Trump Oo La Kulmay Kim Jong, Noqdayna Madaxweynihii Ugu Horreeyey Ee Maraykan Ee Cagta Saara Waqooyiga Kuurya

0
Sunday June 30, 2019 - 11:31:11 in Wararka by
  • Visits: 243
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Trump Oo La Kulmay Kim Jong, Noqdayna Madaxweynihii Ugu Horreeyey Ee Maraykan Ee Cagta Saara Waqooyiga Kuurya

    Madaxweyne Trumpwaxa uu maanta Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un kula kulmayTuullo ku taalla xuduudka hubka ka caagan ee kala qeybiya Labada Kuurya Waa Kulankii saddexaad ee ay Labada Hoggaamiye yeeshaan labadii sanno ee la soo dhafay, iyad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Trumpwaxa uu maanta Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un kula kulmayTuullo ku taalla xuduudka hubka ka caagan ee kala qeybiya Labada Kuurya Waa Kulankii saddexaad ee ay Labada Hoggaamiye yeeshaan labadii sanno ee la soo dhafay, iyadoo wada-xaajoodkoodalooga dan leeyahay sidii ay Dowladda Waqooyiga Kuurya uga tanaasuli lahayd Barnaamijkooda Nukliyeerka. Trump iyo Kim waxay saakayto ku kulmeen qeybta Koonfureed ee TuulladdaPanmunjomoo ku taalla xuduudka Hubka ka caagan ee kala qeybiya Labada Kuurya. Socdaalka kooban ee uu Trump ku tegay Xuduudka waxay noqotay mid taariikhi ah,waana markii ugu horreysay ee Madaxweyne Maraykan ah cagta saaro dhulka dalka Waqooyiga Kuurya ee uu hoggaamiyo Jim Jong Un oo lagu naanayso"Little rocket man" Trump iyo Kim waxay wada galeen Sawir iyo Isa Salaamid dhoola-caddayn lahayd, waana markii 3-aad ee ay weji-ka-weji u kulmaan Madaxweyne Trump oo Kim Jong Un kula kulmay Aqalka Xorriyadda ee TuulladdaPanmunjomee dhinaca dalka Koonfurta Kuurya waxa uu xusay inay farxad weyn u tahay inuu ka tallaabo Khadka kala qeybiya Labada Kuurya. Waxa uu sii raaciyey: "Waa maalin ku weyn Caalamka".

Si kastaba ha ahaatee, Kulankii ay Trump iyo Kim Jong bilowgii sannadkan ku yeesheen dalka Vietnam ayaa fashilmay iyadoo aan wax heshiis ah laga gaarin Nukliyeer-ka-dhigista Waqooyiga Kuurya.

Labada Hoggaamiye waxay Kulaankoodii ugu horreeyey ku yeesheen dalka Singapore bishii June 12-dii ee sannadkii 2018-kii, kaasi oo ay ku kala saxiixdeen Heshiis lagu sheegay in lagu burburin doono Hubka Nukliyeerka ee Waqooyiga Kuurya.



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip