo ay qabeen Reer Cadaado iyaguna ay marwalba ay diyaar u yihiin in ay la shaqeeyna Maamulka.

 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip